Asc ms muna walaal ninkii ala agtiisa ku dhaartay ee ku dhìrtay inuu adooma ala uu horay naarta u kaxey san doono xaguu ka helayaa wixii uu ku dhaartay ee ahed la ug wiyanahom iaa cibaadaka saalixiin sheydaan ka
@raqad4642
4 жыл бұрын
Allah maxay dumarkii somaliyed kulumeen qurbaha mid luuqada wadanka ay joogta taqaan majirto aqoon kale maadi iyo diini warkooda daa cajiib shilimadki shaloongada ba duruuc iyo make up music rag iyo dumar is dhex ordayan lagu dhameyn allah ha hanuunsho dumarka carabta wadan kasta ay tagaan wa kamuuqdan education is the most important thing in the world 👆
@hadiyahbintuaxmed6855
4 жыл бұрын
Runtaa weeye Wlhi mcnto
@saynabaxmad7376
4 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin Allah soo hanuuniyo
@hanielmi5717
4 жыл бұрын
Siham Ahmed dumarka soomalida iskuma jiraan wXad tidhi dumarka crabta way ka muuqdaan qurbaha taas been baad ku sheegtay dumarka somalida aqoon haday noqoto gabadhii marayka oo dhan kalinta koobaad u gashay dusiyada sare ee maraykanka oo dhan gabadh somali bay hayd ilaa Congress kay marayaan soomalidu business iyo education na masha Allh way ka faa iifaysteen qurbaha inyar oo saaqiday mooyee
@shukriibrahim4928
4 жыл бұрын
@who Cares walahi gabada runta ii kushegty shame of us ......... Aqli aan sidan aheeyn maheyno ... Adigana aqliga jahil katahy
@fartunabdullah6702
4 жыл бұрын
Ma waxaad u cayeeysa in raga lala tunto o la is qawiyo subxanallah walaal waan ognahay in hooyooyiinka dhiban yihin lkn san illahey rali kama ahan in rag iyo dumar is dhex yacan kamirana lala wareego o la iska dubo laacaagtas mey sadaqo ku baxshan
@halimaomer625
4 жыл бұрын
Sorry Somaaliyey Qarashkaas Caawa baxaya Hadad walalahaha Soomaliyed ee wabigu KU Fatahay KU Sadaqeysataan Sow Aduun iyo Aaqiraba ma liibanteen Walee Ilahey wuxu kusiyo Halkad KU bixisay walagu Suaali...Mithqaala daratin leysku Cafin mayo.....
Amiin Amiin Amiin Somaliya Haa nolaato Somaliyaa ha midowado ha is soracado
@hassanmahamud9658
4 жыл бұрын
Walaalayaaloow marka caruurteena gaalada qaadaneyso ama is dilaayaan oo waalidkood ka dhaqaaqayaan kuwii tarbiyadooda laga sugaayayna ay aabayaashaan iyo hooyooyinkaan yihiin maxaan hadana u ooynaa qaladka waalidka ha saxo ilaahey haloo toowbad keeno
@hoyayusuf5268
4 жыл бұрын
Mar mar waxey ubaahanyahiin hooyadu inay iska nagisto (free stress) aaladhahaa
@hoyayusuf5268
4 жыл бұрын
Nafis aa ladhahaa
@hassanmahamud9658
4 жыл бұрын
Hoya Yusuf walashey dabo la ruxo stress loogama baxee digriga ilaahey ( quranka) ayaa laga helaa nafis iyo xasilooni Meel ay wax jirin hadii laga raadiyo wareer lagama baxaayo
@hoyayusuf5268
4 жыл бұрын
who Cares hadalka wanaagsan waa sadaqo wiilasha daa waa walaalaheena, aabayaasheena, waa wiilasheena little be respect you know
@mariaabukarswife1147
4 жыл бұрын
duamrkan nacnacda ku hayan raaga carurta wey korsadana lkn naagihi u istagi laha aya larawa bal.mashan arg 100ki 5 aya rag ka ah 95 ka kala wa dumar mxa raga lagu adaa ha is cunina mal.fadhista rarkina dhaqda ragina ilashada carurtina xafida oo.aqlaqda iyo adabta bara islan dhunsan mxa.tarbiyana ayadaba tarbiya u bahana mrki wx loshaga raga afka kuso tagayan ayaga isma arkan Uf
@samiranuur7052
4 жыл бұрын
Ala wn oyaya wlhi hestan markn maqly rabaw dhagar qabe ka qabe xamarey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️💋🇸🇴
@mulkiahmed2064
4 жыл бұрын
Mama faynus intaan iyo kabada waa istahisha wlhi waa hooyo somali dhab ah oo naxariis fara badan leh
@ubeydyarre757
4 жыл бұрын
Walle feynuuus cadawga waa lga jabiyay cadowgeeda ha jabbee
@faraxxaashi244
4 жыл бұрын
Alla maxaa aaqiro war yaalaa subxaanalaaah
@nacimomoh9675
4 жыл бұрын
Alloow Nacafi Fidunya Wal Akhirah😢
@jebreila95
4 жыл бұрын
Waa maalin aad u weyn, waayo dhamaan fanaaniinta WAJIYO XUN-XUN waxay la kulmeen Fayruus Sheekh Daahir, heer qaran
@abdikalikgurey1996
4 жыл бұрын
wlhi shacanbka marekan waa somali dhaba war wuxu wan wanagsanaa haaye mansha aallah ❤❤❤❤
Haa waasatan mpls aad iyo aad qabiil manaqaano masha Allaha
@abdikalikgurey1996
4 жыл бұрын
hodaneeey maad iqaaraba kiishid haye meel ban godoon ku ahye 😂😂😂
@ruuneycalimaryanruun2374
4 жыл бұрын
amiiin alloow dhagar qabe ka dhexqabo xamare amiiin yaarabi
@khaalidcheesto7483
4 жыл бұрын
intii jiif ku dawansan halkan like saaar iyo subscribe igu cawiyaaa wlyall somaliyey
@ciiseileeye4989
4 жыл бұрын
Waa wixii uu shegayey Shiikheena Sharafta iyo Cisada Mudan ee Shiikh Mustaf waxow yiri Somalidu markay Shiraan oo isku yimadaan oo is Gacan qadaan oo Calanka Haweenkuna iyo dhalaanba xirtaan Raguna Huwadaan Calanka Heeska Calanka ama kan Hasha Mandeeq oo Gacmaha isa saaran oo is Cafiyaan baad Oran walaahi waa kuwaa Heshiiyey oo dhibkii jiray laga Gudbay waxa yar ka dib waaba kuwaa is wada haysta ee Car iyo Car ay ka tagan tahay kkkkk waa wax Yaab ah.
@rahmaosman6937
4 жыл бұрын
War heedhe dumarkan caruurtoodi iyo ragoodi aaway sodoh niikinaysa oo qaawan madax iyo meelkasta A away culimadii America A away aqoonyahankii a away wax garadkii dadka iyo dalka war dadkii mawada caamo ayey noqdeen iyo in ka aamustay
@khadramaxamedusmaan8120
4 жыл бұрын
Ha laga faarxo zxb
@mariaabukarswife1147
4 жыл бұрын
Abyo Minneapolis cama iyo jahil ba iskugu imadan wx ey Dan ka layihin malahan adun iyo aqiraba sida dhar la.an u socdana oga sal ah magaladan wa.masha ogu culuma badan oguna shk badan lkn yaa wx ka maqla dumar washa masha joga kuli nolasha ka dhacsanyihin rarahoda kama war qawan xalfad lee u shg bas ilah haso hanuniyo Anagana naguma daro
@حبيبهعلي-م4ف
6 ай бұрын
Nin rer somalilan ah waxuuh layahay xatah hasahoduh waa khabil daarod ku Markah waa magab iskah hadley oo hestan malinrih lasaray balakah somaliyed bah lokhaday waa nah hes ka dhaxaysah somalia oo dhan cid godob u lah majieto inakah rer waquyiyow Markah somaliya hanolato ilahaay nah hasaroh khabilkah oo hamidayo umadah somaliyeed amiin
@adoontiallah5638
4 жыл бұрын
wallahi wa runta waxey noqden dad dhunsan war uma hayan wadanki ciyalki gurigi odeygi haba shegin nagwalbo meshi waxka aragto ayey ku socota waqtigi salada haba shegin yabiyo ina ceyb astur
hooyo idinko kale aya wadanki ku dhiman iyo carurtoda wayeelada xanunkoďa idima hayo xolaha ku ciyarsan allahi idin siyey wa idin weydina waxat ku sameysen allahka baqa o ka xishoda insha allah
Alla ku jecliyaa mom faynuus sheekh daahir Alle haku xafido❣💋
@abdifataah4458
4 жыл бұрын
May guursatay muse farxad ayaa loo dhigya waan garan wayayi
@nuurtohassan8524
4 жыл бұрын
@@abdifataah4458 🤣waa xaflad lagu sagootinayo intay minnesota timi
@abdifataah4458
4 жыл бұрын
@@nuurtohassan8524 zah 😂😂😂😁
@alcamaarifardo7334
4 жыл бұрын
Alle maxay asaasaqeen dadkii war maamada haka waalina ordoo reerbaladweyne garabgala
@user-mi2he7jk3p
4 жыл бұрын
Social media waxuu banaanka soo dhigay garasho dad badan oo bina aadan ah inay san xoolaha waxba dhaamin ama sida ciyaalka udhaqmaan, naagaha iyo niman naagood ha ubadnaadaane 😂 wax badan bey ku doodeen behavioral sciencist human beings are same as others animals .
Somalida dumarkeda wey Qureex badan lahayeen hadey cayiilka iska illaliyaan.
@ifka-nuuraabdi4345
4 жыл бұрын
MAREYKANKA WAABA WAX LA TAGEE.. MARKA HORE WELCOME.... KADIB GOOD BYE. WAA DAD LACAG GAM I LA 💖💖 MASHALLAH
@naciima7117
4 жыл бұрын
Yurub xataa waa saas waliba uk abayo waa dhaqan israaf ah allahba ka magangalnay
@hanishuriye756
4 жыл бұрын
Wow caadi mahan mesha walayku adkay hees ba ka dhacday
@adoontiallah5638
4 жыл бұрын
wallahi qof aminsan inla dhimanayo sidan uma dhaqmen awey allahi idin aburtay cabsida allah wa inay idinku weynato walaladin aya dhiban xanunkoda idin mahayo war illahay ka baqa mesha lo socdo hadad og tihin sidan uma dhaqante allah u labta wad dhuntena
@rahmofarah5376
4 жыл бұрын
We love you so much mama faynuus❤️😘
@farhiafarah6954
2 жыл бұрын
Iwadatee qadarin ila joogoo ii soo dhawaada tantan , ma maqanahay majoogaa ma wadnaa dhagileh.
Make upkan aad u malesid lax budo ku kuftay ma qurux ayey moden hablihii soomaaliyeed wuuba idinku cayaray😂😂😂
@joonbk7083
4 жыл бұрын
Dumarkena north america waa qiimo belen. lacagta xaflada feynus loogu qabtey walalaheen ree baladweyne ayaa aad ogu bahnaa.
@simansiman4012
4 жыл бұрын
Bal inta dumara oo u soo aruurtay iyo kii rag is ku sheegayey bal eega meeshan macsida ka socoto walee akhira warbaa jira hadiisan saan la ka toowbad keenin warbaa jira waxaa loo socdaa god mugdiyah oon cid ku gargaren allow walahi waan jeclahay dad key ka somali allh ha soo hanuunsho anaga dhan walee waa nasiibtaro dad un music aqli ka dhigtay
@geimerarab3967
4 жыл бұрын
War ilaah kabaqa xasuusta soomaali inaad tahiin wadakiina kafakara dalka iyo dadka lacgtaan soomaaliyo biyo xireen ugu sameeya mara wabiga laga xiranaayo marna lagu dilaayo soomaali marana fahaat dhimasho marna haraad aan fakarno alana is xasuusino
war asxabay waan idinsalaamay bal ifahfahiya islaantu ma aroosbaa misa waa masuul waa sodhawayn wshekadu waa nocee waan kuwareree
@mohamedadamomar4724
4 жыл бұрын
Waar saxibayaal meeshan waan kayaabay ee ii macneeya islaantu ma aroos baa mise waa soo dhawayn dumarkii qurbaha joogay ma sidan Ayaa u danbaysay
@hoyayusuf5268
4 жыл бұрын
Mohamed ADAM OMAR good by aaladhahaa xafladan wadankey katimid bey ulaananaysaa
@ashkarapdilahi560
4 жыл бұрын
heestii khadra way ku ciyaaraysaa naagtu
@xamdidiini9537
4 жыл бұрын
Mama faaynus intaas inkabadan badantahay
@sucaadhoone6139
4 жыл бұрын
Naagtan wayn miyaa aroos ah subxana laah hadii la aroosay maxay kharashkan ugu bixisay my ku bixiso sadaqo masakiinta mumininta ah si ay aduunyo aakhiro u an facdo ileen aduun waa laga tagayaa
@fatxiam2592
4 жыл бұрын
Kkk maya hno aroos ma aha waa good bye party
@degaghedi1738
4 жыл бұрын
Waxaan naaga majoogaan halakaan
@umwarda2800
4 жыл бұрын
Kkkkkkkk ..asc asc DEG DEG DEG
@abdifatahahmed3199
4 жыл бұрын
What’s the opening song called
@janetjones967
4 жыл бұрын
Beautiful 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@fardoowsatiinaaofficial6300
4 жыл бұрын
Aroos miyaa kķkkkk
@missmahamedchannel2127
4 жыл бұрын
Faynuus sh dahir. Naag akisha oo dira ku ogaa. Ogadeenkan ay sheeganeysa waa maxay yaab
@JoeJoe-xh2os
4 жыл бұрын
Faynus akhisho ma aha wa reer aw xasan ogadena mashegato lakin ogaden ciyal ayay udhadhay wsyna kudhex kortay abehed sh dahira xaskisi labad e london dagan e ciyalak badan udhashay wa ogaden
@ubahguled96
4 жыл бұрын
Indho cashaaq Faynuus waa Somali dad jiran bad tihiin meelkasta Qaabil bad larooreysan Qaabilka waa ka Somaliya inaga soo qaxiyeey qurbahaana wad lafadhidan waa fanaanad afka Somaliga ku hadasha Somali oo dhan bey u dhaxeysa
@hoyayusuf5268
4 жыл бұрын
From tuulo to USA waligood dad aan magaala arag dhib kaaney leedahay Yaa Allah na cafi
Пікірлер: 210