Jaale Hawiye ilaashada Nabadiina, dhulkiina u tashada Sida walaaladiin SOMALILAND, martida hororka ah iska ceyriya, cidna hana aaminina, Farmaajo waa Cadowgiina. Rooble isha ku haya wuxuu wado marwalba si taxadar badani ku jiro.
@issaali6048
3 жыл бұрын
Allow Aabahay aanan inkirin, oo aanan nin kale aabbe dhihiin. Waa dhaqan oo shuuciyad laga keenay
@wiilohassan3646
3 жыл бұрын
Allaha U Naxariisto Aaaamiiin Yaarabi
@keyziabdullahimohamed7205
3 жыл бұрын
Guul iyo gabanimo hawiye boqortoyo
@MohamedElmi-ly1dv
25 күн бұрын
Hawiye badan wan dhalilay Markay siyad bare wax ka shegeen lkn Abshir bacadle wanaag iyo sharaf badan bn u hayaa Alla ya rahma
Abshir bacadle Soowtuu yiri DUQII DOONA DUCANA UGU DARA WAA NA DUBATEENE Markuu wax dhaama waayey ALLAH HA U NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD BARE AAMIIN AAMIIN YAA ALLAH
Dahir sxb waqtigaan waqtigeed ayay ahayd waxa an manta taganahay waa ogtahay adiga xata waa u kula hadlayaa Marka waxa ku dadaasha intaad Dani Damir xume waxuu kugu hayo waad og tahay Galmudug ku dadaal inaad dowlad kala danbeen leh oo aad ku dayataan wanaga darts dariskaga Puntland aqlaaq kala danbeen dowlad nimo kadibna adiga ayay kugu dayanee kirshabeele marka xamar moryaan ku dhisaysid Danyeer dabadisa uma jeedo Game meel dheer ka cayaar ciyaalka xafada ka bax
@kafiakhaire821
3 жыл бұрын
Aniga malintii baqtigii siyaad narta haku waro malintii la bixinayey yurub ayaan jogey malintii la bixinayey 15 malyan o hawiye ah ayaa villada ugu gashaey waxan maqley inu yiri askartiisi ku fura rasasta wey daleen sey u furayeen hawiye waxu tusey villada iney leyihiin waxu yiri war tira badana waa shini hawiye marku cashar dhigo waa la yaqaan amerikan ayey cashar u dhigeen
@fartunmohamed8079
2 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
2 жыл бұрын
LIKEDSS
@saybahmed1504
3 жыл бұрын
M c farmaajo waa cadoga somaliyeed shartiisa Allaha asaga ku koobo
@mohamedaden4427
2 жыл бұрын
What about Xasan sheikh and shariifka
@alexisde9413
3 жыл бұрын
Adeer waxan ka dhaxalnay tuugo magaaldi boobay biliiqo kadinba ayagi isku so jeestay oo qax iyo halaag galshay umadii . Abgaal va habargidir. Murusade vs habargidir. Abgal vs mursade 😳. Intii waxan sabab Ilaahey haka jaro
@abdiali4171
2 жыл бұрын
Cartanow gabaygan xifdi
@bashirabdi3799
10 ай бұрын
Siyaad Bare iyo dowlad nimo ilaa hada la layahsu 40 sano oo dhiig daadanayaa 9:34
@fartunmohamed8079
2 жыл бұрын
LIKES
@abdullahigaani8697
3 жыл бұрын
Waaaaaaaaw gablatada aduuney maxay falaba her joogtay.
@kafiakhaire821
3 жыл бұрын
Abwankan runta ayu shegey
@fadumomohamed2857
3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@yusufcalasow478
3 жыл бұрын
War nimanyahow sidee alla idiingalay ma maxamed siyaad iyo farmajo miyaad is garab dhigteed maxamed siyaad allaha u naxariisto dalkan waxbuu u qabtay lkn farmaajo dhan kastaba waa ( O ).
@1000ZXCVBN
3 жыл бұрын
Bacadle ❤❤❤
@abdiwajib
Жыл бұрын
Aakhirkii soo mooryaantuu ku faanaayay maysan dilin
@kafiyaabtidoon4043
Жыл бұрын
Cidna ma dilin isaga Aayar raaxo u dhintay
@qumanhorusocod6177
2 жыл бұрын
Kadhamaw Madka waryaa Yunisom ayuu Qabaygaan ku karbaashaayee
@abshirali313
2 жыл бұрын
AUN
@ibrahimabdi5026
2 жыл бұрын
Hadaa gabagaan shaqadiisu soo dhowdahay haduu alle idmo
@kylehorn9933
3 жыл бұрын
Odagii waa loo daatay Laakiin wiilkii sii waa loo gali waayay.
@aminaabshir1495
3 жыл бұрын
Allaha ha u naxariisto Abshir bacadle. Janatul fardowsa Aclaa Allaha ugu hibeeyo
@shaashshah2707
Жыл бұрын
Gabaygan abshir bacadleh malaha ee dstv baa leh
@mohamedahmed1069
3 жыл бұрын
Farmajo kooxdisii gawda malaga yeelay
@sahraomar6872
2 жыл бұрын
Yuuur
@lulali6059
3 жыл бұрын
Siyad bare waaba kugu dhacdey lakin farmaajoo maa ku cibraqaadatid wixii ku dhacay adeerkiis🤣🤣🤣🤣
@mohamedaden4427
2 жыл бұрын
Siyad Iyo farmaajo mawaxaakuudhaamaa kuwa wadanka bililiqeestay Iyo dhabadhiligka . Fakar dhantada garo
@lulali6059
2 жыл бұрын
@@mohamedaden4427 biliq yada biliqo ayaa ka horeeysey, siyad ayaa wadanka horey u biliqeystey oo asiga kaligiis isku soo koobey, Markii la ladhahay kuma rabno siyadoo dagaal ayuu wadanka galiyey uma uusan u nixin xitaa waa wadan ad u talineysey oo uu u ahaa madaxwyne 20 sano xitaa waa uu u nixiwaayey, ma farmaajo oo 4 sano kaliya hayey madaxwyne nimada ayaa u naxayo. 🤣🤣🤣 dadkaan caadi ma ahan wadan marabaanee kursi lee rabaan. Allah wadanka ka qabto, wadanka hada lee isku imaadey ee kala tagey ayuu farmaajo kala tuurey, Allahayow intaan ku ekeey oo umada somaliyed ee wadanka ku nool u gargaar, oo cadawgan heley ee wadani nimada la yahay afka ka ah ka qabo yaa rabi Aamiin Aamiin, adna ku dar aamiinta🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@sumayosanyorita2321
3 жыл бұрын
Maasha'Allah
@habibaabdullahi1791
2 жыл бұрын
Alle haunaxariisto been ma sheegin, kanna waa tabtii
@fadumaugaas5080
2 жыл бұрын
farmajo wax laga qaadi waa af iyo hub ba
@SaidMElmi
3 жыл бұрын
Mmmmmn Ileyn ABSHIR BACADLAHA LA SHEEGAA WAA KANAA. LOL.
Пікірлер: 184