Ilaahay hau naxariisto sakaraadkii wedhaafeene suaasha allaha ufududeeyo ilaahay qabrigooda rowda min riyaadil Janna aalaha ugadhigo dadkey katageena ilaahay Samir hakasiiyo allahuma aamiin
@XaawoCllaahi-ou9bl
7 күн бұрын
Allaha uu wada naxariisto wiilasha
@mariammohamed6389
7 күн бұрын
Inaalillaah wainaa ilayhi raajucuun Allaha unaxariisto dhamaantood
@ismailali9197
7 күн бұрын
Allaha u naxariisto wiilashu qaa deegaankee
@aminoaden6671
7 күн бұрын
Allah ha u naxaristo raxmatan wazican wllheen
@kafiakhaire821
7 күн бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO WIILASHA LA DILEY
@aliomar-cj4ev
7 күн бұрын
Amiin
@fardowsoxassan2605
7 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@andynathon4771
7 күн бұрын
Inaalillahi wainaa ileyhi raajicuun
@hawaali4211
7 күн бұрын
Sadexda wiil ee gacanta ka gardaran Ay dishey ilaahay ha u naxariinto eheladii iyo qaraabadii Ay ka tageen Samir jamiil ah ilaahay ha ka siiyo gaar ahaan wiilka aroosayana hoygooda jannada fardowso aheyd ilaahay ha geeyo eheladii iyo qaaradoodiina Samir iyo imaan ha siiyo gabadhii aroosadana ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo Alaahuma Aamiin😊
@Fadumo383
7 күн бұрын
Allaha unaxariisto
@degan4
7 күн бұрын
Ma fircoon miyaa nagu soo baxay wiilasha yaa naga dhameeynaayo😢😢😢😢😢
@امناصر-ق9خ
7 күн бұрын
Xasbunalaah WANICMal wakiil
@kafiakhaire821
7 күн бұрын
AL SHABAABKA WA CIIDANKA ARGAGIXISADA ITOPIA WA IN WASHAMSI LAGU QADO
@fadmazahracabdinuur1643
7 күн бұрын
Kuwii diley ayaa caawa dhib qaba allaha unaxariisto
@JaamacAdheere-xm6xu
6 күн бұрын
War naxdin leh mase fileysa in ciidaka itoobiya dileen ?
Пікірлер: 47