Abayo aniga jiif an emaradka kaso samaystay aya iyalo 9sano masha alah in Hada la so gada moda jifafka wadanka la keno intas ma yali karan way jajabayan
@nimcaaliwaceys8484
Жыл бұрын
Mid july 2021 soo gaty hadeerba waa jajaby😢
@hananqurux9457
Жыл бұрын
Haa aniga xataa was iga jajabeen waa fake
@sahrajamaibrahim6710
Жыл бұрын
❤❤
@HANIHanii-nh1ru
Жыл бұрын
Ani waaba yaabee video yada xamdi ay soo dhigto daad badan ayaa kudawanaa hadana like masar taan inta badan asxaabeey xamdi weey uqalaan taa in aan dhiri galino marka like aan ubadino
@hamdiahmed6508
Жыл бұрын
Masha allah tabarakalaah Allah.
@zuhuurmuuse1633
Жыл бұрын
Wlley gurigagan ma waxku decoratingareyay cadaanka Wayo guriga xamar Ka dhisatay guri Uma eekeen bahal daqadihii meheradaha lahaa ayuu ahaa xata alaabta talay alaab quruxn ma aheeyn iyado dalki alaab aad quruxbadan iyado taalo hadana gurigaga ma quruxbadneynin sababta noo sheeg Waxanan suasha Ku weydinaya Adaa hada Ka hor guryahayga waxka sheegi jiray hore waxad utidhu iska badla design aad udhisanaysan guryaha iyo habkad oglataan kayga anaa nashqadyn lahaa sidu so baxyna waa arkeyny gurigagi
@jawhara4154
Жыл бұрын
Abayo ubaxa miiska qadada kuu saran biyo miyaa kudhex jira
@dekahirsi3126
Жыл бұрын
Masha allah ❤
@naciimomaxamuud3754
Жыл бұрын
Masha allaah
@ahlanahmed8860
Жыл бұрын
Maasha allah abaayo waxaan kuugu jeclahay sida aa daacada utahay oo aadan ugu faanin lacg iyo wax qaali ah baan soo iibsaday naaguhu waxaas beey faan moodan adigu dadnimadaada baad ku faantaa maasha alla
@yuuuuga1
Жыл бұрын
Mahad sanid qalbi
@shukriyaabdullahi4169
Жыл бұрын
Mansha allh ❤❤
@MalyuunAbdu
Жыл бұрын
First ani wye xamdi warsamy waa ku saalmy ina adeery ❤️❤️🔥
Xabdi gariyeey somiya lubaan aad u caraf badan baa laga helaa oo freesh ah ma ka soo gadatay mse waa so ilowdday
@yuuuuga1
Жыл бұрын
Waan ilobaay qalbi 😢😢
@amiirailyaasxasan
Жыл бұрын
Allah kudhoro mlpo❤
@samsammaxamuud9891
Жыл бұрын
❤
@haboonwardo6645
Жыл бұрын
Masha Allah Tabarakalaah Codkar qali❤
@Hanaamohamed123Hanawali-jh3fp
Жыл бұрын
Wall mishiinka qiimihiisa waa imisa
@yuuuuga1
Жыл бұрын
Abyo mcn soma gadin xayeysis ku helaay
@miskihassan2493
Жыл бұрын
Walaley gocasadan kaa sugeynay mee xamdaay ina adeer
@nimcaaliwaceys8484
Жыл бұрын
Naa xamdiyey maseerku ma kalsooni daraa horta😂😂 xaajigii baa doraat intay tuuga heleen mobeladii ka aruursadeen oy midina gacanta kaga dhuften iPhone uu jecel yhy waty iyo ku klaba laga qaatay marka hadeer mobel qurux badan buu soo gaty saan dhahy iibadal oo kayga qaado hadaan aniga kuu xarakoodo way kugu filan ttahee😂😂 suu ii jakirey ana waaban maseerey waxaan ku hayaa tuugada baas may kaygana qaado waana cuseeb dee lkin kiisan kahely😂😂😂
@yuuuuga1
Жыл бұрын
Maser waaye nayaa hee xajiga waax u quur deee
@nimcaaliwaceys8484
Жыл бұрын
@@yuuuuga1 🤣🤣saas maa iyeeshy😭😭wabaaa🤣🤣🤣hye hamda xubbi🌹🥰
Пікірлер: 53