Allaha u naxariisto abwaan #Cabdisamad_Maxamed_Calinuur (#Iid_Miskaweyne) waxa uu ka mid ahaa shuhadadii saakay ku shahiiday dagaalkii ka dhacay deegaanka Laamo Ilaalo oo koonfur uga beegan degmada Galdogob.
25-08-2023 ayaa waraysigan laga qaaday abwaanka. Caawa ayaa lagu aasay qubuuraha #Tawakal ee degmada Galdogob, isaga iyo shuhadadii kale ee ku shahiiday dagaalkii saakay.
اللهم امين يارب العالمين
Негізгі бет Gabaygii SSC-Khaatumo uu ku taageeray abwaan Iid - Allaha u naxariisto
No video
Пікірлер: 3