2000 oo dollar waa badiseen abayo gurigoo oo banaan nasra garden waa 500 Ama 600 oo dollar marka ma alaabta kiradeeda 1400 oo dollars 💸 ah bilkaste waa too much qaali good luck 👍
@nimcoabdulkadir4226
Жыл бұрын
Abaayo 60 kun Kenya mani waa 600 waa imissa dollar abaayo hooyoyika maskiin ah ayaan imissa ayaa kiro iyo biile mxaa ku filan
@mohamedsalat3420
Жыл бұрын
Cabdi Shakuur gurigiisa miyaa iib ah wll
@salatabdi5748
Жыл бұрын
Walaal fundiga disey nambarkisa issodir hadad heli karto
@ubaxmacoow3730
Жыл бұрын
Masha Allah ilahey ha kuxfdiyo abaayo
@fardoosofar317
11 ай бұрын
I leve you keenya ❤❤❤❤
@maryamaxassan6495
Жыл бұрын
Masha Allah tabarakalLaah ilaahey ha barakeeyo family kii hela
@aniwaaye484
Жыл бұрын
Abayo waxaan raba 3 qol thank you
@nastehofarah5821
Жыл бұрын
Lacagta intas okira man xamar bos ugugato
@sadiyogulled5663
Жыл бұрын
Boos aan waxbarasho laheyn muxuu traa. Kenya waxbarasha taala abaayo.
@batulasmail8261
Жыл бұрын
Amni iyo Madaafad kama jirto Xamar
@hibaqhashi4649
Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah
@allowikaalmeyofficialchane4488
Жыл бұрын
Asc. Waa guri wit oon.
@UmuAbdalla1
Жыл бұрын
Waa qaali kirada
@user-jb5ce6nm7j
Жыл бұрын
Where is the fire scape
@sahrocrypto9621
Жыл бұрын
Ka faa'iid cyrptocurrency!🤑🤑🤑🤑🤑🤑 dunidu maanta way hormartay keenii smartphone haysta lacag fudud ayuu ka sameyn karaa aniga waxaan fahmay crypto waana ku faa'iiday sababtoo ah waxaad gashan kartaa 10-50 you $ waxaana faa'iidi kartaa 100x ama 1000x jibbaar.
@MySoulSocietySenkaimon
Жыл бұрын
Asc abaayo anaa u soo guuri raba nasra garden aad buuse qaali u yahay
@indhouronindhouron7992
Жыл бұрын
Abyoy ani xitaa warabe inteee kla soo xiriira
@faizahussein9512
Жыл бұрын
Asc abaayo Waa qali
@Sadiyo1435
Жыл бұрын
Haaa abayo waa guri xili dhoow la dhisay
@abdirisakhiireey9988
Жыл бұрын
qaybta sedexda qol ayaa loo baahnaa kiro laakiin adiga ayaa dagan, Mahadsanid walaal.
@abdiazizosman840
Жыл бұрын
😜😜😜
@farhiyakukay5677
Жыл бұрын
Abaayo lambarkaaga isoo dir ama isoo
@بيتيمملكتي-ذ3ل
Жыл бұрын
qasri kuteh naa waxan qasri lama dhehe naga Aamus
@hilalosman6416
Жыл бұрын
Asc abaayo Waan kusalamey Waan so guraya 2bil kadib xafada southc iyo xafadan yaa fiican iso sheeg fadlan abaayo
@maryamaruun5585
Жыл бұрын
Halkee ka soo guure aniba December rabaa inaa kenya u guuro insha Allah hadey ii Suuro gasho
@ramaas360
Жыл бұрын
@@maryamaruun5585 anigaba December uguroyaa insha allh
@umuhafsa9125
Жыл бұрын
Abaayo South c xafad aad u qurxon waye dadka qurbaa joogtaa u badan lkn waa qaali guryaheda iyo waxbarashadeda intaba lkn nasra garden macquul ah
Ma bakhaar baa…. sounds like commercial property, why would anyone pay $24k for residential property, you can easily buy with that deposit.
@abdulshakuur975
Жыл бұрын
You have edited few times two sentences. Don't fit people in your shoe. There are those who come to Kenya for a year stay. "Short time vacation" such family's will be great deal and gift to them. Why do people stay in Hotels and eat at restaurant for months when they can simply rent and cook for themselves??
@sokorowshows6452
Жыл бұрын
Lolz this condo I was the first person who rented I use to pay $600 until they informed me the owner wanna come to stay but what surprised me is how hardly they trying to scam Somali diaspora Nasra garden used to be so cheap and see now what they trying to make lolz Somalis are always so corrupt
@AhmedAli-il6uz
Жыл бұрын
@@abdulshakuur975 24k is excessive for rental property specially naser garden
@batulasmail8261
Жыл бұрын
Kuwii Dibada Ka yimid miyaa Ka yaacay oo Allabtina laga gatay
@adenali6381
Жыл бұрын
Eh 😮😢 2,000 dollar 💵 bishi anka lacagesto waye 300 dollar bishi mee rabta
@sokorowshows6452
Жыл бұрын
Sawabta contract uu u rabo Ayaa ah qofka markii uu soo dago in uusan ku il bixin wallaahi Waa dhac cad somalida ayagaa lugooyo iskugu filan gurigaan anigaa ku dagnaa $600 maantana $2000 Ayuu ku raadinaayaa boqolaal guri Oo ka qurxoon ayaa ku taala nasra garden oona ka raqiisan aniga waxaan ugaga guuray reerkii lahaa ayaa soo dagaayo ayaa laygu yiri somali waxay is ku dayaan nolosha si xaaraam ah in ay ku taajiraan Iyo qiyaano xaafadaan raqiis ayaa dhulka lagu kala gadan jiran maantana dhulkii 4000 ahaa ayaa ah 58000 hada Oo kirada xaafadaan ay tahay 6000 ayeey isku dayayaan 2000 in ay ku bilaabaan somali tuugo
@yasom1929
Жыл бұрын
$2000 waa qaali
@saadiahappy7173
Жыл бұрын
20.5 million
@aishamohamedmahamud7271
Жыл бұрын
Qaalisanaa guriga
@nimomohamed4559
Жыл бұрын
Guriga usa ohio ku yala iyo siga waba isku qiime bisinka qalisanaa
Пікірлер: 53