Garnaqsigii Dhexmaray Boqor Xayle Selaase Iyo Wefti Somaliland Ka Socday Iyo Isaga Oo Wefiga Ka Soo Qaaday "Baadidii Baadida Raadinaysay"
Waxa uu dhiteeyey tagto cashar ah, oo laga dhex arkayo damacii aan soohdinta lahayn ee boqorkii Itoobiya, Xayle Selaale iyo sidii uu u rabay in uu qabsado dhulka Soomaalida.
Alle SWT ha u naxariistee Danjire Axmed Maxamed Aadan "Qaybe", oo Hargeysa ku geeriyooday Novermber, 2013, ayaa dhigane uu qoray oo xanbaarsan tagtadiisii waxqabad, waxa uu kaga sheekeeyey damaca Itoobiya, oo uu bannaanka keenay boqorkiii Xayle Salaase. Soo jireenka damacaa xeeshadheer, si inta aan oganayni u ogaadaan, ayaan dheegag dhiganaha ka mid ah idin la wadaagayaa, mar haddii beryahan danbe lagu mashquulsan yahay ka sheekeynta damacada Itoobiya iyo dekedda Saylac,
Негізгі бет Garnaqsigii Dhexmaray Boqor Xayle Selaase Iyo Wefti Somaliland Ka Socday
Пікірлер: 8