Asc cajiib waa yaab Nimanka dibada ka tago wax ma raadin karaan ayagabo dhuumasho ayey wax ku guursadaan waxay ka qarinaayaan naagihii iyo ilmihii ay ka soo tageen oo dibada joogo SubhanaAllah
@hawohosh9198
11 ай бұрын
Nimanka qurbaha ka yimaado ayagana in badan guur fiican uma yimaadaan tuurasho u yimaadaan gabar yaroo Afrika joogta iney ku ciyaaran u yimaadan
@ilwaadAbdurashiid4631
11 ай бұрын
Subaxanallah bisinka wlhi iyada kama nixin habaar qabtada cunga yar baa ka naxay mustaqbalkiisa sidee noqon doontaa😢😢😢
Si looga taxadaro fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin 🎉🎉🎉
@iqrahussein590
11 ай бұрын
Wale Abdiziiz midaan mid ka daran xaadir u ahaay 3days ka hore soo dhamaaday gabdhaha iskaabulladaa ah qaarkood kuwa allah ka baqaynin waxyaabaha sameeynaa caajiib ah Xamar jibi waaye
@azumalapo6481
11 ай бұрын
Diyaasbaro iga daba geeya
@laylamohamed1144
11 ай бұрын
Subxaanallah nimanku waba iska tagayan lkn ceebta iyo dhibta dhan dumarka ayey Ku haraysaa Subxaanallah illahaw ha nagu kenin
ilaahy nama fitneeyo niibanka imaanka Beeley o naagty arkan hoosta ka kalaya war xasaskin iyo carrurtina u naxaa cudur ha u sabaabine wakhtigan la jogo wax wlb wad arkin ilmaah yar bal sidi ku noolan doona miskiinku hada😢
@YounisYounis-ho7ut
11 ай бұрын
Dayuus waye nagtas
@samarhasanmohamed2820
11 ай бұрын
wa sababta lo dhahay gabar iyo garob wa in walidked ay bixiyan
@asiayusuf3445
11 ай бұрын
Subxaanallaah
@user-fj5rt8cv8x
11 ай бұрын
Subxnllah 😢😢😢😢
@XawoCawale
11 ай бұрын
Iaahow gabdhaha ugargar ragana xaqana tus
@dahirise7762
11 ай бұрын
Cabdicasisow somalida waxay tirahdaa waxaad qarsato way ku qarsadaan hhhh nimankaasna balaayo a baa ku dhacday
@fatahwajaale3935
11 ай бұрын
Cagtii joogsan weydo ceeb la kulantaa.
@seinabjama4979
10 ай бұрын
Waxaad qarsataa waa ku qarsadaan horaa loo yiri
@GodeyGacalo-nl3un
11 ай бұрын
Ku sali nabigaa
@somalihanolato741
11 ай бұрын
Gabdhaha ha iska ilaaliyan fara fududeed cudur ayaa jira aduunka kii hore maha
asagaba see u ansaxay ilaa cidna kuma mehrininee so reerka in ay bixiyaan ma aheyn
@abuubakarmohamed5748
11 ай бұрын
Dhaqan xumadooda dumarkan dambe weeyaan .
@GodeyGacalo-nl3un
11 ай бұрын
Hhhh
@umumascuud3307
11 ай бұрын
uuuuffffffff diinka maxa lo garab maraaa ma ilaaa iminka baaa qudbasiro jirtaaa
@mamacalimamacali8875
11 ай бұрын
Waa warkale aduunka ninkii joogoow maxaa aragti. Kuu laaban
@kiinnuur6605
11 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅 raga qurbaha ka yimaada waxaa cuqubeeya caruutooda iyo haweenkay ka soo dhuuntaan
@daarali
11 ай бұрын
Sharmuuto ayay ahayd hoosta ka waalatay
@umumascuud3307
11 ай бұрын
hoos maahaneee hunguriga waaye
@hodanmohamud4288
11 ай бұрын
ABDI AZIZ WLAAL UGU DAR DADKAAN WAXOODA GUUR MAAHAN EE SEXUAL FRUSTRATION AYAA HAYE HA ISBAARAAN CUDURO BADAN AYAA JIRA OO AY KU SOO CELIN KARAAN REERIhII HORE
@xafsoabdullahi1727
11 ай бұрын
Subxaanallaah sidee nin cadaan ah hebel hebel iyo qof soomaali ah uu u raadin karaa
@qarnicusub5339
11 ай бұрын
Waa umad baabaday ilaahoow na astur Walaahi waa naxdin
@Sca311
11 ай бұрын
Gabdhooy horaa loo yiri wax badso wax beel ayey leedahay
Пікірлер: 121