Zakariye mahadsanid masuuul aad u jecel horumarka dadkiisa iyo dalkiisa
@Mohamednuur-r
10 ай бұрын
Ustaad wad mahadsantahy
@fatushyusuf2899
4 жыл бұрын
Masha Allah wlalo zakariye shukran
@shidanechannel4392
5 жыл бұрын
Asc marka hore waad mahadsan thy 100% Ustaaad wxn rabaaa fakar ama fursad qaaali in aad iiisheegto kaas ooo ku yar dalkeyga hoooyo ee somalia kaas lagu furi karo qarash gaaraayo 25,000$ ooo laga tabci karo dhaqaaale aad u balaaran
@ismailhirale2904
5 жыл бұрын
shidane channel ila soo xiriir
@hogaanshe6660
3 жыл бұрын
Wcs
@hamdiharako8961
2 жыл бұрын
Mahadsanid jazakallah kheir walal qaaliya
@maankaabe994
5 жыл бұрын
Jazaka Allah Khay Wl Sakariye
@abdiwaxidadanabdi3972
Жыл бұрын
Thanks
@qosoliyoqaraaxo417
Жыл бұрын
zxp soo samee shipifay😊
@cismangurey5733
5 жыл бұрын
Waa qorshe ganacsi oo aad u qiima badan mahadsanid walaalkay horay u soco
@zuuzuumahad3118
4 жыл бұрын
Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
@SAIDALI-m8d
5 жыл бұрын
Masha allh Hore usoco waana kaga mahad celineynaaa
@Dunida191
5 жыл бұрын
Mahadsanid wllo jazakalahu khary 👌
@Anteeno
5 жыл бұрын
M.a sxb mcne horo usoco inbdn wan kaga mahcelinya figradha quruxda badn oo aad marwalba jeceshahy in ad noo sogubiso mhdsnd wlalo
@hodan1990
9 ай бұрын
Thank you walalo ❤
@Maslahabdirahman
5 жыл бұрын
Cashar wax gal ah weeyaan Waa mahadsan tahay walal Zakariye
@SOMITON
5 жыл бұрын
M.a shaqo wanaagsan aqii walhi waa ku hagar baxdey muqaalkaan
@cabdallecasio6737
4 жыл бұрын
#Zakariye cabdullilhi wll Mahadsanid wll halken kaala so xidhiidha wl caawin u baahanahe
@abdirazakmohamedibrahim2281
3 жыл бұрын
You earned my LIKE & SUBSCRIBE.
@maaxmahdi3503
Жыл бұрын
Zakariye lacagta ka faaiido diintu maxay ka qabtaa lacagta ka faaiido
Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
@mahadabdullahi2653
2 жыл бұрын
Well noted
@AbdirahmanHabib-n4g
7 ай бұрын
Qaabka samaynta websiteka io isku xirka sofwareska kale ood noo sheegtay ma naga caawin kartaa wallo
@hamzeabdirazak8453
5 жыл бұрын
Aad baa u mahad santay bro sakariye masuul sare
@dhalintareermunchen3723
4 жыл бұрын
Africka,Somalia imisu ku gaynayaa?
@hudaabdulahi8229
5 жыл бұрын
Mahadsanid walal zakariyow
@Abdilwaasic
3 жыл бұрын
Dropshoping waa haraam, maxaa yeelay kama ganacsan kartid wax Aadan laheen (gacanta ku hayn)!
@zakariamohamed1059
4 жыл бұрын
Jaxakallahu kheeran brothrr
@nakhiilonline9496
5 жыл бұрын
Shukran
@feysalhanad8937
5 жыл бұрын
Mahadsanid walal mansha Allah
@maxameddeeq9227
4 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsan tahy mr zakariye waxan kaa cod San lahaa in qeybo kle aad nooga soo diyaariso gqnacsigan drop shipping cali Express from bilow ilaa dhamaad step by step waxan rabay in aan bilaw ganacsigan Kazakumulah qeyr
@isramakhtal8162
Жыл бұрын
Mad bilowday Hada ganacsigan wllo?
@cabdullaahimaxamed6220
3 жыл бұрын
sxb hadda mashaqeeya baraamijkaan adiga matijaabisay fdln ii soo jawaab sxb
@m.bashiir110
5 жыл бұрын
Aad baad u Mahad san tahay wall 👏👏
@shaambelcabdinasir7534
3 жыл бұрын
Ustaad aad ayaad umahadsantahay Mida kale aniga oo meel kale waxba aan kagadan amaa kadalban toos ayaan #alimarket uga iibsan karaa miyaa se yaa noo kla damaanad qadaya in wixii aan dalbaday toos iigu imaanayaan iyo in kle Ma iyagaa sitoosa iigu keenaya su,alahaas iga caawa walal waa wxa iga dhax guuxaye thnks2🤝🤝
@hawakiin6410
Ай бұрын
Ali express iyo alibaba maxey ku kala duwanyihiin
@tayiptalks9994
5 жыл бұрын
Masha allh thanks
@draliabdihassan8023
5 жыл бұрын
Thanks zakaria
@zuuzuumahad3118
4 жыл бұрын
Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
@DariiqulJannah
5 жыл бұрын
thanks sakariye 👈👈
@ruquyayuusuf4971
Жыл бұрын
Xaraan cune ha noqon wll, Dropshipping waa xaraan saxiib , inta aad ganacsi bilaabin is waydiin xaraan iyo xalaal ?
@ZakariyeCaawiye
Жыл бұрын
Walal aqoon baan bayca u leenahay wixii xaaraan iyo xalaal ee intaadan comment bixin marka hore muuqaalka dhamayso oo fahan. 1. Dropshipping inaad iibisid alaabta ama badeecad aan gacantaada ama mulkiyadaada kujirin waa xaaraan waana qodob cad oo sheegay. 2. Inaad badeecada soo gadatid mulki ahaan la wareegtid kadib wixii adoo haya Dropshipping ahaan u gadid taasna waa xalaal waayp wax aad hayso ayaad gadaysaa. Ee dhaliil aan meesha oolin halasoo deg degin.
@Royalshorts76
5 жыл бұрын
Fadlan Wallo waxaad Cashar ka soo diyaarisaa Marketing Ama suuqgeynta
@feedyourmind3893
4 жыл бұрын
asc walaal. casharada ganacsiga shopify ma i noo soo badinkartaa mahadsanid
@maarigadam4835
5 жыл бұрын
Wabset beraha laga barto iigu xidhiidhi
@maarigadam4835
5 жыл бұрын
Wabsate beerahaa iigu xidhiidhi
@Bigfamily4828
5 жыл бұрын
Wloo zakarie xageen kaala soo xidhii macluumaad ayaan rabaa inaan ku waydiiyo
@maarigadam4835
5 жыл бұрын
@@Bigfamily4828 t
@modernacademyfortechnology9688
3 жыл бұрын
Ustaad sideen u sameysan karaa suqaan
@rahoimran505
5 жыл бұрын
Mashallah
@habibhassanfarah3933
3 жыл бұрын
Walaal qofka soo asaga ali express kama gadan karo ileen $5 buu ka siinayaa anigana $15 baan la siinayaaye mise ali express retailer maahan
@ahmedali7811
5 жыл бұрын
Walal online forex trading ma isticmasha sidee tahey iyo diinta waxa ey ka qabto sxb kasoo hadal plz
@ilyasmahamed9216
4 жыл бұрын
Wll wa xaram ban layidhi
@cismangurey5733
5 жыл бұрын
Hada waxaa meel fiican ii maraya barnaamijka amazon FBA business isha allah waxaan rabaa inaan bilaabo
@adeeghayemarket
5 жыл бұрын
Sidee u shaqeeyaa zxb ma.nala wadaagi kartaa
@secondone6633
5 жыл бұрын
Si ficn iskaga hubi sxp wa mid khtr bdan si fududna logu khasari kro
@cismangurey5733
5 жыл бұрын
@@secondone6633 wll majiro ganacsi ka maran khasaaro yacni ganacsi walba wuxuu leeyahay khasaaro iyo faaiido taasina qofka ganacsiga samaynaya ayay ku xiran tahay inuu iska xajiiyo xaalad kasta oo ku saabsan ganacsigiisa si uu miro dhal ugu noqdo mhdsnid
@cismangurey5733
5 жыл бұрын
@@adeeghayemarket wll waa ganacsi online ah oo shaqa badan fahan badan iyo qarash u baahan waxaad ka maamulaysaa laptopkaga ama cellphonekaga gacanta
@mohamedsalah-sf5bu
4 жыл бұрын
@@cismangurey5733 haye hada xage marin
@shiiljuiced1977
5 жыл бұрын
manshallah zakariye laakiin fadlan ha ku deg degina arinta anaagaa ku jirney 4 sano wax badan faaiido ah ma jiro waana fikir hada suuqa ka sii baxayo oo aad loogu qasaarey dad yar oo marketing ku dheereeyo mooyee laakiin hada aad waxa u socda amazon fba kaas baa ka faaiido badan inshallah
@ZakariyeCaawiye
5 жыл бұрын
Walal Qaabka uu shaqeeyo ayaan sharaxay uun, in la furto ama laga shaqaysto midna mowduucu ma ahayn balse aqoon wadaag ayaan ugu soo gudbiyay dad doonaya inay ogaadaan
@maanka
4 жыл бұрын
walaal ra'yigaaga ma xuma .... dropshiop ma sii baxaaayo hada ayuu so wanaagsanaaday..... fba asiga aya ka wa wanaagsan waayo fba boqalal product aya kaga qasaari karta hadi aadan helin product wanagsan...... lkn dropship waxa ka lumaayo oo kaliya waxii ad xayeesiinta ku bixisay oo kaliya .......NB: aniga course dropship ama course kale ma gado lkn FBA iyo Dropship qibrad wanaagsana ya u leehay...waxaana ka mid ahay kuwa ad sheegtay Marketer ....
@isramakhtal8162
Жыл бұрын
@@maanka ma Iga cawin karta fahankisa kiisa hno
@ataxmakixaajibanaadir3499
5 жыл бұрын
Frist
@Ahmed-ITPro
5 жыл бұрын
Asalamu Alakum walala mar kale. Drop shipping si fiican ayaan ua qaan sida uu u shaqeeyo iyo sida loo sameeyo. lakaiin ma lihi ganacsi. Waxaan aad u xiiseynayey in Somalia loo isticmaali karo. Tusaale ahaan inta aan product iibsado Somalia loo diro, marka waxa aan doonayaa in aan ogaado intee in le'eg ayey qaadaneysaa in Somaliya loo diro alaabtaas.?
@maanka
4 жыл бұрын
wcs bro somali iska waa dadkeena lkn dropship waxa qaraabo kugu ah facebook ads, google ads and IG Influencer ....... marka waxa aad Somali ku xerayso i sharax ... Soomali waa dadkayga xushmad na waan u hayaa.... lkn ila hada Uma xayirna ... adigana sida aya kuu rajaynaa ...
@maanka
4 жыл бұрын
laba tusaalye 1 - hadi ad aliexpress ka gadato waxa ku dhahayaan ilaa 50 bere marka filo in ad alaabta hesho iyo ay lunta labadaba ....2- dhanka kale waxa heli kartaa shirkado kaaga so diraya china oo somalia kuu keenaya ... waana somali ka shaqaysata sida kaargo ah oo china joogaan
@saidbulale2741
3 жыл бұрын
.⬇️ instagram.com/thatguyinlondon/
@adeeghayemarket
5 жыл бұрын
Pro aad baa u mahadsantahay waxaan u baahanahay practical ama inaad samyso qaabka lo samaysan karo
@ZakariyeCaawiye
5 жыл бұрын
Adaa mudan walal balse ma isticmaalo wakhtina uma hayo sidaa baanan isu diwaan gelin madaama lacag iyo wakhti u baahantahay balse aanay ahayn email la furayo kaliya oo kale
@suubansheeg1146
5 жыл бұрын
Alaabta yaa diraya ma meesha aan dadka uga dalbay mise anaaa u diraya intaa ii soo sheeg fadlan jazaakalaah
@bashirmohamed2867
5 жыл бұрын
Mahadsani wllo
@nakhiilonline9496
5 жыл бұрын
Mashallaah
@ridwanmohamedomer8745
5 жыл бұрын
Asc Aad ayaan kaaga mahad celinaya casharradan ganacsiga ah ee aad nala wadaagaysid waqtiga kaaga baxayna ilahay khayr ha kuugu beddelo Wallaalo waxa aan kaa codsanaya in aad soo diyaarisid oo nala wadaagtid video ama videos ku saabsan real state industry waqtiga ugu dhow ee macquul ah MAHADSANID
Alaabta aan xayaysiiyaay marka layga soo dalbado yaa gaadhsiinaya macaamiisha .
@m.a.asports2409
5 жыл бұрын
Ali Express hadii aan wax ka iibsado miyay jiraan shirkado iigu keeni kara Somalia hadii ay jirto ma magaooyinka Caasimdaha ah sida Muqdisho iyo Hargeisa ayay keeni karaan mise magaalo walba sida Ceergaabo ama Laascanood 😍
@maanka
4 жыл бұрын
walaal hadi ad heesato adress sax mararka qaar aliexpress ayaa kuu soo diraayo ..... waayo aniga aya tijaabiye wiil an waalid u ahay aya alaab u diray o test lkn waxo uu helay 59 maalin kadib .... waana macquul in ayaa ka lunto xitaa alaabta
@miirwaaqofficialchannel3218
4 жыл бұрын
asc maan
@xasandaacad1176
5 жыл бұрын
mahad sanid wll zakariye
@xasandaacad1176
5 жыл бұрын
waan kugarab taganahy wll zakariye
@ayaansiciid765
5 жыл бұрын
Markaa wll markan shopfy aan iska diwaan galinayo malacbaa
@ZakariyeCaawiye
5 жыл бұрын
Haa walal bishiiba waa Lacag website ka Shopify
@ayaansiciid765
5 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye intee bay bishiiba IGA qaadanayaan wll
@ZakariyeCaawiye
5 жыл бұрын
$29 ilaa $79
@zuuzuumahad3118
4 жыл бұрын
@@ayaansiciid765 Ganacsigan HABLAHA FURSAD AAD UWAYN BAA UGA BANNAAN EE KA FAAIDAYSO OO KA WARDOON WALASHAY OO NUMBERKAA KALA XARIIR WAR BIXINTA U DANBEEYA 👇👇👇👇👇👇👇👇 Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR what's up ama call +2520905002169 Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL
Пікірлер: 133