Xasan waa inuu ilaaliyaa shacabka iyo state Ka waa inuu usagu maamulaa
@abdisheikh6094
22 күн бұрын
Maxaa baydhabo ka qaldan ciidamada putland ee asluubta shub ma badali karaa ama kuwo axmed madoobe ma badali karaa mida kale baraawe iyo marka waa in laga digtoonaadaa haddii kale way idin daysay. Dagaalka gedo ee isku qataarka qabiilada waa laga danbeeyaa waxay xiriir la leedahay gedo lacag badan baa ku baxayso xasan iyo sakiin iyo habargidir baa ka danbayso waa shaxdii wayn.
Пікірлер: 2