Dadna luqmadii bay la,yhn Dadna alaab Baan bedeli bay leyhn cajiib baa thy aduunyooy
@amiiraadan3017
2 жыл бұрын
Aad iyo aad wlhy😢🥺
@Tasnimabdi5
2 жыл бұрын
Oo bakayluhuna ma qol buu lha,csjaip shikhow😭🤣🤣
@tubtatoosan4323
2 жыл бұрын
masha allha abayo wan ku jeclahay please nolosha quruxda badaan ee ku noshaahay la share gare your family and your mum why u mum doesnt live with you
@amiiraadan3017
2 жыл бұрын
Adiga oo 20 jir ah maa naag ku shaqeyneysaa naag jilicsan bad thy hadal iyo naftab intan dawanayey Wlhy video’gan mar waa yabaa sidad u hadleyso iyo sidad thy 😂🤣😅ilhayow tanoo kale igama dhigin jicisan xafsa ha iga xuman waxad thy ku sheegeeee😃😃😃
@mariamabdiqadir3072
2 жыл бұрын
😂😂😂
@nimcocali2146
2 жыл бұрын
Gabadha shaqaalaha haku Jees jeesin xishood naaya wa bila aadam kula mida doqonyahay jilcisani
Anoo nool cafimad qabo waleee naag ima shaqeyso yaahuu 🤣🤣🤣🤣
@shukrimahamed2146
2 жыл бұрын
Waa taan la yaabay naagaha africa joogo they’re very lazy ma gacmaha la yihiin Alah yaa keeno qurbaha America waxaan u maleyn lahaa show guriga ku uri lahaa saa waa dad is baray in wax loo qabto anaga anagaa wax kasta qabsano hadey banaan tahay Iyo hadey guriga dhexdiisa tahay
@fadumomuuse9882
2 жыл бұрын
Adinkabo hadaa awodan in naak qabsatan waa qabsan lahedeen ee dhaga yareeya calacalka agah
@shukrimahamed2146
2 жыл бұрын
@@fadumomuuse9882 kkkk Aniga ma calaacaleyno karti Ilaahay na siiyay gabdhaha qurbaha joogo idinka areebanimo hadana naagaha Kenya kaadidooda Iyo dhiigooda cuntada la idinkugu kariyaa hoogta waad dhimateen wallahi
waan ku xiisney ,kuma aan illowin,abaayo hormar ayaan ku rajeyna,iyo caafimad,😍😍😍😍masha allah oo maazha allah
@hazbevibing3066
2 жыл бұрын
Maasha allaha 😍
@najmoqurux1029
2 жыл бұрын
Baayo caa jis ayaa idilay waxaan cajiska isaga biyo ii sheeg
@AminaLuckyOfficial
2 жыл бұрын
Hafsa gabadhaas maskinta ku shaqeysa daashee,please Allaah dartis ugu naxariiso,oo hanasato maskinta mar mar sii maalin nasasho,waa bini aadam u nax macaanto
@امالحلوين-و4ك
2 жыл бұрын
Abayo axada EE nastaan inta kale we so galaan Lkn malin walbo shaqo san u adag loma dirayo malmaha qaar leee
Miyaa laqabaa gabadha dhar nin ayaan armaajada uga jeedaaye waliba shaatiyaal mise guri dadoow ayey iska duubanaysaa 🤔🤭
@Sungoat23
2 жыл бұрын
Hormar wacan gurigaaga qurux mashaa alla ❤️
@falissiciid6651
2 жыл бұрын
Mansha allh
@fardowsabeautyandcooking4276
2 жыл бұрын
MashaAllah keep going Abayo
@niciimamaxamud6198
2 жыл бұрын
Walashay isku day in aad unaxariisato gabadha ku joogta aad ayd ugu afxuntahye naxariska haka tagin inta aad bini aadamka iska dhaadhicinaysid🙉
@dahaboosman1228
2 жыл бұрын
Manshallah 😍 👌
@naimahirsiawale9318
2 жыл бұрын
Queen
@jacburjalfaq9641
2 жыл бұрын
Fadhiga ana kagadana iyo jifka ilasoxirir
@adiirfarhanharoole489
2 жыл бұрын
Sister sidaan Lee ahow qawanaasho Lee soomali rabaa wanaga la is kuma dawada inta badan balse rabul cizah ayaa ka raali noqon sHarafna waad ku yeelan
@aishacuud3051
2 жыл бұрын
Mashaalah my siz keep rockg
@hanihusseinibrahim5091
2 жыл бұрын
Mashaallah abayo
@faraxsancabdirisaq6733
2 жыл бұрын
Masha allaah xafsa jifka naga badal fadhi le ha badlalinee kkkkk bal mxaa iga galy yab😁
@saynabxasan1103
2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhh
@balqiiscnaasir5895
2 жыл бұрын
Ma islayaabtay🤣
@deqomohamudahmed2418
2 жыл бұрын
Wlh inta Bdn fadhiga inaa iska badasho fiican mesha ugu horeeso oo la arkaayo wa fadhiga
@amiiraadan3017
2 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣😂
@nimcomukhtaar9355
2 жыл бұрын
Xafsa qof aad aan ujecelyhy huno
@naadoadkeysi2438
2 жыл бұрын
M.a abaaya
@ayannour3062
2 жыл бұрын
Masha allah ilaahay hakuu barakeeyo
@msszooya1919
2 жыл бұрын
Wiil iyo gabar ajnabi in guri ku wada noladan somalida laguma arki jirin lkn hada wax cadiya noqote yaab
@ayannour3062
2 жыл бұрын
Wllky waaye baybaledahaye
@saafiomar3809
2 жыл бұрын
Sow walalked ma aha
@msszooya1919
2 жыл бұрын
Hanad wayay wilka tiktokerka ah
@xafsiinamahamut9271
2 жыл бұрын
@@msszooya1919 Yaaku Shegay Adu Wllkey Bey Ku Tiri Ine Kuwa La Dhashta Yihiin Maxa Ka Ogthy
@msszooya1919
2 жыл бұрын
@@xafsiinamahamut9271 abyo aniga waxa snapcahtkoda markasto ka arko aya shegay wilkas kle inu la nolyhy wllkedna inu la nolyhy alahu aclam lkn arinta snapka aya ka hdlayay in dambi thy dad ajnabi kala ah in guri iskula noladan wllna ma aha wa wil ogaden tiktok can ka ah ayadana wa dagodiye
@aslialimohamud3915
2 жыл бұрын
Saxibey allaha ku siyadiyo
@bestfunny9588
2 жыл бұрын
Nairobi tuug ma joogo miyaa qasnada lacagta la tilmaamayo maxaa waaye😂
@dhamaystiran8342
2 жыл бұрын
queeen alla jecliyaa vedioyadaada wlhy😍❤️🩸
@ilhanmohamud5351
2 жыл бұрын
daqadaha mirayada biyo haku dhaqin dheh dawo lagu dhaqo uso gad
@hawaadey903
2 жыл бұрын
But asma and rashka have only one room
@naimojamal1870
2 жыл бұрын
Hhhh ala faduul badnida subxanalaah
@mandeeqahmed3611
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@safamohamed5280
2 жыл бұрын
M.a
@Seey667
2 жыл бұрын
Adigo gabar ah maxa shaqalo ku fale digaba ku filane
Nimanka badan iska kala yare hotel camal gurigaga ugu so dagaya walaley
@mssdahiro6113
2 жыл бұрын
Xafsa ahaan aaway video kaso samey abayo
@runahmed6393
2 жыл бұрын
M.a gari dumar
@najmaaxmed9624
2 жыл бұрын
Hafsa xpiti kuu xiisay wlhi intee Ka dhacday 😭
@qaadijocadey1366
2 жыл бұрын
Xafso walaley youtube tik tok aa ka jeceshahay noo soo badi vedio yada qaliiyey🥰
@aamishashakur2604
2 жыл бұрын
Walashey wankuwata
@adnaliban30
2 жыл бұрын
Xafsa meel lagala soo xiro soo sheeg plz
@fatimafilsanchannel7211
2 жыл бұрын
Mansha Allah xabibti
@farhiyofiska3245
2 жыл бұрын
masha Allah keep going abayo 🥰 🙏
@indhouronindhouron7992
2 жыл бұрын
Abyo gurigaaga qurux intuuu kuyala plse
@mamahamzachannel3377
2 жыл бұрын
Hafsa kuna glass cleaner
@zamzamsalah1780
2 жыл бұрын
Antii maxaa laga wadaa
@bahjomahad522
2 жыл бұрын
Keep going sister
@احمدحسن-ي9ل5ع
2 жыл бұрын
Unaxariiso maskiinta
@aynnaxajicali3644
2 жыл бұрын
xafsaay tani way ku inkariye bal markay saas udaasho dhargi
@fardusmaxamed7167
2 жыл бұрын
ManshallAh beautiful house abaayo yare luck to have
@haytaomar8965
2 жыл бұрын
Su all ? Somaaliye qofka muslima noloshiisa inuu qariyo inuu muujiyo mid kee fican idiinka le waye jwb sax da
@xamdamohomed8831
2 жыл бұрын
Adi hooyo malihid miyaa
@fahmoomar3525
2 жыл бұрын
Masha allh allha kubarakeyo guriga😍😍
@riyaqmohamed565
2 жыл бұрын
Abayo removal iska dig gawada cidanka marka video ga adubeyso waxkasar wajiga midakale codka ad gawada kula Hadleyso Bobsi si ana lofahmin wayo ade private kuyihin sidakale mashallah aya tahay hafsoy wana kujeclahay hadi an kulakaftamo waxa kudihi laha shaqala umabahnid ada iskufilan gawar yar atahay ciyalne kumajogane ee inashaqeysato ade kuficantahay cafimad ahan iyo daqalo ahan
@ismalura7314
2 жыл бұрын
Ninka maxaa guriga ugu haysata ma xishootaye
@sabiriinmohamed8890
2 жыл бұрын
Wale ina ka raysysty rashke doqon😃
@balqisali275
2 жыл бұрын
Keep going abyo.huro usoco marna hooos😘😘😘😘
@silentgirl6148
2 жыл бұрын
Kadaa gabdha kushaqynysa camerada wa miskinad shaqysanysa waxalagayaba camerada inanay ralika ahayne iyo hadalada xun xun e ad kuledahay
@hawomohamed6596
2 жыл бұрын
Gurigaaga nin baa ka dhimane keenso markaad nacdana cayri lol 😂 oo laba bil kadib mid kale cusub keen no more nin gurigiisa 😂😂
Пікірлер: 172