Ciidagale...aakhira nimaan geel lahayn lama amanayn
@mohameddayax2824
6 жыл бұрын
Ilaahw ugargaar
@najkahero7630
4 жыл бұрын
nacfigiisa ilaaheey waa kaqariyay kuwaas
@marisacillahi1537
5 жыл бұрын
Dadna dhiig bay udaadin oo way iska dhacayaano qof dhan bay naftiisa ugaynayaan qiimahuu leyhy dardiis dadna way rasaasayn bal may anaga nagu sadaaaystaan 😢😢
@saadomahdi6976
Жыл бұрын
Waa runtaa wllo
@abdikanicdh1910
6 жыл бұрын
Geela alla may nookeenaan 😍😍 Wlhi aad baan ujeclahay
@user-te8uy3hk2l
6 жыл бұрын
Aar waa nin waayay iyo ninku wadh waadhsaday igadhe!! Alla gaaladu xayawaansanaa laydintoogay dhe wallaahay xoolahaba ayagaa kaliita sida ilaahayba Qur,aankiisa kusheegay (swt).
@zainabsheikh5449
2 жыл бұрын
Allah yaa isiiyaa mashallaah
@bintusultan5660
6 жыл бұрын
Ax ax walhi wan naxay wan ilmey miskin 😭😭 geel aad ban ujeclahy al ayaa somalia ino geeyaa qurux badan
@xaliimoxajjinuur2331
5 жыл бұрын
bintu sultan wlhii Abayoo ana kadaran inan raco wajeclan lahaa o dhaqdo
@sharmaakehasan9632
5 жыл бұрын
Waliba somaliland
@adanbishar4910
4 жыл бұрын
Likewise dear sister
@ahmedmoojaan939
5 жыл бұрын
inaa lilaah ale quraan kuu kusheegay yaa iisoo dhoofiya iska daa anaa utah riibaya ustareliya markaa waan soo dhoofinayaa
@Mcjaceeloow
4 жыл бұрын
Mahadsanid wax fican ayaad nala wadaagtay
@abdirizakmd9711
6 жыл бұрын
"Ciidagale Nimaan geel lahay lama amaanayn "
@adoonalleguuleed800
5 жыл бұрын
Abdirizak M D hhhhhhhhh haaheey ciilbaba iga hayaa kuwaa leynaya cidaagalena weyba udhintaankkkk
@abdiwelihajiali9701
4 жыл бұрын
Cidagalan arkayn geela laxasuuqayo
@anabali1926
5 жыл бұрын
Laa Illaahey illalaah ka daa risaasta geela
@invisiblehandsmaliby3266
5 жыл бұрын
You go school for somalia
@ayaandegan9617
6 жыл бұрын
Subxanallah
@AhmedAli-ng9og
6 жыл бұрын
Geelaa markuu Daradaran yahay laba nin duugtaayeey waa xayawaan sharfan oo alle Quraa kiisa ku xusay ama ku sheegay sida uu u abuuray Quruxdiisa iyo xigmadiisa halkaa waxaa ka Muuqata arxan darada Qofka bilaa diinta ah iyo Dadnimo xumaantooda ama iyagoon is waydiin muxuu alle u abuuray Geellan sharacta badan ama mayeedhaankan loo dilaayo sida arxan darada waa wax laga xumaado oo geella looga hiiliyo Austareeliankaa Xasuuqaya oo la dhaqdo all yaa iga siiya oo yidhaagda nin Habar yoonisa ayaa u baahan geella Tacsiyadaynaaya arxandaridda Gaallada By. Axmed Ali Osman Xasan (axmed Ambasador From Birmingham. Uk
@doragadir8973
2 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل في الظالمين لماذا يقتلون هذه الجمال بغير حق حرام عليكم 😭😭😭😭😭😭😭
Subxaana Allah inaga waan weenay iyagana waa xasuuqayaa ilaahow kaqabo waa cawaan waan xal ma ahan hadaan joogi lahaa waan ka celin lahaan yaa rabi
@hassanameen3830
5 жыл бұрын
Inalilah waenaa elahii rajaun, elahey ha iskukin dira ameen ameen. Waa wax laganahaa wlh
@husseinabdi6951
6 жыл бұрын
oo Ogadenki iyo dulbahantiki meh
@gedefletv6049
4 жыл бұрын
hussein abdi ciida Galena Ku dar soomaalida geela aad u jecel ugaadeen dhulbahante ciida gale
@Naxariiso
5 жыл бұрын
Waxaan ka codsanayaa Dawlada Australia inay isoo daabulayso dhamaan Geela ku nool qaaradaas waa codsi aan u dirayaa Qaranka Australia dilkiisa waa ixanuujisay like saar Long live our traditional Animal.
@zaynabsheekh3932
5 жыл бұрын
Abdicasiis mohamed
@one1893
5 жыл бұрын
Adwaanaxmappeereguuracato
@amaalhargeysa4966
5 жыл бұрын
Abdicasiis mohamed kkkkkkkkk kkkkkk
@Naxariiso
5 жыл бұрын
@@amaalhargeysa4966 hedhee maxaad la qoslaysaa warba aa ina Abti macaan
@Naxariiso
5 жыл бұрын
@@amaalhargeysa4966 ahahaha
@mubaarigjama3389
6 жыл бұрын
Inshaalaa anigaa markab ku soo qaadaya ee usoodiyaar garooba waan idin la saa irayaye qiima dhimis baan idiin samaynayaa
@abirmahmud1895
6 жыл бұрын
Hogey War geelii hororka yaa ka qabta ba aa 😢😢😢
@malabadanemusic2023
5 жыл бұрын
awoowgay haduu arki lahaa geelan sidan loo galayo mid idinkama badbaadeen alah ha u naxariiste
@shamsohussein1758
5 жыл бұрын
😜😜😜wlhi Waa runtaa
@mohamedyasinjimalemohamud5852
5 жыл бұрын
Adiga badalkiisa magali kartid miyaa
@hadhassan2655
5 жыл бұрын
GAAL BAA GEEL BI'IYEY - YAA GEESOOLE GEEL BARAY
@user-ph4ww6tr1y
Күн бұрын
Nabad iyo caano ilahay idinma siiyo😢😢😢
@robitdinachannel6562
5 жыл бұрын
INaa lilahi wa in a ilayhi rajicuun
@zakriemohamettali3572
6 жыл бұрын
hadii laururin lahaa oo somalia lakeeni lahaa dadka abaaraysan fikrad bay ahaan lahayd dadna way radin dadna khatiyan bay kataaganyihin😭
@miswar2182
6 жыл бұрын
لا حول ولا قوة الاباالله
@abdiqadiryousuf6537
5 жыл бұрын
Ummada somaliyed hada nahay waxa waajib nagu ah in aan geelkan dib ugu soo celino dalki asalka ahaa ee laga waday ama laga xaday Great Somalia.
@cadawebashiir1900
5 жыл бұрын
Mam a yasin
@clareclare1201
3 жыл бұрын
@@cadawebashiir1900 😂😂🍆
@smkemow9035
6 жыл бұрын
Nacalaa idindhalay dheh waaa Geel ay awalba anaga naga kaxaysteen waryaa islaaamoo nooga soo celiya
@mowlidabdibaaruud4968
5 жыл бұрын
giim
@nuradinsiciid9696
5 жыл бұрын
hhhhh ama Ciaran aya leh ama somali ban filaya labadas uumba dhaqda bahalka
@iqrocabdulahicabdi911
5 жыл бұрын
Dofaradan ugeyhenaye geela hanoo kenaan
@galayelo5598
4 жыл бұрын
Xx
@MohamedAli-dy2px
4 жыл бұрын
Mzha allah bro
@nouraharbi5943
6 жыл бұрын
Subxanallah😭😢😢
@zahraahmed6496
5 жыл бұрын
Cawaan cawaani dhashay ayaa ilaaheey ku ag abuuray!
Alle ha idin cinqaabo aaqiro iyo aduunba😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@muuseaxmed9235
4 жыл бұрын
Ameen 😭😭😭😭😭
@farhannorrshirefarhannorrs780
5 жыл бұрын
Allow unaxariiso geela
@munaquruux6394
6 жыл бұрын
Yaa galo geel baray unban maqli jiray wlhi sorry
@caasholuul9930
6 жыл бұрын
Walahi wan oyey markan arkay say u xasuqayaan
@heerqaranheerqaran7595
5 жыл бұрын
Waa nimco allaah siiyay oysan ogeyn
@adamosman2755
5 жыл бұрын
Waryaa hee #Gaal #Jecel kii Australia aaway?
@muxiyadinnuur4462
5 жыл бұрын
Waa geel aad u qurux badan
@mustafesaleebaan7754
6 жыл бұрын
subxanalah
@mohamedabikar9836
4 жыл бұрын
Alalala alahu akbar ar gela nookena
@xabiibaxasan2427
5 жыл бұрын
Ii daaya geela gaalayahay
@ayaanitaerfolg545
5 жыл бұрын
Ax ax ax ilahay ugar gaar geela 😭😭😭😢
@caaishoqaasim5135
2 жыл бұрын
yaaaaaa allllh yaaarabiii 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@horweyngeel
6 жыл бұрын
Somalia may u iib geeyaan anagaa ka iibsanlahayne
@samatarmoh16
4 жыл бұрын
Subxanallaah
@farduusciise1863
6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭waan ka xumahay sida loo dilay geela 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@arzakfamily8565
5 жыл бұрын
Subxanlah
@khadroqueen5669
6 жыл бұрын
Cawaan waaye ku waan agah
@sacdiyoahmed9705
3 жыл бұрын
Walhy wan ilmeyea marka dawadeya muqalkaana,😭😭😭😭😭
@lolbob1906
6 жыл бұрын
Hadey ogyihiin caanihiisa iyo faa iidadiisa my dileen. War somaliya noogu keena faqriga kaga bixi laheyn.
@barkhadyuusuf1523
5 жыл бұрын
.x .
@khalidgadari8828
3 жыл бұрын
Ilaahay caydh idinka dhig
@cabulaahiciisecabulaahicii8650
5 жыл бұрын
All a ciil bandana Arya soomaaliiya iigeeya
@maansaawiaxmedcali158
5 жыл бұрын
waa cawaan geel aragtay yaab
@koodbuurmediaprodaction7214
4 жыл бұрын
alla qurux badana geelani alla ilaahayaw yaa iikeena tolaay ciidagalan joogin kaymahas walahi dawlada ustaralia iyo ciidagalay noqon lahayd
@mocaddani7475
4 жыл бұрын
Gacantu ku godey wuu tooganayaba ragna Afka ayuu lagaadhi waayay Ka xumay Wlhi 😭😭😭😭
@faadumacaateeye7961
2 жыл бұрын
illahayow ugargar😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bintusultan5660
6 жыл бұрын
Hareri adeer nosa aruuri geela somalia ino keen
@calimaxamad429
5 жыл бұрын
Waa geela
@bilebasto3027
5 жыл бұрын
Subxanalaah
@isxaaqmaxamed854
5 жыл бұрын
Ilaahay idin nac gaaloy Waa cawaan an diinba haysan way ogyihin waxtarka Geela Laakin ogaan bay udilayan sababto ah waxay ogyihiin in islaamku karaameeyay geela
@nonamebeforesuccess1047
5 жыл бұрын
Carro ciid haduu joogilaa lama afduubeen Cudooneey ilayn Kuma cuneen gaal caweerlihi Calaamoyinbaa laga muujin ee kuma ciyaareen
@nonamebeforesuccess1047
5 жыл бұрын
Australia yaay ciidagale kuma ciseeyeen
@huseinshakar2643
6 жыл бұрын
Suxaanallaah
@hibomohamed1699
6 жыл бұрын
Geelo waa xaywaana uu Alle swt ku sheegay qur aanka lakiin waa nasiib daro kol hadii aye ka faa iidaysan waayen caanha kaadida hilbka intuba waa dawo aad u qaaliya
@HAMZA-gn3sz
6 жыл бұрын
🙄Nin ragoo la gowracaybaan gashigiisu kuu imane!! Geelo xoolo kuma jiro😢
@nicimakader1475
5 жыл бұрын
Mazha allh
@princessjihaan3571
4 жыл бұрын
War geela yaa guriceel iyo dhusamareeb iikeena😭😭😭😭
@xasancusman6419
4 жыл бұрын
Allow cadawga u gamaciin yaarabi
@adilm4k530
6 жыл бұрын
ala maaa aniga LA isiiyo geelan ladilayo :( waan ka dhargi lahaa .
@axmedriyaadilix8869
5 жыл бұрын
Walee geelaas muuqaal quruxdiisa yaa ii geeya Xaradheere iyo Ceel-dheer.
@wadefreeman7340
5 жыл бұрын
safiirka somalia u fadhiya hakala hadlo in wadankeena lakeeno waa laga yaabaa ina yeelaan
@ahmedabdulahigureey5147
4 жыл бұрын
nacalutaahi calaa alkufaar
@lazoahmed6270
5 жыл бұрын
Nin Ragoo lagowracaybaan gashigiisu kuu imane geelu xoolo kuma jiro
@allamagan3951
5 жыл бұрын
Allah idiin cadaabo naxariis daraa
@unitedkingdomnazrinunitedk2178
5 жыл бұрын
waa cawan geel maqly galadu dee ma geel bay wax ka yaqanin nio intaay zaa ulaynayaan may ani iziyaan😂😂😂😂😂😂
@nimcosagal2158
5 жыл бұрын
rasas ale idinku dhactay mashahidinta ladhameyay cawan dheh
@tii.mamaroysa2264
5 жыл бұрын
Subxana lah wale niman aqon bey agtala lashegayay gel mey yaqanan manoli tolbelaye ya igeya saxdher
@waalamahuraanciidanqaranab7471
6 жыл бұрын
Yaaa Somalia keeno wlh waan naxay ciilka aduunka
@mohvolgs2808
5 жыл бұрын
Waa Lama Huraan Ciidan Qaran Abdihakiin Dadka hilibkoda Somalia daadsan yahay maka naxdid inta aad geel ka naxeyso
@mustafefaracade5681
5 жыл бұрын
Inaalilaah
@omarsollasofficial8926
5 жыл бұрын
OMG Soomaaliyey Geelaa Ciiidan Aan Udirno Soo dhaca hhh
@ismailibrahimdoyaaw7087
5 жыл бұрын
ar yaa Noo keno anaga gellan siida Logu Dandareeysanayo Ustaraliya Alla ubahniya geelaan siidan mesha ku Dayacan wlhi Dadku Markubdiin Laheen waax waa iska siidan in Dalkana Dofarka jooga Aay nagu Mellecsadan Anagana geela dalkoda joga mellecasano waa qadiir alle
@marufyusuf9594
5 жыл бұрын
Nimco aan laga faaideysan weeye. Jaaniskaas mey isiiyaan aan iska dhaqdee awowgood lagub
@user-te8uy3hk2l
6 жыл бұрын
Xayaysiintu dheeraaadeee!!!!
@apdikarimzergioh7374
5 жыл бұрын
Geeelu waa hantidayada ee may nookenan
@mohamedameen4439
5 жыл бұрын
WLHI WAAN DAAWAN KARI WAAYEY AADNA WAAN UGA MURUGOODAY UGANA ILMEEYEY ANIGOO DHAMAAN XAYAANKA AYNU DHAQANO JECEL MARKAYGA HORE ALLOW U GARGAAR MAYEEDHAAKAAS OO BEDEL KHAYRLE OO SIDAAN DHAANTA U KEEN......AMIIN
@amirsheikh691
2 жыл бұрын
Calool xuma ka weyn ma jidho inaad dawato ma yeedhan la xasuuqayo 😭😭😭😭😭😭😭
@muuseaxmed9235
4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭wlhi waan ooyay😭😭😭😭😭😭yaa rabi😭😭😭😭
@iqramohamed9841
5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@user-ie5nm3lh6k
5 жыл бұрын
waar geelu waa kii somalida e haku ciyaarina
@hindamohamed7133
5 жыл бұрын
Ilhow dadka miyan ka baqin naxadi iyo murgo wena😭😭😭😭😭😭
Пікірлер: 472