Kuwani awalba waxba ma hayn Maxay ku hadli marka muuse dib loo doorto 😂😂😂
@ismaaciilmuuse6263
Күн бұрын
Siyaasiinta Somaliland intooda badani waa mansab doon ee Aanay ahayn dad mab'da leh.
@abiibabiib4108
6 сағат бұрын
Wadani ma isbedel doonbaa mise waa Is del del doon. Runtii Ciro iyo Ismaciil Faqash waa Is del del doon. Muwaadin Maya ku dheh Is del del doonka. Muwaadin u hiili dadka Somaliland iyo Qarankaaga. Somaliland Tuugi Boobimayso. Codka waxaa leh Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi.
@khadraayaan1032
16 сағат бұрын
Kulmiye kufara Adayga fiifa kulmiye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aamohamed5102
16 сағат бұрын
Caqliga Wanaagsan. Sida aad u sifaysay, ragan iyo siyaasiyiinta kale ee guurguura.
@KhadaryYusuf
Күн бұрын
WADANI WAA XISBI XASHIISH GUDAAFAD BAA GUDAAFAD SOO JIIDATA.
@xarirmaxamed9291
Күн бұрын
WAAR MIYAY WAALAN YIIN MA LABA KULMIYE AYAA JIRA XAGAY USOCDAAN WADANI AYAY ISKU SHUBANAYAAN
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
Күн бұрын
YAA LOO WARAMAYAA ADEER???MA CURUUR SOCOD BARAD AH(FILIMADAN HORAANU U DAAWANAY)CIDA MATASHANA WAA LA ISGA YAQAANAA
@HassanSharif-k9d
14 сағат бұрын
Hala xidhxidho waa gef kulmiye 10 qof ma shegan karan waa intii Awrku Eryey
@saynabxiisxiis7248
19 сағат бұрын
Xawlalmariidaday maraysaa xilku waakii shalay badhasaab iyo wasiir lagu ahaa laakiin qaarkiin waa loo hanwaynaa waalaga hunguri jabaykkkkk Bidaw anigu ku sheegimaayee camalkaagu yuu ku sheegin
@saynabhassan3398
Күн бұрын
Wll guulayso cabdi raxmaan الله يحفظك
@Ahmedwali-ji2sf
Күн бұрын
never cirro candho
@saynabhassan3398
16 сағат бұрын
@@Ahmedwali-ji2sf cabdiraxman ubaxle ayaan u jeeday....kulmiye guul
@sabahgoth1081
14 сағат бұрын
Guul Somaliland ❤️🤍💚💛
@abdimohamoud1803
16 сағат бұрын
Waa sheekadii ay ku sameeyeen madaxwayne siiraanyo, fashiluu iga dheh
@sumayayounis3970
9 сағат бұрын
Awilba ibrahim baa hore u sheeegay
@rawdahahmed8102
17 сағат бұрын
Waa kuwii Ibrahim Caydiid inoo sheegayay 😂 een midna Xil ka hayn Maanta Kulmiye .. Cid aan idin ogayn u warama .
@Amina-ts1lj
Күн бұрын
Shakadan wa shakadi mujahidka selayo ku samayan xirsi ina xashi ka midka ahayan dhabar jabiyan marki hira ba qadiyad Somaliland jacal kuma jirina qarash don bay ahayn marba maal uyaca socda dha kuwo idnka khiir badan ba laydnku badlya
@iftin2024
15 сағат бұрын
Ina xaashi waa ninkii siilaanyo iyo dawladiisii badbaadiyey ha ku darin xirsi iyo group kii inqilaabka sameeyey.
@abdit8270
Күн бұрын
Waar waxani waa qolo inay dalka boobaan muuse u diiday. Cadho hungiri ka dhalayay 😂😂😂
@fadumogedi7423
Күн бұрын
Kkkkkkkkk aad iyo aad Muuse Xoolaha dadweynaha ma siiyo niman mushahar qaata ee Wadanka ayuu wax ugu qabtaa
@KhadaryYusuf
Күн бұрын
RUWAAYAD BAY UMADDA U DHIGAYAAN MIYAA ??? KAWANI QAAR SIDII XASHIISHKA LA DAADIYEY IYO KUWA LA YAQAANO IN AANEY SHAQO KU LAHAYN KILMIYE ???? WAA IN LA SOO TAAGO MAXKAMAD ILEYN WAXEY SHEEGTEEN XISBI AANEY METELIN....
@NimcoNuura-cx5pw
Күн бұрын
Cadowga gudaha ee isku dhex qarineyey Kulmiye, War laqabaa Xiise ma leh, waa dadkii Mudane Ibrahim Caydiid ka sii digayey.
@Mamar6310
Күн бұрын
Laxwaynaatay awal baad NIIC la joogta my ee oho ka dheh
@ladanladan1718
16 сағат бұрын
Ilaahay umada idinka qaby inshallah waa kuwii awalba wadanka cunay ee baabi iyay oo lacagtii guub farmaajo laga soo ururiyay la soo siiyay
Waa maxay kuwan Kulmiye sheeganaya hadana Wadani ku biiraya. Waxay u egyihiin qaar biidhiqaatayaal ah oo bilaa mabda' ah.
@fahiimae7336
Күн бұрын
Ninka last minute xusbigiisii ka baxayaa samo kuma banaana, intii hore maxay qabanaayeen. Aduunka waxan oo kale lama arag ! Reer Somaliland idinka caqli badan. Dadka intooda badani hore ayey u go’aan sadeen . Guul Somaliland 🤍💚❤️
Waa saqidinti u dambaysey wayo kuwan siyasiyiin ma noqon karaan ,ma xili dorasho ayee isbedel doon ka shekenayaan maxay qabanayeen marki hore ,ma marka xil loo diday ayee ku shelenayaan isbedel doon. War cid klmiye nama nacsiin karto waligiinba waxaad doontaan ku shekeya
Asc , Suxufi Abdirahman, inadeer kuwaasi waa dhuuni raac, waana danaystayaal ,waxba laga dhagaysa maayo, they are bad recycled ♻️
@jamalskp7280
9 сағат бұрын
WADANI BAA KA DHEX HADLAYA WALIBA XIRSI IYO INA XAASHI AYAA KA DHEX HADLAYA
@jamalskp7280
9 сағат бұрын
UBAXLE MIDIA KASHIF TUUGTA
@charmarkeabdillahikamil464
18 сағат бұрын
Garab ka cuno doonka ee xisbiga kulmiye miyaad iska tidhaahdaan !!!
@hawaawil1880
6 сағат бұрын
Haddii qarash lagu siiyo waa isbedel😂😂😂😂
@jamalibrahim2472
Күн бұрын
Ina liillaah wa damajiir is uruursatay hhhhhh
@khadijahussanabdi9591
Күн бұрын
🍀🍀🍀🌻🌻🌻kulmiye☘️🌼🌿🍀🌻☘️🌼🌼🌿🌻☘️☘️🌼🌿🌿🌿🍀🌻👍
@nathra7351
Күн бұрын
Isbadel doonka ahi waa kuwii kulmiye soo baabiiyey tuugtii
@jamalskp7280
9 сағат бұрын
XIRSI IYO INA XAASHI AYAA KA DHEX HADLAYA
@ibrahimibrich9566
Күн бұрын
Abo musee anaka jecel ,ee iniku isbadala o siyasad soo barta
@ktiger6526
Күн бұрын
Afka ayuun bay ka sheeganayaa xisbiga.waxa soo gaadhay lacagtii Somalia iyo Jibuti ka timid.please don’t insult our intelligence.
@iftin2024
15 сағат бұрын
Ina ubaxle waa nin indha adag 100 nin number yar maaha kulmiye wuu galbaday wuu ku daayey hadii madaxweynaha la fahmi waayey waa laga cararayaa cidna ma dhegaysto
ADDUNYADA KUWA KU ADKEYSAN WAAYA MABDA'A XISBIGOODA, WAXA LOO YAQAANAA CALOOSHOOD U SHAQEYSTAYAAL AAN MABDA' LAGU SOO DHOWEYSTO LAHAYN. XISBIGII SOO DHOWEYSTAANA KUWAA CEEBEYSAN EE GUURGUURKA KU CAQN BAXAY UUN BAY LA MID YIHII. XISBIGII SOO DHOWEYSTA WAA XISBI BILAA MABDA' AH, MIDHKAANA WAA LAGU YAQAAN WADANI IN AANU MABDA' LAGU RAACO LAHAYN.
@MohamedJama-l1k
Күн бұрын
Isbadal hadaanu maqalnaba siyaad bare ayaan xasuusanayaa filimkaa uu matalayo moorgan ciro ayaa noo shiday oon inaaan dawaaano ka diidnay
Пікірлер: 135