Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxa la dhegesanayaa hadalka dadweynaha. 2 0. Mudane xinif iyo kan sheeganaya agaasimaha waxba la idinka dhegeysan maayo. 3.0. Dadweynuhu waxay sheegayaan uunbaa xaqiiqada jirta ah. 4.0. Raali naga ahaada waxba lama dhegeysanayo. 5.0. Waar raali naga ahaada saaxiibayaal.
@mhassan0163
3 ай бұрын
Masaakiintan afkaa la qabtay, waxay is leeyihiin waxoogaagii baa la idiinka goyn doonaa, dhabarka ayaa lasoo taabtay, maxaa iyaga xinif ka galay, may ka hadlaan danahooda, tuug tuug dhashay
@johnyou4036
3 ай бұрын
Dad masuuliyiin ah, haddii wax dhaleecayn ah loosoo jeediyo, halkii ay wax ka sixi lahaayeen, ka cadhoonaya, oo kharash iyo wakhti galinaya in ay dad ka hadliyaan oo ay dhahaan Halana amaano. lol
@IsmaaciilCabdi-oj9mu
3 ай бұрын
Asc adeero haloo naxariisi to umada jilicsan halanasiiyo waxey doo nayaan hadii kale halagabadalo xinif mahadsanid
@ridwanbarreh9688
3 ай бұрын
Beenaale qoxotiga xaqoodii baad ku naaxday.cid kaa akhtaaq xun oo qoxootiga xaqoodi ku naaxay majiro
@sultanc.kariim9366
3 ай бұрын
Waar orad malcamadii iskaga noqo xilkani wuu kaa waynyee xinifooy
@hodanahmed1456
3 ай бұрын
War in aad u jawaabtid ayaaba xun iska guuriya oo u celiya meeshii ayka imaadeen.
@aadannuuriye3937
3 ай бұрын
Ee maydka barakacayaasha baadha xinif aad bay uga qayliyeen gacan buu ula tagay dul fil caalam
@AbdiMadar-sx5vu
3 ай бұрын
Weerarkaas xinif lagu qaaday Buurafuulaysan yahay malaha kkkkkk
@dalaisacgibril5899
3 ай бұрын
Badow bilaa aqoon ah oo shahaado guulwadeydnta ku shaqeysta 😂
@digmosahal5686
2 ай бұрын
War ilahaya ka baaqa oo dadka aad dhirbaxayso waxa lagu weydiinaya habenka akhiro
@johnyou4036
3 ай бұрын
State house kii ayaa la habeynayaa miyaaa kkkkkkk. waar yaa ilaahay yaqaana.
@mustafesulyman
3 ай бұрын
Xinif.eaadadka.kulmiye.loogatagayo
@mohamedyusuf656
3 ай бұрын
Akhlaaq xume waji xumo
@Waano-x9
3 ай бұрын
Xinif jano kabood 😂😂😂
@AyaanWaano
3 ай бұрын
Guuuuuuuul somaliland
@hodanahmed1456
3 ай бұрын
😢😢😢
@Gudin-iyo-Hangool
3 ай бұрын
Macalin quraan xilli dawladeed oo.aanu qaadi karin loo dhiibey
@Sasqwwgvtgg
3 ай бұрын
Kaan isaga isaga qoxotiye masakinta yaan lagu daayeen
@MaxamuudFarax-f8g
3 ай бұрын
Tuug Tuug dhalay
@gulledabdi6571
3 ай бұрын
Oromo uraya
@KhalifRageh
3 ай бұрын
Sahan Tv: Qoraalka Ciwaanka iska saxa.
@mohamedalimohamed5828
3 ай бұрын
Tuug war islamaha baris ha ka jarin ya ku habarin eh
Пікірлер: 30