Ilaahay caafimaad sareecan ah Ha ku siiyo nabad Allah ha kugu Soo ururiyo foosha Allah ha kuu Sahlo ilmo Caafimaad qaba ood Ku faraxdaan ilaahay haydinku Arsaaqo walaal macaan amiin Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin.
@suhraahmed8696
2 жыл бұрын
Wn somanahay illahay waxaan idinkaga baryayaa adi iyo baybiga yadh cafimaad qab inu alle idin kala keeno❤🤲
@marwodumar
2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜💜💙💞
@fatimamahamud903
2 жыл бұрын
Mansha allah illahy cafimad sareca ha ku siyo ado cafimad qabana alle ha ku kala keeno
@nimcosagal8606
2 жыл бұрын
Mnsha allah wallshy ilaahay nabad ha kugu kala keeno mcnto
@sacdiyocabdi2760
2 жыл бұрын
Family Qurux badan masha allaah ilaahey haku fududeyo fosha apyo
@sadiamohamed3151
2 жыл бұрын
Allle asagoo nabd qaba cunugiina ha idin tuso caafimaadna ha idinku koriyo aaamiin yaa rabi
@ikraammohamed5717
2 жыл бұрын
Msha Allah Alle nabad ha kugu kala keeno adiga iyo bby gaga xbbti😘😘❤️❤️❤️❤️♥️♥️
@cabdallabaashi6690
2 жыл бұрын
amiin yaa rabi
@fathimamohammedxusen5839
2 жыл бұрын
😂😂😂 ileen baby shower wa adeegi umusha la fashionesiyey mash Allah atarisho and nuradin congratulation
@luckygirl7305
2 жыл бұрын
😂😂😂kkkk qofyhe foodada daa
@fathimamohammedxusen5839
2 жыл бұрын
@@luckygirl7305 baayo atarisho ulama jedi iyada ifahnsisey baby shower beryahan somalida si kala lo bedelay umusha arki jirey gift logenaayo lakin hda casriga umusha kahor lagena gift
@canabetacadey702
2 жыл бұрын
@@fathimamohammedxusen5839 umusha bo hadiyado loo kena isla meshi lee waye lkn hda adunka hormar garay somalida adunka mel kasto ku faftay cadanka laga kenay abayo
Mashlh 4indhodo abshir ah lkn hablo video Sunday lunch ban so dhigay so dawada inshallah
@Rubiqaalifamily
2 жыл бұрын
Ilahey hakucafiyo abaayo! Dhaman aqyarta kuxiran atirisho badhiyo fadlan soboqda channel keyga oo ah lifewithhafsa qeyr ilahey ha nisiyo walashiin oo support wu bahan aya ahey thank you guys 🥰🥰
@najahaddey7677
2 жыл бұрын
Ilhy nbd ha kugu kala keeno byo anh sido kalaa allaha wacala i fududeeyo nbdna ha igu kala keeno
@inamuusecumar2812
2 жыл бұрын
Cafimd ku dhal insha Allha Alha ku ku kla keno Ado nabada io nune nabad qabo 👪
@bushracadey2319
2 жыл бұрын
Maasha allah waa qurux hadiyaalka lkin aniga waxaan idinka soo duceeyaa wiil saalax ilaah haidin siiyo kama wado saalax ubixi ma haa ee salad saalax🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@skyyy398
2 жыл бұрын
May allah make it easy for your labor sis I know how it feels ❤️❤️
@AvaniathecutiePie
2 жыл бұрын
Adno iigu qosol badan Maxa dhar ukeeni waysay in lasoo duubayo ma ogeyn miyaa isdaawo hee mss buskut iyo chocolade lolz
Maansha allah adi iyo wiilkaga oo caafimaad qaba Alle haydin kukala keeno insha allah 🤲🤲🤲marwalba tii khayr filata noqo wll
@naimamuuse1860
2 жыл бұрын
M.a nice wllhy wxd thn dad aaan aad ujecelahy Runtii alle Ha izku kiindaayO alle idinma TuzO izha xaaazidka aaamiin ❤❤❤❤❤sister faadumiina rapi haku kala keenO caafimaad qaba alle ha idiinku keenO nunuga yar izaga oo bad qaba Hpo alle hakaa DhigO midkii anfaca D,D,D aaaamiin ❤❤❤❤
Lamaane Ana jeclhy ilhY hysu kiib barkeeyo sida nolosho dhn uwda frxsnda idam Alle ❤❤
@munamohamed1678
2 жыл бұрын
i wish dharka mesha lasobuxiye ilmaha masakinta aradan inlasiyo lagu sadaqaysto lacagtas😢😢 o somalia jogaan
@cabdifitaaxxersi5935
2 жыл бұрын
Hhhadi waxba malgu kenayo sbbtu wa inadan umul aheyn sidokle ppe mtihid marka maxa gifti lagala dona
@ikhlaaascabdulahii9311
2 жыл бұрын
Mcnteyda atarisho mar walbo waxan ku dhaha waku jeclhy lkn adi waa i aragtaa wana iga Musta jecelkaa kuu qabo ina ii ogato ficnaan lehedaa🙄
@drnaemaabdullahi1462
2 жыл бұрын
Ujeedka xafladaha usameeneysan Malaha waa hadiyado hala idiiin Keeno jeebka dadka aya si caqliyeysan Uga adeeganeysaan war dadka kalifaada ka daaya ilaahay ka baqa
@aliyah-rl7pv
2 жыл бұрын
Atirisho waxa oga ku sugaya🥲 ilaahay haku saqiro afar indhood o is egaya i.a socodka badi wa ku fududan i.a
@abdomalikvida6507
2 жыл бұрын
Wll waxan idin kula talin laha inad iska deysan video Yada cunuga yar ee aan wali dhalan aad soo dhigaysan wayo wax kasta wey heli Karan
@fatuushcabdikaadir6442
2 жыл бұрын
Asc wlllahay su aal labadiina markii cunuga dhashiin ma isfureysiin iisheega walalayaaloow?
@ubaxadheeman8896
2 жыл бұрын
wllshy ILAHAY ha ku fududeeyo dhalmada Alle ha ka dhigo afartii indhoda ee is egta insha allah
@iqrahappy3695
2 жыл бұрын
Masha Allah adarashda Allaha hain galalageeno adi iyo baby bigaagadhala allaha haidinsiiyo ubad qeerqabo
@Nimcolifechannel1
2 жыл бұрын
Mashlh 4indhodo abshir ah lkn hablo video Sunday lunch ban so dhigay so dawada inshallah
@maryan3892
2 жыл бұрын
Dharka badankooda waa baby girl clothes sidee wax u wadaan ma gabar baa
@amiinilyaasaxmed8646
2 жыл бұрын
Wllky iyo wllshy waxa tihin dad aan jeclahay farxadoda waxan Alle idinka baryay🤲 In illahay ilmihiina isaga oo nabad qaba uu aduunka idin keeno Insha Allah
@drshamsa884
2 жыл бұрын
Masha allh please marwalbo vidio soo duuba👑👑💎
@najmociise5887
2 жыл бұрын
Cafimad dag dag ah Allaha ku siiyo abayo fooshane rabi haku fududeyo insha Allah ubad cafimad qabo bariyaal ah Allaha ka dhigo 🙏🙏❤
@quenxanan9716
2 жыл бұрын
Fool ma jirto qaliinka gali rabtaa allah u fududeeyo maskinta
@hamdacayr2197
2 жыл бұрын
Masha Allah ilaheey haaku fududeyo Masha Allah beautiful family 👪
@basmomukhtar5707
2 жыл бұрын
Miskiin atarisho we ka cadahay ilahey ha ku sahlo xbbti 🤗
@hayatapdurahman6230
2 жыл бұрын
Alle Haku Hala keeeno walzHy adyga IYO cunuga yrpa
@ainamadam8314
2 жыл бұрын
Atariisho baadiyo apyo ku jeclhy🤨😔
@xamiidasheikhdaahir6212
2 жыл бұрын
Wll illah haku kiino adeg cafimada qaba iyo baby oo cafmada qaba, waan ku duceey mara kasat
@h.maxamuudcali6115
2 жыл бұрын
Adiga ilaah awlaad wuu ku siiyee balse dhaadhaankan la yaabanhy wlhi
@h.maxamuudcali6115
2 жыл бұрын
War alle ka baqa xalaashiina qarsada tanoo kale awlaad la aanaa laga qaadaa
Пікірлер: 353