Murti iyo xikmad ayaad ka durduuran mar kasta oo aad dhagaysato...❤
@MoDucaale
9 ай бұрын
Dhulbahante iyo Ogaadeen ayaa silsiladan leh, waa meel rag Daarood ah ku wada hadlayaan ayaa Iidoor iska soo galay.
@HassanmohamedkaarOgaal
3 ай бұрын
Iskamay soo galine idinkaa u yeedhay😅
@mustafehussein288
2 ай бұрын
Waxa laga hadlayayba saw iidoor may ahayn
@elmiabdiadan3553
5 ай бұрын
29.3.2024 hadaad daawaneyso like saar from hiiran
@xakimacumaradancumar8049
Жыл бұрын
Waxay ahayeen rag is dirir iyo deeqba is ku fahma isla markana ehel isu wada ah Oo dumarka sharaf u kala guursan jiray Dagalna yaqanay nabadgalyana yaqanay Balse somali waliged waxba kamay baran Dagaladii ilaa waqtigaa soo socday ilahayow umada walale waa wada qarabe
@abdiaziizahmed7827
Жыл бұрын
Daarood waanu ka adkeyn weligayo miyaad heysaa meel hawiye kaga jiro taariiqda umada somali isaaq waa umad caan ah isaaq wuxuu kufsadey Daarood labo boqol oo sanadood ka hor waa yaabe xagee hawiye ku maqnaa hadaad ficil hinaasiday asaad hiilin kari weydey ma afkaad ku hawl bixi cidlaad ka hanjebeysaa e
@Nasiiba
6 ай бұрын
Anagu hadaan hawiye nahay daarod inuu waligii idinka adkaa waxaa noo cadaynaysa 350 ka nin ee isaaq ee laascaanod ku xiran ee ilaayo hada nin xiniyaloo soo furta lawaayay ee hawiye maxad uwacanaysaa dhulbahantaaba idin dhaansadaye😂
▪︎ 11/05/2023 ▪︎ Khamiis ▪︎ 01:00 Suugaan iyo murti fara badan baa laga fa.idaya 12 Abwaan ma kala dhacaan Ee xaga xun yaan laga fasiran Dadku waa Xidid iyo Xigaal sina looma kala dhamanayo aad baan idin salamaya soomali wixi ku Hadla Hargaysia ayan salaan qaali ah idinka so diray[ soomali dhamanteed waa wada Gob] ❤
@GOLELYRICS
Жыл бұрын
Waa gabay cajaaiba 🔥
@suldaanofficially
5 ай бұрын
Gabay baa ka maqan layidhaa gooshaash salaan carrabey ayaa lahaa
@fareppe9308
Жыл бұрын
Gabaygu ma dhamays tirna dad baa moodaya in uu dhamays tiran yahay part 2 baa hadhay iidoor laascanod haysan mahayaan
@ummuisra6721
Жыл бұрын
Inaadeer gabay wax ma taree dhulbahante iyagaa halkaa is dhigay maanta
@haboonahmed9782
Жыл бұрын
3/5/2023😂fb ku so wareran xalada laska io kajacade igu kaliftey inad dib u dhageysto from d5❤
Пікірлер: 220