Sheekha si qaldan wax loogu sheegay wxan aaminsanahy hdi sheekha si sax ah loogu sheegi lahaay in jwbtisa sidan ey u dhici leheen.
@Caska.Vlog2
2 жыл бұрын
Maye sheekha isagu maba garanaye dadkan wax usheegaya sheekhyasha ayaa ka walaya sheekhyasha magaca forex kuba adag si adg uugu dhawaqayan dad ka walay sheekha
@b.rmatan1767
5 жыл бұрын
M.a allha ku xifdiyo shiikheena
@Awaale
4 жыл бұрын
Forex ma fahansana culimada waxay xaaraantimeeyeen waxan modin lacagta qfka loo dhiibto oo iga shaqee la leeyahy, lkn qfku isaga ka shaqaysan kara toos isaga oo anan cid ii shaqee dhihin
@soljaman7926
4 жыл бұрын
Masha Allah جزاك الله خيرا
@IchbinRex
3 жыл бұрын
Allow nimaan wax ogeen ha cadaabin culumadaan hal dhig ayaa wax loogu sheegay waxan uu sheegayo ninkan kuma arag aniga ma goow aduun kle ayuu ka hadlaya 🥱🥱🤔🤔🤔🤔
@hamdieymoy6498
5 жыл бұрын
shukran sheekh jazaka allh
@bogsiiyebogsiiye8432
4 жыл бұрын
Asc ustaad waxaa jira brokaro kale oon wax lavrge ah Ku siinaynin waxbana ka goosanaynin lehna account tiyo Islamic ah Ku waas maxay yihiin iyagu ???
@Ahlusunna24
4 жыл бұрын
Abdo Abdi wll waan waydiin doonaa culimada insha allah
@Ahlusunna24
4 жыл бұрын
Abdo Abdi wll waan waydiin doonaa culimada insha allah
@bogsiiyebogsiiye8432
4 жыл бұрын
Magacuna waa cabdiraxiim bogsiiye jooga kenya
@Abdalamanchester
Ай бұрын
Maxay kaa faaiidayaan marka brokers kaas?
@mahacartoontv53
4 жыл бұрын
Shekhow ani lacag ma gashan lkn shaqale ka ahay maxaa danbi ah iga so garaya alaah haku barakeye
@Engr.Duceysane
4 жыл бұрын
Bro habkeed ushaqeysaab
@abdisaidahmed573
4 жыл бұрын
Masha allah shiikh waa ku qancey
@axmednuurjfx4156
2 жыл бұрын
Wllhi shekha forex aqoon fcn uma laha 300$ 20,000 dollar meel lgu qori ma jirto
@axmedabdirashid2530
6 ай бұрын
Shikh waxa aad shegaysid suqa kama jirto wax soo baar horta.
@araysane8111
4 жыл бұрын
shiikhow si fiican usoo baar wlhi waxa aad sheegayso waxba kama jiraan forex maha waxaad ka faalooonaysee ikhwaaanka miyaaa forextaa leh sidaaa ushaqaysa haddii aad bulsho wax usheegayso weliba masalo diini ah horta sifiicaan baa loo soo baaraaa ama waaba la bartaa si aad dadka aad wax usheegayso aadan uwareeerin bal illaah baaan ku dhaarsheee waxaaad noola timid eeeg shay xaal ah haddii aad xaaran ku sheegto waa dambi mid xaaarana haddii aad xalalayso iyana waaa dambi marka shiikh ina ka illaa waxaadan soo baarin
@lamajofficial2446
9 ай бұрын
Fx haday xaaraan noqoto sariflaha wadada inoo fadhiyaana waa xaaraan
@HALBEEGTRADE
4 жыл бұрын
War anaga yaab aragnay iska Fadwoow ayeey mareysaa waxaan qoon loo leheen ayaa umada looga xarantinimeynaa Danbiga ey leedahay hadaad ogaan lehedeen kuma eydaan fududaateen......
@Masago2025
4 жыл бұрын
dad lacagaha loo dhiibto u ku shaqeeyo sideey noo sheegayaan iyo jawaabta shiikhu isma waafaqsano
@wilwaal5171
4 жыл бұрын
Ilaaa hada ma aadan fahmin shiikhow wax dayn ah majiran ee dadka kashaqeya oo sifican ufahansan weydiiya oo lashura
@dhulmeerkadunida3477
5 жыл бұрын
sheikhu waa dadalaya lkn dib hau baxsiyo waxuu kahadlayo wa maxay sababta uu xaran kunoqday kamusan hadlin.
@yooniskhaliif9238
5 жыл бұрын
Walal shekha wuu cadeyay waxuu ku yiri qof hadad wax demiso kadibna aad fa'ido ka heleysid sidey doonto ha noqoto waa xaran
@Roobleh
4 жыл бұрын
yoonis khaliif dee mawduuca forex iyo dayn waa laba mawduuc oo kala duwan, markaa hadaad und tidhaahdo forex waa xaaraan waayo dayn ayaa xaaraan ah, su,aasha aan ku waydiin lahaa waxay noqon lahaye dayn iso forex maxaa isku keenay
@Jacob-bb3tl
4 жыл бұрын
Forex iyo dayn waa kala labo.
@mukhtarali5414
4 жыл бұрын
Wadadka si qaldanaa wax loogu sheegay
@Abdinafac8
4 жыл бұрын
Jaahilnimada waxa looga gudbi karo waa in aad leedahya qalbi nadiif ah iyo maskax wax fahmaysa culimada xushmee hunguri yuu ku qaadine👆👆👆
@jibrilsom
5 жыл бұрын
Wadaada somaliyeed fudeedka unbaa kula yaabay ganacsigaan culimo idinka aqoon badan ayaa baxthi kasameeyay sheegeyna in laga shaqeysankaro
@abdarazakahmed9217
5 жыл бұрын
jabra Channel waa la yaqaana kuwa dadka Gaaleysiiyo waaye adiga hadaa kuwaaas ku qanacsantahy warkooda qaado wadaad kan iska dhaaf, kaa Cilmi badan , Yaa umaleysaa ninkan ma Xasan Xuseen ayaa ka Cilmi badan 20 years + ayaa dadka diinta la baraayey Ee soo baro horta intaadan wax ka sheegin
@xaajiabdi1010
5 жыл бұрын
@@abdarazakahmed9217 zakir naik ma cidbuu gaalaysaa mise muslimiyaaba hh
@abdarazakahmed9217
5 жыл бұрын
maxamed rashiid zakir Naik waa wahaabi waa gaaleysiiyaa bal adiga weeydi sual ku saabsan Culimada ashacariyada shiiqan ayaa ka mid ah dadka Raacsan abuu xasan al ashacari Ee soo weeydii naik adaa Ogaa doone
@Happy204q
4 жыл бұрын
Jabra channel wadad somali fudeyd waa u caado ma aqaan waxaan waaba xishoodaan
@cabdiwalidaacad2880
4 жыл бұрын
Muran wax ma taree qaado ama ka tag
@dadaalkaaga_ha_saluugin
4 жыл бұрын
Wadadka si qaldanaa wax loogu sheegay Forex waa dalal kala sarifo electeonic money Shirkado lacag loo dhibanaayo si loogu shaqeeyo iyo ruux xirfada bartay oo asiga ku shaqeysanaayo waa intaas Ma jrto 300$ in lagaa qaado laguuna qoro 10,000 $ Shiqa waa ahlu fiqhi ee si fcn wax ha loogu sharaxo
@haykalmedia6761
4 жыл бұрын
forex adaa u baahan inad baratid shiikhu wuu sax sanyahay hdn kuu sheego wuxuu ka hdlayo waa leverage ay ku dulsaaranayan brokerku mrkd lacag u dhiibatid sababtoo ah lacagtadu ma saamaxayso inad dad milyandheer la ganacsatid markaa niyahow adaa si qaldan wax laguugu sheegay forexna wd ku cusub tahay ban umalaynayaa
@Hhe_252
4 жыл бұрын
ebow waxa aad sheegeyso waxba kama jiraaan 😂😂😂😂
@Roobleh
4 жыл бұрын
culimada somaliyed alaha dhawree may soo baadhaan horta mawduca inta ayna ka hadal, aar wadaadka erayga LEVEARGE ha la fahansiiyo. mida kale 30% ayuu BROKER ku goosanayaa halkuu ka keenay macluumaadkaas, taas macneheegu waxa weeyi hadaan 1000 faa,iido BROKER kii 300 ayuu yeelanayaa,
@ahmedfaahim3787
4 жыл бұрын
Adiga wixi shubho Ku jirtaba ka fogow, Shekh abukar keligii kama hadlin culumo kalena oo samali ah sidaas oo kale bey u diideen in ay banaaneyna wey cadeeyen. Mhdsnid
@maankayare886
4 жыл бұрын
Sxb waxaadba fahan saneen 30% hhhh
@maankayare886
4 жыл бұрын
Leverage sxb waa deen qasab ah uu borokerka ku siiyo waxaana uu faa ii dadiisa kuqaataa spread waxa loo yaqaan adoonan dareemin taasna waa mid cad oo banaanka taal sxb
@ahmedfaahim3787
4 жыл бұрын
@@maankayare886 Maya walal sida ma aha leverage-ku ma aha lcg kaash ah ama deen ah uu brokerka kusinayo ee adeeg uu ku qabanhayo taas oo awoodsiineyso lcgtaadi yareed ee ad suuqa la yimid in ad kaga kanagsan karto dad haysta kumanaan kun. Wixi faah-faahin ah dawo Moallimo fx iyo shekh Abdi hersi ayaga ayaa sifiican kugu sharci doone. Mhdsnid
@Roobleh
4 жыл бұрын
maanka yare kolay hadalkaaga markan eego waxaan ka dareemayaa inaanad suuqan fx aqoon u lahayn markaa inan mawduucaas ka hadalno waxba soo kordhin mayso. Ta labaad bal hal tusaale iigu sheeg waxaad u taqaano 30%
@husseinhajiyabarow3134
4 жыл бұрын
كل قرض جر نفعا... xadiit kaas nabiga kama sugnaan maxaayeele sandkiis inqidhaac ayaa kujiro Lkn culumada islamka ayaa ku ijmaacay in ey jirto
@SharmaarkeLaShaqayso
4 жыл бұрын
Suuqa forex waligiiba ha soo jiree balse noocan hada ku caan baxay forex adeerayaal waa masalo cusub oo u baahan in si gooniya loo eego. Sheekhu Maansha Allaah aqoon diineed waa uu leeyahay balse ka sokow aqoontiisa diiniga ah waa in uu daraasad buuxda oo bilaw ah oo aan ahayn wax internetka iyo google uu ka soo qoraye waa in uu account furtaa,dhaqdhaqaaqyadu sida ay u dhacayaan eegaa, waa in uu safar galaa oo la soo kulmaa brokers ka, waa in uu bangiyada caalamka soo arakaa sida ay u shaqaynayaan. Adeerayaal, Suuqa forex waa uu jiraa balse waxaa badan dad aan khibrad lahayn oo dadka iyo culimadaba khaldi kara. Waxa aad iminkaba ogtahay in laba dhinac oo aan is arag sida sariflaha suuqa jooga , shirkada Somtel ama telesom ama Golis iyo Hormuud oo wax kala iibsigaa fududaynaya iyo adigaagan gurigaagii jooga ee moobilka sita aad hawada ku kala sarifataan signals electronic ah. Raga culimada ah sida ay culima kaleba sheegayaan qaar aqoonta fiqiga ayaa waxa aan saxnayn sida ay ku dhisayaan go'aamada, qaarna aqoon buuxda iyo waaya aragnimo uma laha suuqyada caalamka iyo sida ay u shaqeeyaan iyo gaar ahaan suuqa sarifka oo isagu yeelan kara qaabab xalaal ah iyo qaabab xaaraan ah intaba. Ugu danbayntii waxa aan jeclahay in aan halkan idinkula wadaago khibrad 10 sano ah oo aan suuqan ku jiray waxa ay tahay arinta la xidhiidha leverage ka oo inta badan la khalad fahansan yahay ama si khaldan loo sharaxo:kzitem.info/news/bejne/zHuYvH2Kf2d8m3o
@Sadekofficial0
3 жыл бұрын
@@SharmaarkeLaShaqayso qoraal kaan dheer aad soo qortay ha suaal hadan kaweydiyo leverage soo mahan lacag lagu deemiyay hadana laga doonayo inad kushaqeyso markad faaido sameysidna interest ga lavagta lag deemiyay lagaa doonayo hadeey saas tahay meelna ha u raacin waa haram ustad
Amiir Mohann xaaraantaada iska Cun asaga eaajibkiisoo gufanayaahe adiga hadaana rabin dad Ayaa rabo in xaqa loo cadeeyo Ee iska jir inkaarta wadaadka la rabto adiga yey kugu dhicine
@KoriyeAcademy
5 жыл бұрын
@@abdarazakahmed9217 inuu xaaraan yahay maxa ku cadaynaysa anigu inuu xalaal yahay waxbaan ku cadaynayaye
Пікірлер: 64