WCS ASXABTA SMC SALAN SARE MANSHA ALLAH AAMIN AAMIN YAA ALLAH SOOMAALIYEY WADANKENI BADBADU RABA QOFWALBO DAMIRLEH MELWALBO ADJOTO WADANKA HALAGA QABTO KACDON GUDAHA IYO BANANKA AYAA LARABAA XASAN IYO SHAYAADIN TISA YAAN LAGUFIRSANAN WAR SOOMAALIYEY WADANKA GUMEYSI AYUU KUWADA INEY LAWAREGAN MIDNIMO MIDNIMO MIDNIMO SOOMAALIYEY GUUL IYO GOBANIMO
@abdulahiabdi5020
4 күн бұрын
xasan dal xaraashe warkiisa waa cadeystay.
@user-fj1kd6sj8c
4 күн бұрын
Macalin goluhu waa 15 xubnood marka alaysku dark 5fetogah iyo 10ka k.gaarka ah
@ubaxadam6636
4 күн бұрын
Sheega dee ❤maashaa alaah tabaarakalaah waa siduu moalim Adam uusheegey thank you Adam so much 💖 allaha ku xifdiyo cadawgaada hajabo ❤
@MaxamudCabdisamad
4 күн бұрын
😊😊😊😊😊
@Ahmedisse77
4 күн бұрын
haaa hasan dhiqo waaye
@zahrasaleh396
3 күн бұрын
If the U. N is in favourism of Somalia, to should force Hassan Sheikh and put a new president the remaining two years to take the nation one person, one vote.
@user-fj1kd6sj8c
4 күн бұрын
Xasan dhiiqo waa caadadiisi qof aan Ku aqoon baa ba,y,ujeedadu waa k G inuu qabsado,waa riyoonayaa ,yuu xukumaa,xamar buu xaafad ka xukumin,waa kuu dhammaatay khaayinyahaw xaraamiga ah.
Wadigii u doodayey Robow maanta waad ka calaacalaysa . Hadalkaaga maanta niic beri haka calaacalin .
@user-se8tu8lq4h
3 күн бұрын
Wale wa Yaab, Dadba weeli usacabatumaya..
@nazzy809
4 күн бұрын
Walee macalin Adam horuu u sheegay inuu Ethiopia heshiska la galay oo dadka maweelinayo
@COD-MIIR.
4 күн бұрын
2:30 Luuqada Qaranka Ee DF ah. Waa ineey ka duwanaataa. Sidii Erayada Shuuqa iyo Gobalada. Hadaan Caraaboonaa iyo Habarteey. Iyo,.. Hadal Garaad baa la rabaa. Ma aha inaan kala aqoon waayo. Hadalka Maxkamada iyo MW. Oo uusan ila noqon. Kii Shuuq-Bacaad iyo hobyo,.
@calishaakir1
4 күн бұрын
XASAN WUXUU XOOJINAYAA HADALKII MW KENYA.!
@user-yo5hj3nr2n
4 күн бұрын
XASAN HOR-GAL GUMAYSTE ISAGA YAA AWOOD USIIYAY INUU DALKA SOOMAALIYA U QAYBIYO DALALKA KALE WAABA QAA'IN QARAN OO TIIRKA MUDAN IN DEG-DEG LOO GEEYO.
@Ahmed-ki3tb
3 күн бұрын
Badda iibinteeda aniga ha igala hadsho xabashidu maya muuse saxeexiisuna ma shaqaynayo. Keliya lacagtii emarate inuu qaato ayuu rabaa
@xidig2020
4 күн бұрын
❤❤wuu baqayaa xasan tuug
@mohammedabdul5923
4 күн бұрын
GURGUURTOW Adiga wa Adowga somali bthy khain umada somali bthy tuug bthy allh ka bakh is Azil
@dahirnurjama4293
4 күн бұрын
Ma garanayo cidda uu Xasan Sheikh Ka Aqoon Badan yahay,Ka Caqli Badan yahay! Ma caddahay in Xasan Sheikh dacwad baan Maxkamad geeyey aheyd Show off. Waayo asagaa hadda caddeynaya inuu Uhuru Kenyatta taageersanaa , laakiin waqtigaa kashifay!
@jamacinbiig8645
4 күн бұрын
Haa waa soo baxay waa aniga isoo mara
@AminAbdo-ox6ik
4 күн бұрын
Kkkkkkkk rer Mogadisho wuu ceebyee Ha iska qabtaan Maha hoogaamiye
Halkee ayuu ka jeediyey hadalkan qiiq isku qariska ah, ee Xasan sheikh?
@bashirfarah7507
4 күн бұрын
All region president should meet immediately to discuss the requirements of country federal government must moved to puntland or Juba land state evidence is over whelming they are creating war in galmuthug Marexan will take back all there God given resources and land included to Getho state.
@AminAbdo-ox6ik
4 күн бұрын
Kani waa Hasan shisheeye
@Mideye157
4 күн бұрын
War muxu ku hadlay. Dhulka nin kan ba bixiyey. Qofkani ma oga miya in Muse Judan Addis joogo oo soo wado Ethiopia ma oga miya in Ethiopia koonfurta say rabto ka yeesho. Subxanallah Somalia way u dhamaatay
@canabatto3328
4 күн бұрын
ceel garas waxaa dagan duduble ee murusade ma ka dhawa wllky
@COD-MIIR.
4 күн бұрын
15:07 Askari Faraxsam, Tuure-Qurux badan na wata. Miyaa Baryahaan la arkay?. Siduu Xasan Shiikh MW u noqday?.
@zeinabsaidsalah2678
4 күн бұрын
Xassan waxkaa dhaqan xun waa in soomaali kusoo qabato xassan xukunka sisharaf leh u dhig
@SabriyeadanSabriye2024
4 күн бұрын
Waxaad. Ka. Garan. Kartaa. Safiirka. Itoobiya. Masuun. Eryin.
@calihindi25
4 күн бұрын
Yes
@calishaakir1
4 күн бұрын
SACABKA MIYAA LA DULSAAREY MISE WAA DHAB.???
@user-iq9zr3xc8f
2 күн бұрын
xaasanu galiall
@farhiyosaid5300
4 күн бұрын
Muuse bari tagaaya maqlay
@choukrisaid5525
4 күн бұрын
Adversaire guelleh
@tawofiiqabdullahi3820
2 күн бұрын
Eelaygan waa daba jeex afka iyo fitada laga waso
@calishaakir1
4 күн бұрын
XASAN WAA SIDII GARBAJOOFKII MIDOWGA SOOFIYEETI KALA DIRAY.!!!!
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo ummada soomaaliyeed ethiopia nooga cadowsan nooga halis badan Kenya sida awgeed Xasan uu kusaxsan yahay inu yidhah kenya dhibaato iskuma qabno waayo waan ka awood badanahay dagaal haddi ay noqoto . Warya eelay oromo international Diplomacy soo baro , READ between the lines .
@sedson02
4 күн бұрын
Wa beentada majiran wax sirdoon ah oo Somalia ku jooga . Social media iyo youtube ayad soo daawata markaase sida doontid u dhigta .
@user-rp7ge9kx1d
4 күн бұрын
sedson02 waad gubanaysaa maxaad xalkaan kusoo doontay macalinka lugeeye waa nin caan ah Adiga yaa ku yaqaano?oo maalin walba lacaaytameey oohinta jooji 😂😂😂
@sedson02
4 күн бұрын
Niinyahow ha iswereerin Madaxweyne Xasan Sheekh uu dhamaysanaya mudadiisa xilka uu hayo afar sano ama qayli ama aamuus adee kujirta . Marka horaba eelay iyo deni majeerten reer bahal aya doortay Xasan . Sedson02 N&N
@sedson02
4 күн бұрын
aadanow waxad ku fiicneed iinad sameesid riwaayadaha maajiilo lagu qoslo sidii Boon Xersi allaha ha unaxariisto . Sufuxi matihid comedian ayad tahay😂.
Пікірлер: 112