Sundus family Uma joogan Malaysia 🇲🇾ceyda neh sdkle amiiro marwalba garabkooda ahow❤️especially sudus kaligeed markee birthday day dhiganaysay i felt sad 🥲wayna ku cusubtahy
@king______diini2777
25 күн бұрын
Mey dadkeda Iska ado maxa cidlada dhigay😂
@YahyeHazen-qp2ji
25 күн бұрын
@@king______diini2777nolosheday Horumarinaysa Jahilow Ha iska Qosline Way Shaqysanaysa❤
@Fatuush11
25 күн бұрын
@@king______diini2777inee dan u joogta lga yaaba
@ameyra1
25 күн бұрын
@@king______diini2777 leen canada sugoosa
@nafiso7343
25 күн бұрын
Mardhow imatay miya ayada
@Farhaan114
25 күн бұрын
Bishaan Bishii Malabka ee Team27 🎉 Waye, Hambalyo Asad Hagio Koko Bulle Sundus Ayaanle iyo Amiira oo isha Allah Next Qiyaastii Hal Sitimaan Kadib Gaari Doonto 1M🎉
@Zakari2
25 күн бұрын
Because calaaf io cashaq
@Samrosimin
25 күн бұрын
Caqli badan ileys daran qalbi dahab teydii amiiros sad markasta sundus ugarab tagan tahy wax lasiisto laheyn😫🥰
@Sheeko..1
25 күн бұрын
Inta amiiro sugeysay like 😊 asxapey waxaan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 4k lee igarsiya 😊
@adoontiallesiman262
25 күн бұрын
waaw walee Amiiro kale in la helo way adag tahay ani qof sxbtinimada wax ka yaqaano ayan ahay shaqsiyada Amiira iyo sxbtinimada waa la is kugu tala galay ❤ yacni 3 qodob aya lagu gartaa sxbka wanaagsan 1 inuu daacad yahay 2 inuu guushaada ku farxo sida uu tiisa ugu farxo guushaadana ka dhigto tiisa 3 inuu noqdo qof gacan furan oo wakhtigiisa iyo lacagtiisa ba kuu hura 3daas ba waan ku arkay qoftaan masha Allah hambalyo abaayo sundus
amiiradena❤ walle bilaash kuuma jclaan ,, qurux ,, daacadnimo,, karti,, naxariis,, wiji furan,, sidan ku jclhay waligey qof social media kujirto uma jclaan alle haku xafido amiiro quruxey❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Пікірлер: 772