Farah abdulkadir weriyaha kaliya ee aan ku raaxaysto warbixintiisa🤝
@yussufnazib3401
2 жыл бұрын
Afsomaliga udhameystiran wariye farax. I love the way he puts his words into sentences
@shabeelweheshade4297
2 жыл бұрын
@@yussufnazib3401 haa ninkaasi waa legend
@axmedmohamedmohamed6897
2 жыл бұрын
Wad ku mahdsanthy waa warbixin kooban oo fiican
@yussufnazib3401
2 жыл бұрын
Mudane farax ,waxaan add ujeclahay inan dageysto wararka hufan ee adnosodigto marwalbo. Afsomali raxo badan markaan dageysanayo. Wariye, malinwalbo sedex jeer iyo waxbadan nosodiyaari wararkan Keep updating us all the time ,am personally greatful for this .
@hanadphaarah4870
2 жыл бұрын
Masha Allah dheh
@mohamedceero6728
2 жыл бұрын
Mohamoud hashi cabdi waan ku wata
@museabdale1065
2 жыл бұрын
Faarax waxaatahay nin cajiiba walahay sida aad wax u gorfeynaysid waa cajiib hore usoco sxb
@muriidiibrahimmaxamed6340
2 жыл бұрын
Horay usoco
@puresomalilander6951
2 жыл бұрын
Musharaxa x kilmiye ahna gud xisbiga M.kaahin muse msharax mha sanad iyo afarta bilod hdhyna mlin ku darsan nayo
@maymoonahmaxamoud5565
Жыл бұрын
Tek MB of the seat my guy i need that drop !!!!!!!
@axmedfaarax2253
2 жыл бұрын
Waxeenu ubaahanahay wariye madaxbanaan oo sida wariyahan oo kalaaa soomali oo dhan ka soo waramaaya si daacadnimo ku jirto
nio waan ku taageeraa wllhi sidaacad wax usoo gudbisaa from somaliland
@hudayfibrahim37
2 жыл бұрын
Wariye heer caalami ah
@zhaammediapro3115
2 жыл бұрын
Maxamuud Xaashi Cabdi Madaxwaynaha 6-Aad Ee Somaliland.
@axmedcabdi8649
2 жыл бұрын
Xashi iyo kulmiye naf lla kalategimayan
@natural115
2 жыл бұрын
Wariyaha kaliyee aan hadalkiisa aan ku raaxaysto
@updiupdi4846
2 жыл бұрын
Fahad yaasiinka somaliland wye xaashi
@calimaxamed4964
2 жыл бұрын
Waanu sugaynaa sxb
@ahmedkaafi104
2 жыл бұрын
Hashi Jokarka Somaliland Guusha Wu u samrayaa waxanan ku Adkaynayaa inuu Xisbi khaaz u ah Furo TaaZ ayuuna ku Gulaysan karaa BaaN AmiNsanahY
@saacidsiyaad3122
2 жыл бұрын
No
@sheikhzakaria5147
2 жыл бұрын
Nin cadkiisa aan la boorayn karin Fahad yasiinka gobalada waqooyi ama somaliland
@musesiciid3367
2 жыл бұрын
Waa hogaamiyaha kaliye la arkay in uu madaxwayna kuxigeenkii somaliland gacanta ugu jiro isagoo madaxwayne ku xageenka muuse biixi ya waa fashilka xukumada ku yimi
Пікірлер: 30