Aamin qali alle inti dhiban dhibka haka dul qado anaga ne rabi hana ga i laliyo dhib walalahen palestine rabi garab iyo gar gar iyo nasrigisaba ha si yo insha allh
Asc ayaaney abaayo horta duca ayaan iga gaga bahanay adi iyo as xabtaada iso duceya in allah towfiiqda i waafajiyo 3sano nin is qabne asgo been badan isheegay naag qabay iga qariyay markaan gursaday ka bacdi ogaaday mar walbane wuxuu igu sasabi jiray in u furaayo ha dane ma sameyn hadane balwad ku darsaday ani wxn ka codsaday inu ifuro wuuna i furay hadane in an isku labano codsanoya wxna ima ogolo xata wllhy dhakoda iga maray isaga la jiraan
@fadumomuse9591
9 ай бұрын
Somaliya ku daraa ducada maxaayelay somaliya degiladahay
@BishaaroAxmedtifoow
9 ай бұрын
Asc
@mankanur7758
9 ай бұрын
Horta been ma ahan dadka kan kuku dow ayaa cadow kuku eh intaa iska ilaalineyso qof meel deer kaa yoogo kan aa walaalka ka digado ayaa dawarka ka dooganayaan wlh waxaan xasuustaa gawar aa 12 saxiibo eheen oo lawo mataano cml isku eheen oo nolosha u huri jirey oo laakin iida aduunka ii naceb dadka wee arki yireen lkn ani saxibtinimadeeda ayaa i indo tirtey lkn marka dambo Alx waan arkey intaa ka istiqareestay oo ilahey barye ayoo wayigeed runta i tusey wlh said ayaa u qalbi yabey lkn 3 bil ka dib ayaa gawar kale bartey 2 week lee is naqaaney hada neh walasheed ayee ika digadey said neh waa isku jacelnahay mar kasto neh waa is xiriininaa tii horey ilahey ayaa too ka fiican iku badaley maanta hadaana wicin iida ayaa i so waceyso oo i so raadineyso Alx ilahey ayaa wax kasto og oona arko wax kasto aad ka shakiso ama aad fahmi weyso ilahey hor geyso ilahey weediso caawidaan wlh noloshaada wax badan ayaa iskakaa badalaayo hada ani taas aa 12 sano dan aqaaney iyo tan hadaa dow bartey oo 2 sano aqaano wlh iida ayaan ka jeclahay waa miskiin oo qalbi saafi eh qof kasto neh wee aragdey mar marka qaar jaceelkeena dadka wexee ku qaldaan inaa nahdey qoomuluudka la sheeko markaa iska hadleyno inaa is shukaansaneyso ayee u maleyaan dsdka ama markaa isku maseerno oo gabdo kale isku aragno wlh waxaa xasuustaa marar badan waa nala weediye saxibo xaado miyaa tihiin mise walaalo maa waa isla socodiin waa la yaabi jirney dadka lkn laka yaabo jaceelka aa isku qabno oo walaaltinimada ayee qalad ka fahmeen lkn Alx koley hada saxib fiican ayaa heystaa oo daacad ii eh tii horey neh maba is arkin waxaa iku dambeysay iida oo saxibkeed mar i so wacay oo i dahaayo ayamahaan dan murug ayaa ka so hartey adi lee war kaa maqlee adi lee af fahmeysid ee waa ku baryaa la hadal maalintaas maana ku dihin wax xun waxaan ku dhahay lee noloshaada horey u wada wax aqriskaada biloowo intixaan ween ayaa ku so socdo baabur wadowgaaga sii baro asxaabtaan waan ogahay waa kuwii aan aqaaney lee noloshaada ka fikir ee ka dax bax iida oo madluunsan oo u maleysin inee ooyi rabto ayee ila hadashey cafimadkeyga ayee i weedisey iyo nolosha sidee ii tahay tan kale wadankii aan dagnaa waan ka so guurey saxiwadey aa ni shekaayo neh waa mid aa telka ku wada hadalno iyo video call lkn in sha allah soon inaa noqdo ayaan rajeynaa saxibadey aaan u xiisey neh maba suki kari ilaa aan ka arko see ii daheysay shimee so noqonee wee daahsey lkn tii ma rabo inaa dambo arko Alx niyad yabkii waan ka roonahay waana faraxsanahay THANKS TO ALLAH❤
Ilahay haku jeclado❤❤ hooyaday marna habaday marna walashay❤ my fav wlhi 10hours shaqeya malintee dhagaha gashtaa adan ku dhageysta mana ka dalo qofkee ii imado ano ku dhageysato wlhi wan so ilawa videoka dhaan😂❤
Пікірлер: 64