GABAYGII GOCASHO | ABWAAN GURBIYE | "ASAL FILMS" 2016
Gabaygan waxaa la yirahdaa GOCASHO wuxuu Abwaanku diirada ku saarayaa Xuriyada Soomaaliya sida lagu helay iyo halkey maanta joogto.
waxaa tiriyay Abwaan Abdikadir Hussein Hashi (ABWAAN GURBIYE)
Camera & Editing Hilal Yontoy
Copyright Asal Films
Негізгі бет GABAYGII GOCASHO | ABWAAN GURBIYE | "ASAL FILMS" 2016
Пікірлер: 88