Afku kuma go o garaad jamacoow cimrigaa allaha dheereeyo denbigadana allow dhaaf
@hodanabdi6395
Жыл бұрын
Guul ssc inshallah
@Ayyhh2022
Жыл бұрын
Markaan qofkaan arko waanfarxaa nooloow 😂😂
@lulymusse8977
Жыл бұрын
War dhulbahantoow garaadka warkiisa hala maqlo oo hala adeeco oo talo ha looga danbeeyo, warsangelina waa inay ku daydaan dhulbahante oo ha is raacaan insha allaah walaalayaal
@a.m.k9976
Жыл бұрын
GARAAD JAAMAC GARAAD CALI ILAAHOOW KU BARAKEE OO CIMRIGAAGA RAAJI GEESI AAN RUNTA KA GABAN dhamaan garaadada kalena Allaha xagido.
@ALIADAN-c5o
Жыл бұрын
shicibka salaanka noqdayna ee hiigsiga farmajo ah ilaahay ha garansiiyo xaqa.
Aduunku waxba kuuma hayo,, ee tasho oo wax iska celi.
@abdiqanihuseen1414
Жыл бұрын
Waa hadal cad halyeey somaaliyeed
@StoreFunny
Жыл бұрын
GALA DAGAALKA MIYAANAD AHEEN XADKA MA FUTAADA GELINAYSAA
@lulymusse8977
Жыл бұрын
Ilaa ay snm ciidamadooda idinkala baxaan oo nabad gelyo buuxda aad heshaan garaad jaamacoow heshiis hala gelinina snm oo biixi waa in la eryadaa i.a
@lulymusse8977
Жыл бұрын
Waa runtiis😅😅😅😅😅😅😅
@ArdoardoArdoardo-d3w
Жыл бұрын
Hakayabin taasna inciidan ka joojaade laga keeeyowad iska hadashay😅
@kinsixasan-bd7ik
Жыл бұрын
Nagadaa calaacalka garaad laawe waainoo dagaal😎
@mahamedbabile3840
Жыл бұрын
Barack.udanbayay
@ALIADAN-c5o
Жыл бұрын
garaadku xaqiiqda uu ogyahay xalkana uu ogyahay. siyaasada uu ku socdo ee ah inuu farmaajo usii xaadhxaadho maamul u codeeya mid suuro galaysa maaha.
@suuricisman5785
Жыл бұрын
war munafaq bad tahay waxab hanaso racin wary puuso wayne😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@najmaahmed1781
Жыл бұрын
Wagar wagar adeer beenta jooji reer falastiin
@XamdaCabdi-df4xz
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 kkkkkkko beenale weeyi 🤣🤣🤣
@nimconimco2415
Жыл бұрын
Siduu khamri ucabyay ayuu afkii cadaday Alle ka baq
@mukhtarwarsameyare3799
Жыл бұрын
Garaad jaamac garaad cali halyeey aan runta LA gaban geeridu ha ku ilaawdo garaad maxaa haysta ciidamadan faraha badan e meel walba isag yimi in ay dagaal qaadan xagay garaad salaadu ka xidhmi ladahay garaad ciidamadan ha galeen dagaalka sidani si maahe muuse biixi ku tagi maayo ciidamadada LA baxe
@Iftiin501
Жыл бұрын
Goormuu is bedelay sawtuu lahaa burco iyo inta oog ugu socayso baan ku hadli doonaa, dhiigyacab macangag ah baa tahay oo garaad laawe ah weli ma hadlayaa 1900kii buu dadka dib ugu celinayaa caruur buu dagaal gelinayaa si uu cunto u helo
@siciidali4034
Жыл бұрын
Een een een een een een een xadkaa qabiilku Hakuu xariiqnaadu sida xabashida uga goojido ee aad tuulada saxdheer dhinaca kale u tagi karin ayaad time kaaga kubdhamaysanaysaa haddii nabad iyo walalnimo qaadan waydo kii xoog weyn ayaa dhulka u hadhi ma badhyo culus naf ha ku galiso intay haldoorkaagii ku yidhaadeen soo cun ayayna naf kuu hayn maantana Mr gala dagaalka !
Пікірлер: 64