Wali gobolo badan ba Ka maqan sida nfd iyo ogaadenia galbeedka somaaliya oo itoobiya gacanta uga Jira iyo nfd oo Kenya gacanta uga Jira baa halkan Ka maqan ilaahey cadowga hanooga so qaado iyo Sido kale jabuuti ba maqan Alle jabuuti iyo gobolada kale EE soomaliya Ka maqan Allah gacanteena haku so celiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
Пікірлер: 38