Adeerkey jaamac kadiye Cilmi illaahey ha barakeeyo loogama daba dhufto gabey hiduu u leeyahay maaha raga cantarabaqashka lasoo shir taga
@ilyaascabdi1963
3 жыл бұрын
Abwaanku halkeedu dhigay mnsha allh
@farxaanmoha1692
3 жыл бұрын
Abwaaan jaaamac kadiye waxagarad
@abwaandhuux5517
5 жыл бұрын
abwaan jamac kediye cilmi alle haku xafido adeero
@osmaan210
10 ай бұрын
Alla how naxariisto qabrigana how waasiciyo nabiiyadiina Hala xiriiriyo abawaan jaamac kadiye 😢😢😢😢 16/8/2023
@AFTAH_KARAMAH
10 ай бұрын
Wuu Shahiiday Abwaan Jaamac Kadiye isaga oo gutay waajibkiisii Diinta, Dalka iyo Dadkiisa.😔🙏 Wuxuu ku shahiidey Abwaanku madaafiic argagaixsada Somaliland ay ku garaaceen galabta Laascanaood ay bishu tahay 16-8-2023💔 Alle ha u naxariisto Shahiidka, Wuxuu noqon doonaa mid loo aaro, oo aan la iLaawi dooni idanka Alle:) 😌
Пікірлер: 11