Nabigena maxamed Salalahu calehi wassaalaam 🌹wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani fududeeyo🥰
@maanka305
2 жыл бұрын
Waligaa Ha murugoon hana Wel-welin Maxaa yeelay sooma ogid In Rabbi kaaga Naxariis badan yahay hooyadaa Nasoo raaca Mahadsanidiin😍❤💯
@qoyscorner
2 жыл бұрын
kzitem.info/news/bejne/sXmqwKeAh6Z3oaw
@Xalimo421
2 жыл бұрын
Subxanalaah.Walahi dadka dharka wey wada sitaan lakin kuwo waalan iyo kuwo sheydaaman ah aya ka buuxo.Aloow naga xijaab shartooda.Bal naf dhan aya la dila damqasho haba yaraate malaha😢Waxa se ka daran qofkii aaminay qof uu internet ka bartey hadana gurigiisa aadayo isagana wa xooga waaliya ku jirto.Wxn maqli jirey Nimaan cabsan wa loo cabsada.Fuley aya dad ka nool geesiga horu u dhinta.
@zakibashiir7699
2 жыл бұрын
Caawa dhan video gaaga aan su gaayay Ugu Dan beeyn waan dawaday Hosow is real legend
HOSOW🤴uma malaynayo sidaan kuu tageero qof kuu taageera inuu jiro Allah Hanoka daayo walal wax badan baan kaa Faaidnaaye.
@almaaasm2060
2 жыл бұрын
Best yutubar waye wilkan kuwa benta iyo oyinta benta so sartaba nacay👌🏽❤️❤️❤️
@inalibaaxkariwa5623
2 жыл бұрын
Masha allah hosow sidan ugu so biiray beejkaga 10 qof ayaa igu so xigsatay waxaan insha Allah kuu rajeyna Ina hesho shacab badan oo qalbi fiican
@maame3766
2 жыл бұрын
Ustad hossow nin aqayaara o hadalkisa iyo shaqsiyadisa kudayqsho mudan keep going.
@dunidalyrics804
2 жыл бұрын
Zxp Hosow waxan kaga Hambalyeeynaya qaabka u duubtey Heesta Marwaan wlhia Another level Cusub soo sooartey Hambalyo Hambalyo Hambalyo
@AbdiHakiimhadiis
2 жыл бұрын
Waxa i farxad galiya malintayda in ay iso dhacdo notification ah "YOU GET NEW SUBSCTIBER" MAD IGA FARXIN KARTA ADIGA?
@farxaancade1036
2 жыл бұрын
Yess pro waka farxin karaa waa kusoo boqday✊✊
@abdihakimfarah2469
2 жыл бұрын
Thumbnails kaan afka lakala taagayo ha is barin 👍🏽 Ciwanka iyo Sawirkaga oo !! Calamadas la dul saray kaliya ayad Video Clicks bdn ku heli karta Just my opinion waye yanan la i qabanin
@xidigshorts7342
2 жыл бұрын
The legend hassow pro 💕🎀💖 The talenter youtuber 💕💖🎀💖
Dambiyada qaar waa lama ilaawaan xitaa haddii aan cafino Ex 🙃💔🙄😭😭
@YuusufShuaib77
2 жыл бұрын
😭
@rashidaxmed6098
2 жыл бұрын
Aadbanku tageera hoore usoco pr0
@khadijamohamed1395
2 жыл бұрын
Asc brother like 👍.
@safiyaabdirahman6048
2 жыл бұрын
Ilaaahow ar wadan gaalo xaa i keenay walwal iyo kurbo ku joog lee waaye wlhi. Dadka faduudka badanoo dhulkiina nab dhaha filimaanta aan fiirsano badankooda wax sax oo dhaci ay ka turjumaan been been waa dhamaatay hore iyo gadaal indho ka yeeshta meeshaa aadeesiinna iskaaga sheega dadka idiin dhow.
@salmamohamed6113
2 жыл бұрын
Wllhi cabsi dareemay shegakan waxeykubareysa qof Adan garaneen ha aminin
@anwarnaa705
2 жыл бұрын
Keep going
@somaliboy3054
2 жыл бұрын
Hosow💯🥰
@araweelonuur7407
2 жыл бұрын
Muuqaalka ha ku rasxaysan oo kaliya like saar oo comments fiican reeba wuu u qalmaa ozzy 🥰
@superyaskacade9244
2 жыл бұрын
Legend osman hossow pro waa ku salaamay 🖐
@nastehamohamed2375
2 жыл бұрын
Isniin iyo internet😘 Osman hozow♥️💯
@balgisamusa7359
2 жыл бұрын
Midka kowad inu qariyo ma la rabin lknse waba laso ogadey
@NaturesBestOne
Жыл бұрын
The story wa laga fa iiday qof wa siri kara dadka subxana laah🙂Meel hadi ba puplic aheyn loma dhawado centre iyo meel duka ma leh wa ok melaha hadiqada, garden yada cidlada xata wa dangerous
@radwanali3095
2 жыл бұрын
legend of the legendaris gup going
@cabdiwaliisakh3430
2 жыл бұрын
Legend hosow pro
@Zaki___Med
2 жыл бұрын
Keep going brother you deserve more you are my fav ❤ youtubeer never give up 💙
@ikranfaiz3737
2 жыл бұрын
Isniin iyo Internett jecliya❤️❤️💯✌️
@Mozonami
2 жыл бұрын
Muqaladada wan la socda MashAllh ISniinstan wan so diyar garobay ,
@malabey197
2 жыл бұрын
Mark miya Qofka Filimka qoray Dadkana dilaayo?
@mohamedilyasabdi3735
2 жыл бұрын
Tamaam am back sxb 🙋♂️
@abdirahmaanabdalla1355
2 жыл бұрын
asc hosow pro masha Allah sxb horay usoco
@idankajean2583
2 жыл бұрын
Shekadan mar hore ayan dawaday channelka hodan online
@rukiamohamed4014
2 жыл бұрын
Hoosow Pro keep going Pro❤️
@saynabsiciid8931
2 жыл бұрын
Mahadsanid sheekoo yinkaaga waa xiiseyaa
@bakarbulshawi8724
2 жыл бұрын
Osman hosow thanks garaad
@abdishakuurmollo2449
2 жыл бұрын
hore usocod ban ku rajena prother
@ashaoali8020
2 жыл бұрын
Markaan is dhoho adigaa dadka uhoreysa 100 qof baaba iga horeeysa War asxaadta cimaraan hosow waa salaamantihiin
@lulahmed7756
2 жыл бұрын
Wow wow waa wali bisink
@Gift606
2 жыл бұрын
Jawab ayan ka sugeyaa adoo mahadsan ariikana
@fahmadance8037
2 жыл бұрын
Keep going brother 👍👍👍👍
@ossmannyjaaye461
2 жыл бұрын
Hosow pro muuqaalka heesta marwaan yare sida u duubtey noo soo gali
@asturahmed8273
2 жыл бұрын
Musalsalka haboon ban ka sugeyna in ad kasoo hadasho aboowe plz
@asturhussein9273
2 жыл бұрын
Waa sugaayey video gaada aboowe
@daadir3042
2 жыл бұрын
Great thanks ❤️❤️❤️
@falastiinahmed7313
2 жыл бұрын
Wan fahanay lkn Hodan online aya ka firsanay dadan 👍
Shekadan bilka hor ba qofkale so gudbiye wax cuso so same wllo please
@az.o.4694
2 жыл бұрын
Annagay nagu cusub tahay
@madiinaumumohamed1749
2 жыл бұрын
Mahadsanid wll hosow
@radwanali3095
2 жыл бұрын
hormar wacan walalkey
@FIREKORA1
2 жыл бұрын
Fist pin pro ☄️🙏🙏🙏📌
@hodanhalane4288
2 жыл бұрын
ty bro
@claahisheekhbashiir8218
2 жыл бұрын
Hosow legend
@ahmett5835
2 жыл бұрын
Nio hal feker ban kugu darasanay halka nalka cadan ka haddi aad ku badashid nalk guduud ku wacnan laha say iltahay wad mahsanthy sida wanagaa ee aad barnamijyda noogo soo gubiso h
@Inna_mohamet
2 жыл бұрын
Alla ba ay
@faizaaliahmed9662
2 жыл бұрын
Gulayso wllo💪💪😍😍🙏
@anwarhudi4025
2 жыл бұрын
Hero 🔥
@SANDUUQA_QISOOYINKA
2 жыл бұрын
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂
@apdishakuurhassan6218
2 жыл бұрын
Hormar wacn aa ku rajaynaa pin igu qabo waa ku tageeraa
@hideeyes8565
2 жыл бұрын
We love you wll
@abshiroomaar5541
2 жыл бұрын
Ya allha naxdin badnaaa
@blossom8569
2 жыл бұрын
Daawadayasha isniin iyo internet bilow up to now waan salaaamay Daadiyaha lama ilaabi karo🥰
@maryamomohamuud5580
2 жыл бұрын
In filim la qoro iyo in sheeko la qoro farqi nuucee ah aa u dhaxeeyo?
@gaduudocarwo4631
2 жыл бұрын
Asc wll Hossow Filimkiib Haboon qeebta 7 Falcelin ka soo samee Waayo waxaan ka sha kisannay Maamada cisbitaalka la dhigay miyaa haboon dhashay🤔
Пікірлер: 146