1300$ Norway 🇳🇴 aan ku daganahy 4800$ bishii waa ku shaqeeyaa see cmll meel aan 100$ bishii aan ka heleenin see guri 1300$ ugu dhiibaa war kista yar ee nabada allah swc nasiiyay aan xamdino ee waalida hala jooojiyo
@ifraahabdi7729
Жыл бұрын
meshaan ku yaban fadhiya wlhi
@saidadan3296
Жыл бұрын
Nabadii ayaa xal loo la'yahay markaas ayey ku leeyihiin $1000 kiro ka bixi, ha la isku ciyaaro ayey wadaan reer mogadisho, east africa dhan iyo maca turkey gurigaas oo kale 300 lagu kireeyaa.
@maryamcumar5895
Жыл бұрын
Afkiiba juuq gabay 😶
@hamdaladan7608
Жыл бұрын
Haa waa waali cad
@guidetoquran9240
Жыл бұрын
Norwey aan usoo guuree lacagtaas hadiiba bishii lagu shaqeeyo mase cashuur ku jirto
@safisheikhali205
Жыл бұрын
Waali caadi ah iga dheh hoteel maan dago oo waqti walbo leey nadiifinaa cajiib meel aan aniga sheeyn allaha kuusahlo masaarida hadaa bakeeri jibiso diboosidkaa lagaa gooynaa laakiin waa 400 doolar fargeetana kama maqno wiishna waa leeyahay buula Xuubeey waa xaafadeena aadaan u jeclahay 32 years ago viva buulaxuubeey
@falxadomohamudosman3810
Жыл бұрын
Hhh waa waali caadi ah
@latifamussa4979
Жыл бұрын
Masshaa alaah somaliya weytegtay ❤ waa wax lugu farxo guryo san uqurxoon in laga helo keeb going somaliya muqdisha cadey
@darishore814
Жыл бұрын
1300 usd kiro wadanki, yurub iyo americaba laguma kireeye iyo kenyaba iyago ka qurxan design iyo furniture yaala.caqliyad horay ka taajir ah ayaa kuwada jirto dadka Somalia ganacsi ka sameynaya
@abdiseed3363
Жыл бұрын
1300$ walikis qof dagaya maleh san a minsanahy Allaha ubarageyo koley xildhibn iyo wasir Allaha u sahlo
@hanaashafici7231
Жыл бұрын
Kenya 2qol kaliya aya lagudagaa waa raqiis gurigaan aad ayuu uweenyahay ani waka helay masha allah
@OmarAhmed-bi2lj
Жыл бұрын
Cid kale dagi meeyso, aan Aheeyn kuwa wasiirada iyo xildhibaanada umadda waxooda soo dhacay kaliya ayaa dagaya
@abdiseed3363
Жыл бұрын
Dadka somaliyed ee guryaha leh jahiliin miya ma walan yihin maxa ka qaltay horta guri turki kuyala ama malaysia oo goglan 3 qol wa 350$ maleha qar 280 wana guri Allanta tala nucan xata ahen ka qurxon marka dadkan mijirka Allaha uso celiyo
@fttytuthrutty1172
Жыл бұрын
Hhhhh
@sadiyomohamedabdulle9366
Жыл бұрын
Aniigaa iyo caruurteyda aya degnay aad bey ugu heleen ayagoo weligod muqdisho ta gin waaaaw xuusuus by nagu tahay bil ayaa degana xayaat marked ka dheero inshallah allaha u barakeyo maxamed
@alixirsi334
Жыл бұрын
Gurigaan wuu qurxoonyahay Laakiin waa qaali qofka guriga kireenayo waa in uu ku xisaabtamaa qofka income ka soo galo Meesha Europe iyo America ma.ahan anyway good luck...
@maryanhaji8981
Жыл бұрын
Masha Allaah keep going Team Ajmal horumar wacan insha Allaah
liketi ugu horreysay anigey iga soo kaa gaartay. adigana waad mahadsantahay.
@fttytuthrutty1172
Жыл бұрын
Masha laaah
@sadiyomohamedabdulle9366
Жыл бұрын
Masha allaah
@shukri.Ali.Hassan
Жыл бұрын
Maasha allaaha caadi maaha
@ramla.abdi.5451
Жыл бұрын
Mashallaah
@zamzam5255
Жыл бұрын
XAFADEDII WAAYEE MAASHAA ALLAAH
@Aziizmohamed
Жыл бұрын
Mashallah
@villasomalia1756
Жыл бұрын
$1300 per month is too much no no no i say $700 max take it or leave it
@deeqowarsame3170
Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk bisinka. Maa hoteel dago asaaa iiga raqiisan
@sadammuminahmed3833
Жыл бұрын
Welcome
@omarabdi1042
Жыл бұрын
Baaye farxalo , 1350+150+1000 guri hal bil la degaayo yurub ayaan joogaa walaahi 1300 barkeep xataa laguma kireeyo misna waa muqdisho oo aan amaan ahayn, guryaha waxaa dubbed dul saarta waa dilaaleyda, iimaanka Allaha idin galiyo
@Aziizmohamed
Жыл бұрын
Wll waxaan u baahna 2 ama 3 qul oo goglan Mogadishu
@saraabdullah8608
Жыл бұрын
Bismilaah maxaa intaaso lacag ah
@amalomar380
Жыл бұрын
Korontada iyo biyaha ma ku jiiraa kiirada Thanks walaalo mash Allah
@shukrimahamed2146
Жыл бұрын
Kkkk yaa ii qoslo faqiir markuu wax helo waa nuucan oo kale waa waali 1300 Somalia ku yaalo markaan ku dagaayo intee joogaa ma Yurub Iyo USA miyaa sheeko wadan aan nabad aheyn oo hadana waali ah waxooda reer Muqdisho ugu tag xitaa qurux uguma arko Furniture ka ama alaabta taalo ma ahin mid heer sare Turki ayaan waxaan ku joogay safer yar 700 oo dollar ayaan ku daganaa guri qasri ah hadey ahaan laheyd Dabaal gym inaba caadi aheyn nabadii kuu dheer tahay
Lkin wll calamadda ku saaran waa maan sooniyada please iska qaad
@diinisaalah5406
Жыл бұрын
Adiga hadaad hadalka badan iska deyso oo aad natiijada un ka hadasho wey fiicnaan laheyd because maantooo dhan hadaad halal Iyo video 15 daqiiqo soconaya wa lagu caajisayaaa qiimaha mesha uu ku yaalo kaliya loo baahan yhy hdl yira badan cidna ma xiiseyneyso thanks
@AhmedAli-ez3lp
Жыл бұрын
Addenda meet ey ka jirto 1300 ijaar flat ama shugo aan villa aheen kama dhicin dunida war anigoo hotel 5 star seexda dubai kirada intan maaha yaahu
@momomomo2693
Жыл бұрын
Ajmal qiimaha kirada waa qaali, lacagta ad shegtey iyo guriga ma is kuma dhigmo
@Anwar-js2kz
Жыл бұрын
Jiif qurxoon ma yaalo
@suleimanmahdi354
Жыл бұрын
Hadii aan somalia Imado lee aan dago swisska aan ku daganahay Mel aa ciyaal weero joogin 😂😂
@jakoj9220
Жыл бұрын
Hal sheey ayu ceeb ku Lee yahay gurigan mid wa rooga yaala ee jeefka la dhigay iyo dhafiga. Somalia maba ku haboona roog maxa yeelay wa wadan kuleel ah oo caro ama wasaq da ku daban marka inta kale ma xuma . Laakin rooga hala qaado . Tan kale waxa kalo aragna shiishada ti lagu cabaayo wey taalaa ee malagu Kireeyaa. Taasne iga waran
@shaacirsadiiq9843
Жыл бұрын
Halkuu kuyaallaa hotelkan
@mohamedhassan-wx7ci
Жыл бұрын
1300 dollar bishii aa New york miyaa?
@namiin3034
Жыл бұрын
1300 Oo maan hotel iiska dago 🤣🤣 room service na wan helaya.
@walaalkaacaawijizakalahuqe8408
Жыл бұрын
Hal qol iyo fadhi ii raadi kan waa igu weeyn yahay
@goja99husse12
Жыл бұрын
hotel maa dago markaa lacagtaas dhiibaayo
@deeqahaybe5051
Жыл бұрын
Labad
@asiaali566
Жыл бұрын
Dadkan ma fahmin war adoo 10cunug wata guri goglan 1sadex wa cadi 1bil
@halimoosman935
Жыл бұрын
Xasbiyalaah Wanicmal wakiil
@marianmohammed67
Жыл бұрын
Acuudu bilaah maxaa sicir bararkaas waaba maalin taajire siddii wadamada dariska camal maa laga dhigi rabaa soomaaliyana
@hanadabdulahi9289
Жыл бұрын
Walahii wan yabay 1300 o somalia kudagayo mawalanyihin filadi dhan 300 dolar aha
@OmarAhmed-bi2lj
Жыл бұрын
Ajmal degan, walaal guri, USA, ku yaala 3 qol ah garaashkii baabuurta barafka uga xareeysaneeysid leh korontadii leh biyihii leh wadadii leh qashinkii lagaa qaadayo amni ah shaqadii la helayo laguma kireeyo lacagta aad sheegeeysid ee ah 1300 dollar, marka Walaal waqti ha iskaga dhumin guryaha nuucan oo kale ah, xitaa kuwa doowladda iyo dadweeynaha xoolahooda soo dhacay ma dagayaan, maxaa yeeley buula xuubeey amnigeeda ma wanaagsana weey ka dheertahay madaxtooyada aga gaarkeeda, halkaas oo ay daganyihiin tuugta shacabka xoolahooda dhaca ee gurigaan dagi lahaa, maxaa yeelay lacagta ayaga uma soo dhididin
@naimanaima2527
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂1300 marka guri halbil igukireysanayo muqdisho maxanunsanhy naagtan labalabadeda intan dhageystay ayanba kaxanaqay yahu 100dolow hotels lagudaga edo
@bongasasa3895
Жыл бұрын
Kurigass jalaha ah wa kursi shaqo for those who know what I mean! Didn’t know muqdisho is funky like that you don’t put that type of furniture in a rental too much DNA will be left all over it
@hanaashafici7231
Жыл бұрын
🤣🤭
@ealaso01
Жыл бұрын
1300 aad bay qaali u tahay
@queenaraweelo5915
Жыл бұрын
Dhismaha gurigiga waa qurxoon yahay laakiin foormiiga kun kalar bey ka dhigeen qolka fadhiga. Qofka foormiiga doortey ma yaqaan sida guryaha loo sharaxo
@OmarOmar-zf4fn
Жыл бұрын
Anigaaba wareeri 130 dolar mey dhahdi mise 1300 maxaa central London mu kuyaala kirada xitaa isbaaro miyaa dadkaan allaha khaboojiyo wey karkarsanyihiin aduunkaba lama socdaan
@xilkascade
Жыл бұрын
Cid degaysa malahee yuusan boodhka Ku ciyaarin
@mustafahassan2231
Жыл бұрын
yaa ila arkay dhalada shiishada luuqa taalo
@Shamuuri_official393
Жыл бұрын
Kkkkk jinool miyaa ganacsatada xamar Hal boos ayaa 1300 dolar lagu helaa ceelasha afgoye SE cml dhaca naga dhaafa walaalayaaloow shacabka haloo turo
@liikuraajo
Жыл бұрын
Somali wa bila qorsho lacagata afkis so qabto ow ku kerina yaab
@drlegendpaddington48
Жыл бұрын
walaahi runtaa 150 dilaal ah 1300 waa 1450 kkkkkk caadi ma ah some how they doing good hope to do Business...nabadaa ugu muhiimsan waa la isu dacareeyey walaahi faqiirki hanti yeesha faan baa looogu adkaysan yaab1450 yurub looguma shaqeeyo
Пікірлер: 91