Alle ha ku caafiyo Aamin yaa rabi Aamin yaa rabi Aamin yaa rabi Walalkay Qaaliya alle ha ku unaxariisto labadaba
@baismail7521
14 сағат бұрын
Qabiil meesha ma yaalo anaga oo Hj ayaa ka naxsanaa wiilka maalmihii la soo dhigay baraha bulshada oo u ducaynayey maantana walahay waan ooyay markaan maqlay inuu geeriyooday aayaha caruurtiisa ayuu ka talinayey aabo qurbaha soo arkay buu ahaa laakiin labadoodaba toodii bay noqotay alle ha u wada naxariisto qabriga ha u nuuro dambigoodana ha dhaafo caruurtana ilahay ha xafido oo qaar is ilaashada oo is ogaada alle haka yeelo amin amin
@QueenCawo-b2q
17 сағат бұрын
Inaalillaah wa inaa ileyhiraajicuun illaahay haw naxariisto aamiin yaarabiy
Ilahay hu naxaristo wilkan wa ka xumahy wilkan wan arkaya asgo ka dacwanya xaaskisa
@sidiiqmaxamed-pg6nm
14 сағат бұрын
waridaad TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul ciidanka qaranka Guul Madaxweynaha qaranka Muuse biixi
@omarishirwa
16 сағат бұрын
TGEERAYASHA KULMI CAADI MAAHA WIXII REER SOMALILAND AHAA DHAMAAN WAY TAGERAYAAN HABAR JECLO DHALINYARTOODII GABDHO IYO WILALL WAXAY LEEYIHIIN BUUR MADOOW UMA AFDUUBNIN EE XORIYAD XISBIGA AAN DOONO ANAGAA DOORANAYNA
@susmongraal9834
16 сағат бұрын
Allah ha ku caafiyo. Amiin yaa rabil calamiin
@shukriahussein1146
16 сағат бұрын
Allah swt haku caafiyo inader
@mouktarosman8533
17 сағат бұрын
ASC QU ALLAH TE GUÉRISSE !AMIIIIIIIN INSHA ALLAH KHAIR WARIDAD
@SahraIsmaaciil-v7c
16 сағат бұрын
ilaahay hakucaafiyo walaal❤❤❤❤❤❤
@HaboonDucale-k2d
14 сағат бұрын
Cafimaad ku waar inta Aad dunida ku nooshahay Waridaad🦁
@mustafexasancalikaabanka4332
15 сағат бұрын
guul guul kulmiye
@MustafexirsiQalinle
16 сағат бұрын
Alle haku caafiyo sxb
@englandfariid7199
15 сағат бұрын
Waruta qurbaha wa lagu wareeray ilahay dal keena nabadiisa hayno ad keeyo❤❤❤
@sulekhasaid2891
12 сағат бұрын
Allah ha u naxaristo amina amina yaa rabi Allah samire iyo imana Allah ha ka Siyo ehalade iyo qarabade iyo carurtode samire iyo imana Allah ha ka Siyo
@f.warsame1069
17 сағат бұрын
Subxana Allah
@nimcokeyse383
13 сағат бұрын
Asc warirad Ilahay Haku cafiyo takalana waxan leyahay warirad qofna Ha u jojin wayo qofku waa xor meshu u Arko Inay u ficaan tahay Isaga iyo umada u kaso jedo Ayu racaya wayo Manta xiligan la jogo waxaynu badbadineyna Dadkena Somaliland o u Aragno xusbigi Kulmiye ki Ino badbadin laha Dalkena Somaliland Wana Kulmiye kuligen Kulmiyenu nahay guul kulmiye 💚💚💛💛👋👋💚💚💛💛
@Seynaab24Synaab24
12 сағат бұрын
Allah hA ku caafiyo walolo amiin adowgagu haa jaabo amin
@shukriahussein1146
16 сағат бұрын
Kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiqadirnuh9912
12 сағат бұрын
Inshallah Guul
@HindaMohamed-e8q
4 сағат бұрын
Alleh ha ku cafiyo inshallh
@MabarigAxmed
14 сағат бұрын
Alle hakucaafiyo gudoomiye cimrigana alle hakuubarakeeyo
Wadani ayaa ku eegay,oo ugu horeeyan suldanada H/jeclo.
@Umo580
13 сағат бұрын
INAALIAAHI WAA INAALIAAHI RAAJUCUUN
@ilhamdahir9915
15 сағат бұрын
inaa lilaahu waa inaa ilayihi raajucuun Allah ha unaxariisto oo ha cafiyo maxaa isku isku saliday Allah akbar Allah akbar Caruurtii aaba laan iyo hooyo la aan waa so painful walahi
@safiakhalinle204
8 сағат бұрын
Kulmiye kulgen ❤❤❤❤❤❤❤
@RuzaykiMohamed-dt1wg
17 сағат бұрын
Alle how naxariis to laba qofba
@Asalcabdalsaciid
15 сағат бұрын
Inaalilaahi wainaa ileyhi rajicuun AUN
@NaimaHirsi-e9b
16 сағат бұрын
MASHAKIBAKAGA JIRAY INU ARAB KULMIYEYAHAY
@HodanMihile
16 сағат бұрын
Alle hawo naxriisto😢😢😢
@faizalabdulla1104
16 сағат бұрын
Waridaad nin culus GUUL SOMALILAND huwan ha dhacdo
@Halgame334
16 сағат бұрын
KULMIYE WAA XOG OGAAL HJ WA XOG PGAAAL..
@AsmhanMahdy
16 сағат бұрын
ismahan mahdi
@EHLUDIININAXAJI-h8k
16 сағат бұрын
Waa talo fiican
@SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf
14 сағат бұрын
Allah kucaafiyo
@naasirmohamed7391
16 сағат бұрын
Alle haku shaafiyo insha allah
@khadrayusuf-if3zn
3 сағат бұрын
Asc allah haku caafiyo wll cadawgaga allah hajabiyo
@ahmeddalaly5000
12 сағат бұрын
Maashaa allah tabaaraka allah kulmiye iyo horseed
@CQAADIRXUSEENJAAMAC
15 сағат бұрын
Waridaadow horta illaahay haku caafiyo marks labaad tifiiga kadaa xisbi jacalka reerkuna waa xor oo riding rabitaankooda ma bedeli karto intarsia waa talo mujaahid
@hodanhassan3271
10 сағат бұрын
Walaal ilaahay ha ku caafiyo
@nasrinaliisse5317
13 сағат бұрын
Asc waridaat tv horta ilahay ha ku cafiyo malaha qabsin bad lahayd waxaad tagtaa dhakhtarka marku qofku xanunsado habenko dhaan la iskuma eego walal emergency aya la tagaaa dadkennu xanunada way dhayalsadan dal horimarayna waad jogta walal wa iga taloooo thanks ❤
@SahraIsmaaciil-v7c
16 сағат бұрын
ilaahay hawnaxariisto
@shukriahussein1146
16 сағат бұрын
Labada ruux ee dhinty Allah haw naxariisto
@cabdulaahixasan6256
15 сағат бұрын
Inadeerkay waridaad wa nin macquul ah lkn in yar oo kaftan ah waxan u yara fiirasaday 2 biloodba 3 maalmood ayad hargab ka cabataa markad safartahayna 2 maalmood laguma arko wll ma istidhi wad u yara nugushay dhibka. Difaaca iska soo adkee sxb guul kulmiye
@aminahussein2242
16 сағат бұрын
Guuul kulmiye 🎉
@AyaanOsmaan-op4qu
16 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@cabdicaydiid3320
17 сағат бұрын
Waridaadow mat ahayn inaad kala raacdo dadkan meesha isku haysta waxay ahayd inaad dhexdhexaad ka ahaato.
Asc Mr waridaad waar wllo ninkaa cali mahdi aad baan u taageeraa lkn arki waayay waxan aad leeday waan soo dhigay ee ma magac kalaad ku soo dhigtoon war idaad ahayn bal ii soo Jawaab wlle
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
14 сағат бұрын
Kulmiye ❤❤❤
@HodanAmin-wp7gs
16 сағат бұрын
Waa runta iyada gubtay ilahay haku caafiyo
@ilhamdahir9915
15 сағат бұрын
💔💔💔💔💔
@saadalimohamed3899
14 сағат бұрын
WARAADAD ILYO AWRYO LA'AW EE WALAAL KU BILOW WARKAAGA BISMIILAAHI IYO SALIIGA NABIGA RUNTII WAA BALAAYA XIJAAB .
Пікірлер: 199