Maashallah sheekh si wanagsan ayaad ula talisay tii gabsr aheyt weligana wad latalin jirtey. Ragguna wey kugu caayan lkiin dhegjalaq ha u siin Alle ha kugu garab galo xaqa aad ummadada u sheegtid cimrigaga Alle ha kuu barakeeyo inshallah. Aamiin.
@KM-jc5hl
4 жыл бұрын
Nin ciil iyo murugo iguu bereey ayaan inta usamreyey lakin dantisa iguwatey. Ayaan dabasoo dey. Lakini hada ila in modoabaa ilahey baan bayey inu qalbi igaa adkeyoo. Waktigii baanjoga, ilahey kheyr inu igubedelo baa kabaryaya. I'm done iso duceya.
@akramaabdi2377
3 жыл бұрын
allaha kuu gargaaro
@abdallaabdidaahir8411
9 ай бұрын
Sidee waye xaladada
@roodoqurux6288
5 жыл бұрын
Masha allaah sheeq dumarka waxbadan waa ufa idesay adigoo karamadeena kor uqadaayo aan uduceeno sheqa waayo qof ku waniyo dadka waa kaga duwan yahay jasa kalaah sheeq
@anabo7022
4 жыл бұрын
Asc wr wb Sh Abdullaahi Jassaaka Laah qayraa wallaal Allaha kaa amaal mariyo dadaalkaaga kuna xifdiyo adiyo ehelkaagaba aduun iyo aakhiraba. Anagana kuwo talada iyo waanada qaata Allaha naga dhigo. Xaqiiqdii aad baan ugu dhaga nugulahay xikmadaha kaa soo burqan oo diini iyo maadiba leh, lkn meel aan kaala soo xariiro baan la ahay markaan arimo aanan public ga dhigi karin kaaga baahdo taladooda. aad iyo aad baad umahadsantahay wallaalkay. Asc wr wb
@Ifkatufaax
5 жыл бұрын
Seriously this sheik is the Somali Dr. Phil and needs his own TV show. People are getting angry cause the truth hurts! 😌 Why are Somalis allergic to the truth?
@dekamohamed5801
5 жыл бұрын
Afrah ali__ thats trie
@hamdi2577
5 жыл бұрын
Kkkk true
@barwakoahmed2727
5 жыл бұрын
afrah ali because they don’t want it hear the truth
@amranhassanhasssan8310
5 жыл бұрын
Absolutely true
@AhmedHussein-fs3ww
5 жыл бұрын
That's true
@Mimi-qs2bv
5 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله يا شيخ ربي يحفظك والله كرامتي فوق كل شيء انت حاسس فيني دائما الله يخليك يا شيخ علي الكوس ما في منه خير يا شيخ والله ان انا احبك وجه الله الله يحفظك انت و عيالك و يجمعنا في جنه الفردوس يا رب العالمين
@nasramohd4871
5 жыл бұрын
Ee
@abumaryam1146
4 жыл бұрын
الله يحفظه أول مرة أشوف شيخ صومالي مثقف ومناصر للمرأة مشاءالله الله يكثر من امثالة
@abumaryam1146
4 жыл бұрын
الله يحفظه أول مرة أشوف شيخ صومالي مثقف ومناصر للمرأة مشاءالله الله يكثر من أمثاله
@qaalimohamed7199
5 жыл бұрын
Shiiq dumarka waa dhiban yihiin badan kood wayo ragu waa is badal badan yihiin qaar waxaa jira intay kula jogaan uun ku yaqana markay kaa tagaan maba ku xasustan marka alle ha isku duma qalbiyada raga iyo dumarka
@istahilchannel
5 жыл бұрын
Wa runta abayo
@asmaabdulhi5209
5 жыл бұрын
Xaqiq weeyan taasi wllo
@mqadarali2019
4 жыл бұрын
shiiq dumarku way badan yihiin ilaa xad raguna mar kasta way is is badadalaan ilahay hasoo hanuuniyo
Maansha Alaah, Tabaarakalaah. Alaaha Ku Barakeeyo Sheikh Faaruuq. Eid Mubarak.
@nimosweet9324
5 жыл бұрын
Walee waa talo fiican jizakallah sheekh👍🏽♥️
@shukiabdiweliahmedahmed7971
5 жыл бұрын
Wiilkaaan yar Allaah xafido. Markaan rabo in aan go,aano gaaro la taliyaal gaalo baan google gareyn jirey. Waad na baahi tirtay Allaah ku baahi tiro
@farxiyomaxamedqolif7758
4 жыл бұрын
dul qaad kaasba malihi nin edabdaran aan ku sii firsado runti gabdhaha shaqaysta sidayda o kale wakhti uma hayan nin raali galin tiis waxa raali galin iiga baahan shaqadayda iyo xola hayga hantiday da waayo ayada waa wax gacan tayda kujirah
Mansha allah allow ku xafid shekkh wayo qalbiga holaca ka shidna aya hadalkaga dawo i noqday allow amoraha no sahal
@mohamedkamaludin2931
5 жыл бұрын
Baaraka,'ALLAAHU wa Jazaaka'ALLAAHU Kheyrul Jazaa Al Fadil Sheekh Faaruuq Hadaaka'ALLAAH Wa Axsana'ALLAAHU Cumtuka;
@waasheekakale754
4 жыл бұрын
والله لقد صدقت واني مررت بها وبدأت اكتفاء ذاتي
@qadraqali8789
5 жыл бұрын
Al maxu run shekaya shiekh halaga faido gabdhoya jazzakallah khery
@ashaisse6851
5 жыл бұрын
Sheikh waa runtaa. Anigaa sidaa sheegeyso noqday. Waan ka taqalusay ninkii aan isqabnay. Asagana isma dhaheenin in aan goonaayo.waxoo isdhaayay waad gumeesanee waligeed.
@feysalabdirahaman929
5 жыл бұрын
Mesha w media isku xishoo walal nin ad kala tagteeen haka shekeynin wa iga talo
@samahaayawagansan338
5 жыл бұрын
Maxa dhib Ku jira waxi dhacay bis ayay shegtay yab afka aya Les qabana
@nasmoha6760
5 жыл бұрын
Midka kheyr badan Allah hakusiiyo abayo
@farhiyoabdulle949
5 жыл бұрын
Masha allaaha illahee ha ku xiftiyo shekh sax
@jamilahahmed3652
5 жыл бұрын
@@feysalabdirahaman929 wixii ku dhibo waa lags shekeeyanaa
@samiiraliibaan8474
5 жыл бұрын
Jazakalah sheeq
@hanushmussa7580
5 жыл бұрын
Thank you Walal jizaka allah
@sacdiyohussein6940
5 жыл бұрын
Ma shaa Allaah jazaakallaah khayr Allaahku akbar run badanaa Allaah haku xifdiyo walaaĺ
@fowsiyoaxmed5043
5 жыл бұрын
Jazakalah sheikh
@umubashe3226
4 жыл бұрын
Shukran sheqena qerka faafiya jasakumulaahi qeer
@faizamohammed5854
5 жыл бұрын
Sheikh. Ilaahay ha ku xafido aamiin yaa rabi
@bashirmohamed429
3 жыл бұрын
Runta waa lama huraan Jazakallah qeyr adun iyo aqiro alle haka raali noqdo sheik
@jawahirmohamudhassan4979
5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk masha allah tabaraka allah sheikh aad baad ugu mahadsantahy topic gaan allah ajar kaa siiyo kaaso klena allah nalama kulunsiiyo xayawaan waaye kaaso kle
Asc mansha Allah walaal waxaad moodda in aad xirtay dariishad (daaqad)qalbigega ka fureyd Thanks,arintaas aad ka soo hadashay waa hore ayaan soo xiray Waana sida aad uga hadashay waxaanse la yaabay adiga oo aan ogahay in aad wiil yar tahay sida aad u baratay dhaqanka noocaas ah!!!!! Thanks again 💕🌺💖❤️🇸🇴💝❤️❤️
@farisomar7154
4 жыл бұрын
Aniga xitaa waan soo afjaray mansha allah 👌 😎 thanks alot sheikunaa allowed ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin kaasii😂😂😂😂😂😃😃😃😃😰😰😰😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙋🙋🙋🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌💑💑💑💑💑💑💑💪💪💋❤💙💕💖💗💘💝💟💞💟👌👌👍
@ifraaxcabdi1538
3 жыл бұрын
Allaahu akbar shiikhow calaf yaab badanaa hadii is furi lahaay weeyba ii dhadhacan laheed inta aad sheektey oo biyo lamarinin anee iheesataa lkn ma anaa is furi karo wallahi ku dhaartee hooyo mcn oo gabaroo dhan iga qabto iyo aabe mcn oo aawlaadoo dhan iga qawo dartood unbaa ujoogaa gurika alle hana xariistee mardhow ayuu geetiyoodey aabe hooyadey gurikee ku noolahay iima ogolo hal maalin oo qura inaa meel uuga tago muslamiin dhaan ii duceeyo inoo alle iga bixiyo dhibka iheesto wallahi waxxn ahay dhibane hadane qasban shiikh alle haku xafido aduun iyo aaqriro insha allah
mansha allah sheikhunaa ya rabii aamiin aamiin aamiin))may God bless you sheikh along life and prosperity 😱😱😱😂😂😂😂😍😍😍😍😍😍😍😍😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏💪💪💪💚💛💜💓💔💔💔👄👄
@jawhraluula5798
5 жыл бұрын
Alle ha Ku barkeyo sheekh wale INA aad ani inad IGA hadlayso sidaa aad shegtayna waan sameyay mar hore
@istarmohamed1033
5 жыл бұрын
Wax run oo munafacad leh buu dadka usheega sheekhan, mashallah. People waste time for years and months on releationships that don't work in the beginning. When i see red flags Iam out of the picture, I don't waste my time and his time.
@Gstarxpress
5 жыл бұрын
Istar Mohamed what u mean red flag out the pic? Sis
@istarmohamed1033
5 жыл бұрын
@@Gstarxpress If I see a red flag in a guy, i dont stick around and hope he changes, Iam out of the picture like gone.
Sheikh May Allah honour you for all the amazing advice you give ameen.
@shamisisse3774
4 жыл бұрын
Mansha,Allah shiikh aad baad u mahad santahay
@raahmoomar650
2 жыл бұрын
Mahad sanid walahi waxN ka helay dhira galen si an qiymaheyga badbadiyoo midka an rabo uu ila fahmo nolosha an rabo ilahow isi iso duceya waxan ku jira waqtiga cabsidaa
@noneofyourbussines2152
5 жыл бұрын
Jzkl kheyr hooyo illaahey ha ku xifdiyo aamiin
@samiiracudoon4072
5 жыл бұрын
Shekhow allha ku xafido wanka faidesany al
@saramaxmed6744
4 жыл бұрын
masha Allah shiikha runta buu kahadlay gabadha hadii niyada jabto lamasoo celinkaro intabadan sababtoo ah karaamada ayaa waxkasta ka qaalisan
@user-zr9eh3xl7b
5 жыл бұрын
mahadsanid shaakh naa
@faadumoadem5662
4 жыл бұрын
Manshalh shiikh aaad u qaali ah
@hanaacaday1235
5 жыл бұрын
Masha allah sheeq allha ku Xifdiyo sidaaa wax nigu sharaxdo
@nastexaqasim8957
4 жыл бұрын
jasakallaahu yaa shiiq ad bad u mahadsanthy wax wngsan aa nola wadagty
@AsadAsad-fu8of
4 жыл бұрын
Mansha Allah xaqiiqa hadlkagu
@cabdimuuse6008
5 жыл бұрын
Thanks bro
@yasminmaow8191
5 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw maashaa Allaah tabaarikallaah AMAZING sheikh cabdulaahi I wish I have known this sooner Lkiin waan soo afjaray waan ka nastay Alxamdulillaah shiekhoow waxaad u qalantaa bilad demand eh Lkiin Waxaan illaaheey ka rajeeynaa in uu illaaheey kugu casumo jannatul al farduus Allaahuma Aamiin
Пікірлер: 445