Masha allah wllshy ugbaad maxamed cabdi markii u waraysanayaay ninkan cunsuriga ah cabdixafiid way ku adkaysay Lkn markay duriyadu isku timaado farxada iyo quruxda ayaa balan ah
@hafsaabdi8827
2 жыл бұрын
Wa runta waliba markaas ayay ka xunti lahyd wa qof xun lkn wlhi wa qof mar walba iska faraxsan
@abdulazizatl6752
2 жыл бұрын
Hhh marka ma wxd leeday inantan farxanada ah ee nin aan isaaq ahayn ba qabo Aya qabyaladayste ah???? Cudurkaas meelaha kale la tag bro.. ugbad somali oo dhan bey ka dhaxaysa.. farxada iyo qosolka iyo qalbi wanagaana hal reer ku koobi mayso
@nasraizze4669
2 жыл бұрын
izwehezhada💯
@abdirizaknouh8653
2 жыл бұрын
The best interview I have ever watched😂😂
@apdikariimindho8903
2 жыл бұрын
Boqorkii guri barwaaqo iyo boqoradii ugbaad ayaa is helay💯🤣🤣
🤣🤣wlhi qosolki adunka my sister ugubaad and brother guray barwaaqo keep going 👏
@ibrahimissack8455
2 жыл бұрын
Somalida qofkiii qosal badan oo afka kala taaago waxey u aqaanan qof fariid ah oo farxad badan oo bashaaas ah oo dabeecad leh wlhi sidaaa ma ahan xaqiiqada ee Allaha aaan ka cabsano
@hamzenuur5877
2 жыл бұрын
Waa barnaamij fiican, Lkn sualaha soo diyaarso intaanad bilaabin.
@ahmedciiselanziini1281
2 жыл бұрын
Legend guri parwaaqo cabdikariin cali shaah soo qapo adoo mahadsan
@samsamibrahim4346
2 жыл бұрын
Mash allh ugbaad iyo guri barwaqo wa dad qalbi i fiicnhy 🥰🥰🥰❤🤴💯
Ugabaad aragsan Fanaanad aan tageero wan ku wataa apaayo mogadishu to xamar aan ka soo salaamaa. ugaad oo qosleeso aan arko waye wlh maasha allaah Farxad waarta hawada kuu soo marinaa.
@ayaanmustafe5783
2 жыл бұрын
Ugbaad aragsan waan jeclahay wlhi alle ha kaa soo hadeeyo wll oo kuguma dillo guray Barwaqo Abti nolol waarta adna
@Kingtaplouz30
2 жыл бұрын
Ilyaas idiriz Legand sharaabka Dib ha ugu celin Dhame nio😁
Ugbaad aragsan waa qof qalbi wanaagsan oo faraxad badan masha Allah
@umukaltunxasan283
2 жыл бұрын
Guri barwaaqo zxp clkariin cali shaah ku soo samee intuuna naga fogaan inta igu raacsan likè
@dayibhurredayibhurre6959
6 ай бұрын
❤
@abdilahiabdirahman351
2 жыл бұрын
MnCHa allH keep going Uma Baahnidin❤️💯
@monam7931
2 жыл бұрын
Mansha Allah farxadi oo qofa ugbaad qurux
@howraarsan9091
2 жыл бұрын
Guri barwaaqo runtii bulshada soomaaliyeed aad ayey kuu jecelyihiin❣💯🙏 Ee goormaad imaaneysaa muqdisho si laguugu soodhaweeyo muqdisho istaadiyoom🙂
@sadiasheikh1413
2 жыл бұрын
Masha allah umushii is xambaarta alaha kaa dhigo gabar iyo wiil ba waa isku mid oowlaada waa hadiyad ilaheey bixiya intaan haysan ilaheey ha siiyo 🤲🏾
@fosiyaomar6660
2 жыл бұрын
Manshallah wll hore uso da
@zaedzahid8217
2 жыл бұрын
Ugbaad waxay isu qosol ekaden intii Arktay inata tiktok kujirta mgc la idhado qaawan bay isu qosal ekaden 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@israsiciid2180
2 жыл бұрын
Haa wlhi been maha wn u jeedna😂
@ayanna_mx4613
2 жыл бұрын
Haa walhi lkn taaasi waa dhilo subxaana Allah💔😭😂
@abdisamadahmed5493
2 жыл бұрын
Waa dixiin ugbad waa farxaanad 😹👍🏾
@zafwaanosman3007
2 жыл бұрын
Guri barwaaqo legend gar iyo gardaraba waku wata 👍👍👍
@yusufaxmed2590
2 жыл бұрын
Fariid yar 💐 💓 ugbaad aragsan ❤️ waxay tidhi mid walba xili bay lahayd aan ku qanacsanaa uurkeeda waa ku farxeen maanshaalah ilaahay ha u aqbalo xanaan ku curataa guri barwaaqo fanaaniintuba waa qadaan maxaa kaaga tosh daba, sudhay funny
@faraxsan7563
2 жыл бұрын
Naa ugbaadey toosh anu kulama daba yaacin wllhi meel kasta wan kaga hiilin jirey 😂
@hibohassan8939
2 жыл бұрын
Ceeb inanta kaxishood
@yasinkhalif6492
2 жыл бұрын
Wlhi ugbad waa qof farxaanad ah Wajigeeda waxaa ka muuqda qalbi furan ayad tahay wlshey cadowgaa u nooloow from America gaar ahaan Columbus ohio
@faraxyuusuf6915
2 жыл бұрын
Ugbaad aragzan waa ku dhinta fananadayda an jecelahy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯
@ayanlemuktar4133
2 жыл бұрын
Legend guri barwaaqo
@mahrezsaxaafi3796
2 жыл бұрын
Wooow ugbad aragsaan shaqsi qalbi wanaagsan allaha iden dhowro
@amranidan7224
2 жыл бұрын
kkkkkk naagtu
@khaalidahmed4234
2 жыл бұрын
Guri barwaaqo legend maxad iga waqti badan ka shaqaysay maga farxiso ❤
@caaliyafaray8553
2 жыл бұрын
Maansha.llah ugbaad aragtideeda ku farxaa wlhy ilhy hakukala keeno pea🥰
@munamuhiadin4507
2 жыл бұрын
Masha Allah❤❤
@apdinasir9691
2 жыл бұрын
Woow
@Suhuur1
2 жыл бұрын
Masha allah UGbaad mohamed cabdi faraxada ku nolow💙❤🧡💛
Abyo ugbaad uurka ay ledahay ma runba sifican ufiiri uurki meeshi dhama iyo qoftan hada isku dhagan mise ana umaleyey
@mohamedafgaap804
2 жыл бұрын
Guri parwaaqo waa legend aan jeclhy
@minasana5951
2 жыл бұрын
Masha Allah huuno Allah ha ku fududeeyo 😘
@Asiya_ismail2024
2 жыл бұрын
Mnshallaaaaah huno Ugbaad qurux❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bazheirkyz495
2 жыл бұрын
Guri barwaaqo lajan keep going zxp
@malyuundhoore487
2 жыл бұрын
Hadal hayntu waa sharaf markaa tahay qof horumaray dsdku waa ku jecel yihiin Abaayo lagu xantaa lagu xssuusta ee ogow qof jiraa tahay saas aa mashquulka badan keenaysa Ugbaad nolow we love you sister 😍♥️😊👏🏼👏🏼👏🏼
Пікірлер: 1 М.