waxaa lay qabaa mudo halsano iyo 6bilood waxaa xitaa galay qalniin fibroids aalayga soo jaray waxaa laga jooga halsano hada waxaa radinaya in alle awlaad qayr qaba in uu isiiyo please isoo duceeya aan isku ducayno alle awlaad qayrqaba nasiiiyo
@Ilhaanabdisalah
2 жыл бұрын
Asc abayo sual waxan raba ina ogado marka xajiga isku tagno biyihisa markey igu dhacan xanun ayan dhareema labada xiliyod maxa keeni karo xanunkas please abayo iga so jawab
السلام عليكم حبيبتي شكرا لك الله يطول بعمرك والله يكثر من امثالك
@hodoyusuf6034
2 жыл бұрын
WALL 11 SANAO AYAA RRER LAHA WRLI UURMAHYO
@aaminoxasannuuur814
Жыл бұрын
Allah.ku siiyo😢
@sabirinabdiali5850
Жыл бұрын
Alle haku siiyo abayo
@cabdirahmaantupe9930
Жыл бұрын
Alle haku siiyo ❤
@xafsahilkas951
Жыл бұрын
Yaa allah awlad baari ah ku arsaaq 😭🤲allow adaan ku baryaa sii awlad baari ah yaa allh dhabta u saar
@AliDhere-yh7vl
2 ай бұрын
Abyo ku siiyo 😢
@abshiroxasan9499
2 жыл бұрын
Masha allh xbbti hore usoco wax bdn aya ka faiday shukran🥰
@Dekabilecimi
2 ай бұрын
Abayo waxab ahy gabr hada gur satay waxan dareemay dhiig qaal qaal labo bilood dhig iguma dhicin waxan is dhahy uur baa ledahy lkn hadiib ban isku arkay waliba isago badan oo gos gos ah alx wu iga baa ahy lkn mantay ban isku arkay dhig yar oo buni ah hada nah waxan gumarka ka daremaya waxyar oo dikan ah iyo laa labo wareer iyo cajis maxa weye abayo plz. isojawab
@Yusrafarax
2 ай бұрын
Ana tasi ihaysata hdda dhowan ban gursady waligy cado igamadahin inta gbadha aha lkn hda bil io dheerad ma arkin hda isbarayna wa negative uur majiro mxa sababa tlow😢
@shukrishacni6630
2 жыл бұрын
Asc qaayo abaayo aad ayad u mahadsan tahay alle haku barakeeyo qaali labo sano i bar aya lai qaba walina wax ma dhalin dhaqtar u tagey ugxaanta aya dhacif ah igu dhahay sadax bilod aya i socotey wana dhameystey walina rajo ma xelin ila tali bal alle haku barakeye
@umuomer8206
2 жыл бұрын
Rabi hakugu arsaaqo awlaad baariya
@nabadiyonololteam6000
2 жыл бұрын
Allah hakugu ir saaqo owlad baari ah o barakeysan adiga iyo intii wili AAn rajo helin Amiin
Drs cadada hade gawadha hadii hy cadada kasodahdo waxa ay darentaan dhawar xanun zaaid ah waxana kaso baxo cad hilib oo madow
@aishamohamed1522
2 жыл бұрын
Abaaayo qaaya waan ku salaamay xbbti meel khaasa aan kaala soo xiriiro ii soo sheeg khayr ALLAHA ku siiyee
@HawiwaHassan-ws2pg
14 күн бұрын
Abayo xadhi Isqu caragto marwalpo xostadha koyan caad hadana soo urayo Oo Marka Aniga Iyo ninkyga isqutagno halisbuu kadhib Ona uur aan kugaley Nin Mx waye sidas lkn wan kuwarerey😢😢😢
@Falisfiyoore
2 ай бұрын
Dhamaantiin iisoo duceeya in ilaahey caruur isiiyo 😢😢😢 ilaahow isii
@HoooYoMacaaan
Ай бұрын
Drs cadada hade gawadha hadii hy cadada kasodahdo waxa ay darentaan dhawar xanun zaaid ah waxana kaso baxo cad hilib oo madow ...
@sihaamsultaan
2 жыл бұрын
Mahadsanid xabbti
@mumzakii2000
2 жыл бұрын
Wcs abyo qayaa.cadhadho kadib hanun Ayn darema wah jisjidna wa Iga socdan
@fardowsahashin7858
2 жыл бұрын
Mashaa alaah alahakubarakeyo makaandheeli makahadlikartaa Walaalo dhinacaamarkasta I xanuuna
@nastehaismail
Жыл бұрын
Aniga qaabi jiraay abaayo waa laa daaligaa. Aniga waan kaa caafimadaay ee waan ku caawinaa ee xagee jogtaa
@fathidek9960
2 жыл бұрын
M.allah allah ku barkeyo
@AbassMohamed-fu4ms
5 ай бұрын
Maxa ladareema. Marka uurka la qaado❤
@amriitaalpi6023
2 жыл бұрын
Byo ani caalamadaha uurka wan isku arkay lkn tast ga masoo bixinayo uur mxay thy sababta
AByo dhiiga 2bilood ayuu iga maqanyahy 2bda calmadodna wey iso baxeen midna casaan rasiina weye midna casaan khafiifa uurna mlhi maxa$keni krabyo iso jwaab😢blzz azxbta klo fahnsana iga so jawaba
Su'aal Baan Doonayaa inaa Ku weydiiyo ? Waxaan Ku weydiiyey Adigu Ma Dhakhtar baad Tahay , Hadaad Dhakhtar Tahay Maxaad Ku Takhasustay, Hadaad Dhakhtar Tahay Cadeyn Muujinaya Aqoontaada Dhakhtarnimo Ma Soo Bandhigi kartaa? SU'AALAHAA BAL KA SOO JAWAAB
@HAN & HIMILO Hadaad Dhakhtar Tahay Adigu Bal ka waran Qof Takhasus Qaliinka ah lahayn Haduu Yidhaahdo Qaliin Baan Sameynayaa Taasi waxay is micno Tahay Gabadhan Dhirta Suuqa lagu iibiyo Oo Sheybaadh Caafimaad La Marin odhanaysa Waad Ku dhalaysaa iyo wax la mid ah miyaanay khalad ahayn mida labaad dad Waxaa jira xanuuno gaar ah Qaba sida Xasaasiyad iyo waxyaabo La mid ah Haday Dhirtaa Isticmaalaan iyo waxyaabahaa Laysku Dardarayo Oo Dhibaato ka Soo Gaadho Yaa ka Masuul Noqonaya Aqoonta Hadaan Caqli lagu Kabin Ma shaqeynaso Cilmi kasta Oo la Barto Gabadhan oo kaliya Maaha Waxaan Arkay Dad badan oo You Tube ka Ku Shaqeysta Oo Arimahaa lacag ka samaynaya Waana Khalad
@Dekabilecimi
2 ай бұрын
😢
@fatumojama2038
2 жыл бұрын
Imisa ama meeqa isbuuc ayaan uur iskaga baadhi karaaa. Gabdho qofki wax iigu dhaama isheeega please
@abdisalanshariff4010
Жыл бұрын
Mahadasanit aby ani gawar ayan ahawa wila mahi aby magacasa aya iqoran a
@fatumaahmedomar3957
2 жыл бұрын
Abayo anigo oo cunug nujiyo ur mayela kara??
@nuurhannuura1805
2 жыл бұрын
Abyo ani buro biyood ugxanta ayaan leeyahy daawana waan qaata uur ma qaadi karaa isoo jwb plz and plz maxaad igu tali laheed
@ifrahadan2945
2 жыл бұрын
Msh allah jasaakalaah kher abyo❤️❤️❤️❤️
@ramlaahmed2084
2 жыл бұрын
Asc abyo Male dahay wthasb blz isoo qor
@ifrahadan2945
2 жыл бұрын
@@ramlaahmed2084 anigaaa abyo
@HananMohamed-vy6le
11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@rayaanruun5334
2 жыл бұрын
Abayo dhiiga caadada 31 maalmood ayuu iga maqnaadaa macaadibaa
@naimamohamed2100
Жыл бұрын
Aniga afar malin ayuu iga socda dhiiga waliba anigo uur yar lehe
@sacdiyosimansiman1532
2 жыл бұрын
Asc abayo waxan karabaa melan kalaso xiriro khasa marka isheg
@ikrancali-xb6vl
Жыл бұрын
aniga uura Inn leyaha ban umaleyany warer alalbo.bandaremay
@IidoKhadar-bf8mg
6 ай бұрын
Ikfashanka maxa lagu daweya
@xamdihassan6901
2 жыл бұрын
Abayo qaya marwalba wan kulasoconaa wad mahasan tahy
@apdiqaniaadanapdi7646
Жыл бұрын
Asc wllshey waaxn reer leyhya afar sano marka wali maqadin uur dhakhtar waan la xidhiidhay marka waxba maqabti baal dhahye ee maax ku qadii kar uurka wllshey qali
@siraadmaxamud9100
Жыл бұрын
Abyo ninka xagiiisa amey tahy
@YasmiinMaxamed-k8o
7 ай бұрын
Haddii xalimo biyo bixin o faarax kahor biyo baxo uur maqadi kartaa jwb
@kowsarhassan4070
2 жыл бұрын
Asc a abaayo mcn qaaya siman wxn kaleyahay arin muhiim ah belies abayo halka kale so xariira ina ila talisa raba luuq aa kuso gala reba
Пікірлер: 325