Hampalyo Gudomiyaha iyo Shacabka B/Xaawo waxaan idin soo jeedin lahaa in Geedka Yuhudda laxidid siibo,Dhirta kale ee waxtarka leh Gudoomiye Adiga iyo bulshada malin dhiirta la beero bulshada kuwacyi gali,Goobtan lagu Ciido sidoo kale Si isxilqaan ah kubilaba in aad Darbi u sameysan biyo iyo dhir lagu beero meel khaas ah oo Immamka iyo Codbahinta lagu xiro loo sameyo, waan hubaa in aad kuguleysaneysan waayo koob Cibado,Ganacsato siyasin kuwa degan kasoo jeeda ee qurbaha iyo Dalka jooga waa in kaqeyb qaataan.
@AbddiUhu
3 ай бұрын
Gudoomiye ha noqan sida Kuwa luuq ee u hadla sida xaas nin qabo oo hadal walba oo ay dhahaan ku Dara degmada kismaayo iyo qaxootiga killinka iyo kenyatiga shirkada ku ah ayaa nasoo faray in aan dharka u dhaqno qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah...ha noqon xaas nin leeyahay noqo nin dhulkiisa iyo maamulkiisa maamulo ha noqon xaas nin leeyahay....horgalku waa naag aan naso laheen...oo masuul laga yahay....
Пікірлер: 2