Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
@nuroducale7302
4 ай бұрын
Masha aĺlah
@abdisheikh6094
4 ай бұрын
Mahadsanid
@holcaayeyare7676
4 ай бұрын
10000 iguu soo dhameey
@user-hz2lv2zc4j
4 ай бұрын
Meeshan qawarijta guryohodi weeye
@aniwaaye7759
4 ай бұрын
@Ajmal services Loo kadaayo maxaad kala jeeddaan ilaahaan idinku dhaarshee? Ma loo gadaayo baad kala jeeddaan? Darteetse maxay tahay, darteed maad qortiin. Shaqaalaha qoraalka iska baddal wll Sacdiyo. Filmkaada ma fiirsado ciwaankaada markuu qaldanyahay.
@user-nc2xh8gy4k
4 ай бұрын
gadaayo dheh kadaayo war ma ahane kkkkkk
@mudiali719
4 ай бұрын
Al cadaala dheh maha alcaaadlo
@Lights.Upon.Lights114
4 ай бұрын
Xaafadaas anaa ku korey 1987 Al cadaala ma maqlin markaas i think ka dib waaye saan u maleenayo hadaan khaldaneen
@mohamedhuseen8235
4 ай бұрын
Xaafada marka saan urafaad santahay xayeesiinta kadaa,
Пікірлер: 14