Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
@khadiijayuusuf6311
4 ай бұрын
Bosaso ma ino kentan❤ hpi
@halimaahmed2552
4 ай бұрын
asc Fatxiya, I 100% agree with you! Living in a good environment produces good children. I've been a stay at home Mom for 30 years and my husband is still working alhamdulilah! It's so important for people to understand how our environment can really shape our children.
@Daganhajji2022
4 ай бұрын
Mansha allah u are so lucky allahuma barik adiga iyo qoyskagaba walalo.
@fatimayassin2049
4 ай бұрын
Subxan allah Since when the hijab become unnecessary? Hijab is( fard), and every Muslim woman must cover her hair & body .Allah has commanded us to do so.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
4 ай бұрын
Xijabku iyada iyo Allah ayuu ka dhexeeyaa. Only 30 % of Muslim women wear the hijab. Just because gabadhu ma xijaabna Diinteeda iyo Iimaankeeda ka turjumi mayso . Imisaa xijaaban bilaa Diin iyo Cisi ah? Somalida in badan oo ka mis ahi dharka way uu ku dhuuntaan. Inay adiga iyo anigaba inaka Diin wacsntahay ayaa suurtagal ah!
@fatimayassin2049
4 ай бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel wal markad ledahy ilahy ba xesabya wa marko qofko wax qarsanyo lakiin hado dadka hortoda seda yahy wa lo ducayya mar walbna wa en lala hadla ou la xasuseya waxylaho ilaahy nuqu amray. Ta kale ha rumaysan en 30% kalya ay xejabnyhen dumar badan ba xejaban .
@aishahassan8575
4 ай бұрын
Go read Suratul Ahzab , Verse 59. Hijab is a command from Allah it’s not optional. Waxyaabaha Allah kugula xisaabtamaayo waa kuwo kale xijaabka gor gortan lama galinin waa amar. The rest of the video content, good job 👍🏼
@hamdiegal889
4 ай бұрын
Yasmin Masha Allah quruxleey
@fadumaali1605
4 ай бұрын
Masha Allah, excellent topic regarding education and successful Somali girls choosing men their level. 100% true👏🏽
Kkkk walaasheey magac Qurxan u bixi talooyin wax utara u soo diyaari hana loo duceeyo.
@KhadraAdan-x9b
4 ай бұрын
Education is very important especially our girls because they can reach their goals and there future will be proud they can get good jobs
@Mercury_fish
3 ай бұрын
Masha Allah
@quwentaahmed572
4 ай бұрын
Hi habo my mum and I are your fans. After your recommendation I started using the hair growth oil and it’s been amazing! Even my hair texture has changed. My mum uses the serum for the face and she loves it too. Would recommend to everyone
@AHUSS87
4 ай бұрын
She is very beautiful, masha allah tabarakalah and talented yaaba heli karo we are lucky to have gabadhaas, sis I lovee MAA HAA DHOO Book 😊😊😊😊😊
@nimam7846
4 ай бұрын
You right Fathia it is big problem. There is many well educated and beautiful somali gurls but few somali guy that they can marry. And then duleyste will say "because there is more women than men " but no those gurl won't marry duleyste.
@FH-ju1zx
4 ай бұрын
This is the answer to the challenge from Cabdi Xuseen Daud - Ismail Ahmed is the Founder and Chairman of WorldRemit, the leading digital money… is one of a few Somali guys who founded a company that is used worldwide -...
@alimaxamed7795
4 ай бұрын
Wall waa waajib xijaabku gabadh kasta oo muslimad ah ee run usheega gabadha oo is astur ku dhe wall
@HodanSugule
4 ай бұрын
Habo kula mid ban ahy sidadan labada reer ee iska kaadhalay ana iska kay dhaleen midna uma dabaaldago ilaaa xamarta Uma dabaal dego waayo wadan fashilmay mxaaan uga dabaal degeyaa oo qabiil qabiil isu gogoobay akhas waan xishooda markn arko calan xuno macawis iyo goorgarad laga dhigty
@ibtijah2747
4 ай бұрын
YAA RABI DIINTIISA AY U MUQATAA DIIN LA AAN WAA NOLOL LA' AAN
@samodmoussa6542
4 ай бұрын
Asc fatxiya waad fcntahy barashada somalinimada
@hodanfarah3300
4 ай бұрын
Maansha Allah tabarakalah may Allah bless her
@aminaali9208
4 ай бұрын
She is lives Canada
@AbdirashidJamac-uq4ro
4 ай бұрын
Love you singal habi
@Mohamed-qt7ql
4 ай бұрын
Beautiful voice ❤❤❤❤❤
@Somali338
4 ай бұрын
Waaw
@mohamedmohamoud4653
4 ай бұрын
Habo fathia ka soo hadal hablaha gymta gal ee dulaystuhu leeyahay waa xaaran
@sunshineseaandvitamind8620
4 ай бұрын
Wa ayyo dulaystahaas walaal
@hodanfarah3300
4 ай бұрын
Fathiya cabsiiyaay inanta yasmiin habaryar baad u tahay waa reer Virginia she is canab's daughter
@yasminabdi2134
4 ай бұрын
Masha Allah my beautiful sister, allahuma marik laha, ader kay Yusuf Abdi is well knowledgeable father ❤
Nabad inaan ku raagnee waaye maaha nabad inaan ku waarnee
@fartunabdi8521
4 ай бұрын
Kadibna duleeyste afku furandona dumaki galbay raceen kkkk i love you ❤️ fatxiyaay
@esmaderiya9229
4 ай бұрын
Sababta ay Isku cadeyan Nagaha somaliyed Oo ay Marada Weyn u Qaatan Waa nimanka somaliyed aya Jecel oo raba Marka Tii Aan Maro Weyn Xirneyn Ama Aan Naag Cad Ahayn Nimanka somaliyed Marabaan Waa Dad Cawaan Ah YAAHUU
@Muhiim701
4 ай бұрын
Asc marada weyn waa Aayad Allah maahan inaad ku dhaleeceyso.
@esmaderiya9229
4 ай бұрын
@@Muhiim701Aayad Ma u Qaatan Runta hadi Larabo Somali maryoley Intooda badan Waa Munaafiqiin illahey kafogaadey Soo bro
@Muhiim701
4 ай бұрын
@@esmaderiya9229 kama hadlayo qof dano kale u qaatey oo aniga ma xugmin karo Allah baa og attention kooda qofwalba Allah baa xisaabinaya aniga kaliya waxaan leeyahay wixii aayad quraan ah ku saabsan yaanaan wax laga sheegin oo aan ku danbaabin.
@nim5-r1v
4 ай бұрын
@@esmaderiya9229burburkii ka dib ayaa la qaatey ee waagii hore wey yaraayeen.
Guurku waa calaf gabar kasta kii loo worry ayes guursaneysaa. Wax barashada waxaa ka muhiimsan isfahanka iyo is ixtiraamka.
@sacdiyaahmed239
4 ай бұрын
Asc fathiya waa kusalaamay abaayo halkee kahili kara saliida waxan jogaa Australia
@AbshiroAskar
4 ай бұрын
Gabdhi wax barataba oo heer gadho waxay Doneysa wiil wax bartay haysta PHD and master wayba yaseysa wil somali oo miskin ah oo dhantu iska haysa ee waxan ku talin laha Ragoda somaliyed haku qancaan
@aminaali9208
4 ай бұрын
She is canadia somali
@romanbadal1191
3 ай бұрын
Abaayo xageen ka helaa
@Anab44
4 ай бұрын
Baraawo ina abti waaruntaa sidaasaa kugu ogahay❤️
@bongasasa3895
4 ай бұрын
You will be surprised walasheey gabdhan oo kale are attracted to Qamarji nadamsan. Last thing they are looking for is mid bug madaxa kula jira mid kistoo qaldan oo bina Adam ineytahay xasusiyo ayeey ubahantahay! You see reading a lot of books can make one act stupid like Ayaan Sixir Cali. Opposite attract anigu kuwa bugagta aqristo are my cup of tea bug iyo ani ne ma iskuficnin. That’s a riddle
@niyaaladem
4 ай бұрын
Ayaan Sixir Cali 😂😂😂
@bongasasa3895
4 ай бұрын
@@niyaaladem how are you walasheey every time aa message ku soo qoro gets deleted balaayo aa naga dawa shaqeyneyso! And yes sixir cali
@niyaaladem
4 ай бұрын
@@bongasasa3895 aniga xitaa sidaas ayaan arkay kow dheh. Waxaan u maleyn reer koofiyad yare baa meesha Fatxiya ka qqaraabta oo na daba gala. Xitaa meelaha kale hadii aan wax ku qoro ciyoow baa la deletegareen. Cajiib waaye.
@Mercury_fish
3 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪
@HassanOsmanMahammed
4 ай бұрын
Waad heestay ood gam kaii wallee 😂
@nawalhersi4983
4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FieldOfRichesFarm
4 ай бұрын
Subhanallah😂
@ugasoelmi2138
4 ай бұрын
Chaynaha iyo japen nka haguursadeen
@tahirartan340
4 ай бұрын
Fatxiyo abaayo challenge wuxuu hays taa muslimiinta America ku nool inta aan ka warqabo sida ee shiyaanka oo aan asxab ku lethal” Laa kiin Hadaan nahay walidiinta somalida? Waa I aan samaynaa (check and balance)
habartan wa beeenaley oo mashruc xun bay ka wada social media ee iska ilaaaliya gabartan aad ka hadlaysiid way ka faaantaa ee magaceega u dhiig oo nolol samayso dadkan aad ka hadlaysiid ma gaaraysiid wayna ku yaaasan
@esmaderiya9229
4 ай бұрын
BILAA CAQLI KABAX MAASHA 🤑
@nim5-r1v
4 ай бұрын
Duleyste magacyo badane 😂
@MarshalBahnan
4 ай бұрын
habaartan aqligeegu wa nin ama GUUUUS aqli kaale maale waana beenaley mashruc xun ka wada social media ee iska ilaaaliya waxay tahay wajiigeega bay kaga taaala wana jaaaaahiiiilaaad weyn
@FaadumoMohamud-eq3de
4 ай бұрын
Wax kaagalay malaha jaahilow kaxishood gabadha oo camal yeelo
@hakemaali5055
4 ай бұрын
Inanta ka xishooda, Taladedana kii qadanayaa ha qato kii kaloo anan, Rabin ogow, inan baa kula dhalataye, RUN ahan Tina UK, afar hablod ayaa, jamacado sare noga baxay, last year ragna, ma hayan wa hablo asturan quranka dhameyay, Markaa ma shakiba idinkaga jira inay, Ajanabkii ay wax, WADA barteen, guursan doonan haday, inamo u dhigma wayan, please yay nan ka dhigin arinka dumar, iyo Rag, inamadayadiyow, korna, is su soo qada
Dulayste jaahil aah waa adiga ee cayda us ka daah yaa xoolo
@NSalah2006
4 ай бұрын
Kuwaasoo kale jaajuusiin uu baa loo isticmaalaa Muslinka lagaga hor tago...... money doesn’t mean everything thing, hadaanad ILAAHAY ku xidhayn.
@fadumofilsan3251
4 ай бұрын
Masha Allh
@HassanOsmanMahammed
4 ай бұрын
Fatxiya see tahay ..sikaste hadaad no caydo dhug uma lihi wayo gabadhayadii unbaad tahay
@nimosuleiman
4 ай бұрын
Gabdhaha ninkii muslim ah ee qanciya ha racaan nin waa uun nin wana ajaanib haduusan muxrimkaga ahayn somali iyo cid kale waxba yan la kala jeclaan
@marwoali6189
4 ай бұрын
Asc Farxiyaay anigaa kuu hayo qiso yaab leh ee sidee kuula soo xidhiidhaa?
@deenahspace7754
4 ай бұрын
Congratulations to our youth specially to our girls you right Fathiya if I look every somali house is the girls that did better than the boys and I believe is the mothers that spoiled the boys and girls become very tough masha Allah to them
@sagalahmed9046
4 ай бұрын
Waa qasab in ay xijabato, hadii kale maxey u tareysa wax barasho aduun oo Alle ka cabsi lasocon.
@samiraige4360
4 ай бұрын
Alle ka cabsigeeda sideed ku ogaatay ma qalbigeeda ayaad ku dhex jirtaa? Ma dhar uunbaa diintu soomali yaa ka dhar badan haduu wax dhar tarayo?
@imans3899
4 ай бұрын
Missed heesahaagii fathiya ❤
@fadumofilsan3251
4 ай бұрын
Ninka somaliyed macawis mu samayn
@sahraahmed4682
4 ай бұрын
Minnesota maad noo keentaan walaalo
@khadiijayuusuf6311
4 ай бұрын
Hpo❤❤❤
@ikramabdirizak6087
4 ай бұрын
Aamen my queen sister alaha ku barakeeyo
@SuadMohamud-qn5qy
4 ай бұрын
Happy 18may💖💖💖
@isirdahir4271
4 ай бұрын
That is true. Good Environment is it developing your mentally and you will have thoughts 🎉
@TheAMINAW1
4 ай бұрын
Getting our on Business is the key to becoming wealthy. Bravo for Yasmin! She saw the glass ceiling and branched out into her own business.
Пікірлер: 107