Masha Allah waxaan maqli jiraay qof duceesan ayaa dantiisa garo sharta iyo shedaan allaah ha idiinka haayo Xabiibti ❤
@aminaahmedmohammed1056
Жыл бұрын
Masha Allaah shukran idinkoo howal badan idin taalo ayaad walaalihiina caawineysaan, nolasha cusub Allah ha idin fududeeyo caruurta waan salaaney Allah ha xafido Aamiin weligiina faraxsanaada insha Allaah shukran!
@rashkaboy6148
Жыл бұрын
Xaqiiqdi youtuper badan oo somali iyo ajanib ba waan dawaday lkn chanelkina waa mid i anfacay oo aan rajeynayo ina wax badan nolosheyds kabadali doono thanks wllo
@sahrujacali4144
Күн бұрын
Masha Allah aaaamiin yaarabi dhamandena ❤❤
@rodaabdi890
Жыл бұрын
ASC jasakallah khaire sidaad nogu macneyseen. Guriga iyo berta inte mitire buu Ku fadhiyaa?
@SahraSiman-uu1uk
Жыл бұрын
M.a adiga iyo xaajigaga waad isfahansantiniin qorsho in lagu socdo waa wax fcn ilaahay ha idiin xafido
@hayatali4756
Жыл бұрын
MaashALLAH MaashALLAH aad kufarxay waan fahmey ومن يتق الله يجعله مخرجا.❤
@leylaahmed8967
Жыл бұрын
Macnaha saan u fahmay kaash ku gadateen guryaha badiyaha wey ka jaban yihiin kuwa magalada aniga talo yar idinku darsana oo aniga ku faa'iday qolalka hadey badan yihiin mid ka mid ah qol salaada u gaar ah usamey si caruurta u darento jawi ruxaani ah waa hadu masaajid idin dhoweyn saliyo u dhig u sharax kutubo u dhig aad ujeclanayaan waa can tajriba waxan idin shegayo. Guri aad ledahay iyo mid kiro wey kala hurdo macaan yihiin xitaa😂😂😂 nafsiyan xita u dage allaah idin barakeeyo
@faizaabdulla3604
Жыл бұрын
Aamiin yarabi
@faizaabdulla3604
Жыл бұрын
Mashaallaah dadka qar waxyabaha AD soqoreysin iskada walalayal janankan ERMOY KIR UQADA WALALEHEN WAXWANADSAN AYII KASHAQEYNAYA OK
@faizaabdulla3604
Жыл бұрын
WALALAYAL JANANKAN ERMOY KOR HALOQADO IDINKO MAHADSAN QOFKASTO MASHAALLAAH DHAHA OK
@faizaabdulla3604
Жыл бұрын
WASAX DADKA BARAHA BULSHADA DADKA KALE WAXODA WA DHALANTET IDINKA WIXINA WADAX DAD ILLAHEY KABAQAYO AYAD TIHIN MASHAALLAAH
Asc. jawaabo 10 mint qadan karo ba 10 videos ka sameyneysan shaqo tag cadi baad tihin😂 kow dheh.. aniga hadalka la jiid jiido wan ku caajisa dad badan ba ila fikir ahna way jiran hala ixtiramo waqtiga wa qali hadii kale wa la idin ka cajisi fursad bdn ma heyno aan video bdn ku dawano . inta ka dib waxa idin kaga filan inad tiraahdaan anagu lacag aan leynaha ku gadanay. marka su.aasho waxay noqon imisa ku iibsatayn guriga lacag ahaan ? intaas iyo intaas hadii adan rabin in aad nala wadagin lacgata aad guriga ku iibsateyn hana dalin dee walayal cid xoog idin kuma lahan. Allaha idin barakeyo guriga cusub kuwi faraxd bdn ku qata rabi ha idinkaga dhiga aamin.
@hawomohamedmohamud800
Жыл бұрын
Mashalaah allha xafido
@-taibatmuna
Жыл бұрын
mashallah tabarakallah ❤️ ♥️ 💖
@urejimohamud8282
Жыл бұрын
Wax walba noo soo sheeg waa jaclahey baadiha.waa idin salaamey.
@hamdiegal889
Жыл бұрын
Masha Allah
@ummuisra6271
Жыл бұрын
Masha ALLAAH 👍👍👍👍👍👍
@adenamiiroali303
Жыл бұрын
Shuruudaha noo sheega saan ugu faaiidno walaalayaal❤.
@nuurofarah
Жыл бұрын
Thanks 🙏 wadaa iifurteen jzklkh❤❤❤
@amranyasin6840
Жыл бұрын
guri qadimi ah waye dhulka unba niliga gaday
@fatmabuffallo4095
Жыл бұрын
Asc ukhtii quursi macnaheeda waa yastiimo
@ismahancali6643
Жыл бұрын
Masha Allaah ❤❤❤👍👌
@farduusmusse9242
Жыл бұрын
Masha allah❤
@nuurofarah
Жыл бұрын
Mashaa Allah
@anisacabdicali7398
Жыл бұрын
Masha allaah mabruk ❤
@suediyusuf4484
Жыл бұрын
Hal su aal baan qaba Aarimo Finland dhulka tac badan ma layn ka qada?
@hudunadam1182
Жыл бұрын
Masha allah walashey
@Qadroali231
Жыл бұрын
Asckm masha allaah❤❤❤🎉🎉🎉
@rukiadakane5067
Жыл бұрын
Maashaa allaah dad ku dayasho leh baad tihiin, teeda kale waxaad ka dhalateen dadkii wax soo saarka lahaa ee lagu noolaa wadankii.
@munashAmiin
Жыл бұрын
Wa iddin salaamy salaan sare iga gadooma asc xld ciyalka kawaran malafiicno aqbar tada walalahega sharafta badan hori usocda
@aminahussein-hassan522
Жыл бұрын
Masha alaah alaha idiin barakeeyo aniga 2019 kii aan guri kawaatay bank 🏦 bil walbo ijaarka intaan bihinayay un baan bixiyaa maanta hadaan bankiga u celiyo labo boqol oo kun cash ayaan qaadanayaa
@hodannuh3012
Жыл бұрын
Asc wallo miyaanay ribo ahayn hadii aad Bank ka qadatay
@maryamhassan8093
Жыл бұрын
Allaha idiin fududeeyo amuuraha
@hawakarshe7904
Жыл бұрын
Did u hire a lawyer? Thanks for sharing.
@beuatyahmed1542
Жыл бұрын
Asc Naciima iyo Mohamed goobo loosoo xagaay baxo ma soo wadaan mise?. Insha alaah aniga kow ah halisoo war galiyo
@munashAmiin
Жыл бұрын
ما شاء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Пікірлер: 79