Masha Allaah ganacsigaas ku soco oo caanimadada ugu faaideey bulshadaada caano hele
@sharifduale2768
4 ай бұрын
Aad iyo aad dhulkaan u rabaa inaan guri ka dhisto,nin degmada u dhashay baan ahay. Deg deg iigu soo jawaab,si lacagta kuugu soo xawilo. Mahadsanid
@MxamadIbraahim
4 ай бұрын
❤❤❤m.a guleyso
@mrazizi583
4 ай бұрын
DHANKAAS aad walal iska daah QABYALADA please 🙏
@Xasbunalahwanimcawakiilan
4 ай бұрын
Daahir calasow shaqafiicanaad heystaa xiligan❤😮whstsapkaaga soo dhig
@marimhaschi5478
4 ай бұрын
daahir calasow anigaa dhul heysto ee isoo beeci garasbaaley
@ilyaasnuuriye6423
4 ай бұрын
Xagee lagaaga sooxariiraaa
@naaleeyemaxamed5780
4 ай бұрын
Adeer hal boos igu qor
@KhadarDek
3 ай бұрын
Daahirow xageen kaala soo xiriira
@aminagure8520
4 ай бұрын
Daahir waxan Raba as labo boos
@duniyoragecohniijk753
4 ай бұрын
War dekada hobyo hala dhiso
@Simonsun2082
4 ай бұрын
Waan rabaa xagee laga helyhra 9:49
@MohamedOsman-z2p
4 ай бұрын
War haku qasaarina dhul duur aya dadka laga gadayaa
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
WA IN LA DHISO DEKEDA EROPORKA OSPEDALO SKULO JAMACADO ISTESHIMO XABSIYO MAXKAMADO XARUMOYIN SHAQO XARUMOYIN NABAD GELYO
@MohamedOsman-md2di
4 ай бұрын
Yaa
@safiya8016
4 ай бұрын
Good news
@boqordagedo1655
4 ай бұрын
iso qabo dahir wan rabaye ado ma hadsan
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
HOBYO BADA CAS WA MESHA ADUNKU USO GURAYO WEXEY NOQONE SIDA YURUB
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
AWOOWE ANIGA IGA GAD WAXAN RABA INAN KENO DAD REER YURUBA ON KA DHIGNO SIDA DUBEEY
@cabdiraxman5032
4 ай бұрын
Asc daahiroow hadaad wadadada saxdaa heysaa dhista dhulkiina oo ku daysada puntland ha ku mashquulina xamar good luck to you
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
ISAAQ IYO HAWIYE WA AQLI MIIRAN WEXEY DHISTAAN DHULKODA
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
DEKEDA EROPORKA JIDAD WA IN LA DHISO WAXAN KENA SANADKI 5 MALYAN O DALXIIS REER YURUBA
@dhemanduceysan3255
4 ай бұрын
DADKA DAMDAMISKA DEGAN HA AADAAN EE AYAGA SII
@aminagure8520
4 ай бұрын
Daahir dhulka ka ma iibinkartud Cid aan aheyd HG
@najmomohamed4851
3 ай бұрын
Inte kala so xirira ana dhul rawe
@harun7450
4 ай бұрын
😅abgaal maka iibineysaa
@sahrajimale9134
4 ай бұрын
Asc waan u bahanahay
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
100 KAS BOOS ANIGA IGA GAD WAXAN KA DHISA AMA WARSHAD AMA OSPEDAAL AMA HOTEEL DALXIIS BADA CAS AMA XARUMOYINKA CAYARAHA
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
DHUL DHISAN WAXA DHISTEY MILKILAYASHI LAHA
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
DAHIROOW XARA DHEERE WA IN LA DHISO
@sahramohamud9741
4 ай бұрын
Mashaallaah mooi dumaashi
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
GALMUDUG BENSINKEDA WAXA LAGU NOLANA 5 KUN O SANO
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
100 KAS BOS ANA KULA TAGAN KIIBA KUN 100 KUN O DOLAR XATA LAMA KUN KIIBA WAXAN RABA INAN KENO SHIRKADO REER YURUBA SHAQO ABUUR
@Maria28832
4 ай бұрын
DAHIR SIRTADA QARSO
@Maria28832
4 ай бұрын
WALAL MARKA DHUL SOMALIA KU YAAL OO NABAD AHEYN OO WADOOYINKU JAJABAN YIHIIN MAXA LAGU FALI MAAN AMERIKA GURYO KA IIBSADO MEESHA KU NOOSHAHAYEH HANTI LAGU SAMEYSTA SOMALIA 33 SANO KA HOR KA TAGAY MA RABO
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
HOTELO BADA CAS LOGA JEDO O MELAHA LAGU DABASHO O GARDEN WEYN LEH IGU YARAAN 50 QOF AYA KA SHAQEYNEYSA
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
DHULKA SOMALIA HADI GOBOL KASTO LA DHISO
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
MUQDISHO HA LAGA RARO CASIMADA
@safiahersi-d4w
4 ай бұрын
Asc lacagta xegeba lagushuba
@osmanosman2224
4 ай бұрын
🪳dahir🪳calsow🪳
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
DAD REER YURUBA AYAN HAYA O XATA DHISAYA DEKEDA EROPORKA WARSHADO
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
AWOOWE IGU DAR
@JamiiloOrey
4 ай бұрын
DAAHIR CALASOW ANIGA HG MA IHI MALA IGADAAYA DHULA HOBYO KUYAALO
@hibaali4311
4 ай бұрын
Maya Hg bas
@CabdirisaqMaxamuud-fo8gd
4 ай бұрын
Waa lagan gadaa maxaan ku diideynaa lkn waa hadaa gabar hg kuu dhaxdo😂
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
100 BOOS ANIGA IGA GAD WAXAN KA SAMEYNA SHAQO ABUUR
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
WAXAN KA SAMEYNA SHIRKADA DALXIISKA UGU WEYN AFRIKA
@mahadtaree7071
4 ай бұрын
Dhulkina dhista haku daalina goof islamed
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
HAWIYE IYO ISAAQ WEXEY DHISTAAN DHULKOODA
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
AWOOWE ANIGA WAXAN RABA INAAN SHAQO ABUUR SAMEYO IGU DAR
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
ANIGA IGU DAR
@sharifduale2768
4 ай бұрын
Cinwaankaaga E-mailka ii soo qor
@istatsahal3194
4 ай бұрын
Dahirow ma habagidir bas miya laga gadaya
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
DHULKA KA GAD HAWIYE
@kafiakhaire821
4 ай бұрын
ANIGA AWOOWE 50 BOOS IGA GAD
@istar7698
4 ай бұрын
Xagee
@baaqshacab1440
4 ай бұрын
Aniigu jijiga joga dhulkas maa ibsaan kaara oo hadhow hebel reer hebel ah taahay cid ee dhahaysa majiirto soma aha waa fursaad wanaagsane
@mrazizi583
4 ай бұрын
Mum number keeda hoos kuso qor
@ahmedcumar8335
4 ай бұрын
Sacad iyo Saleebaan dhul ma dhisan karayaan ee dhulka duduble kusuu wareejiya ha u dhisee sida daarusalaam
Пікірлер: 68