Ninkaan dhul lahayn Kenya ha dhisto dhulkanagii Somalia dhisid nooga baahan oon waliba Sharaf iyo Xor ku nahay
@palmbridge2987
2 жыл бұрын
Orad dulka Somalia nabad kaso dig then we’ll move there. Haben iyo malin masakin ayaa lagu leynaya Somalia markasa naledahay Somalia an mal gashano. Ilahey ku naxariso Cabdicasis Africa.
@hibaqhashi8584
2 жыл бұрын
Masha Allah
@suhaybmohamud5777
2 жыл бұрын
Waa meeqa qiimaha kiradu
@ukunyareey2805
2 жыл бұрын
Waa imisa wllo kirada mishii? Alaabta hadii aan ku kiraysanayo waa meeqa markuu alaabta ku jirina waa meeqa kirada? Mahadsanid
@shucaybcabdikarin1038
2 жыл бұрын
Asc isodir nubarkaga an kulaa soxarira
@cabdicadow1472
2 жыл бұрын
xayawaan
@haboonali3643
2 жыл бұрын
Somali way ka Caqliday inay Kenya Hantideeda ku shubto waxan dhisanayna
@mohaa10
Жыл бұрын
walaalay xamar nabad ma aha xorta aad oogu socon kartid wadamada dariska la eh somalia ooguma socon kartid moqdisho waxaa laga yaaba askari in uu si bareera kuu dilo iyo ciyaal weero dadkii mobilada maalin caday ayadoo tahay a dhacaayo xita una dilaayo haday rabaan allah wuxuu dhahay naftaada aamin bay kugu thy waa inaad badbadsataa si walboo kuuugu qaadato makastay waan jeclaanlahaa inaan xamar dago kuna noolaado lkn niyada waa a saaray xamar inaan u noolaado inta cimrigay ka dhiman
@anabnuur5699
2 жыл бұрын
Asc
@propertyshowsomalia
2 жыл бұрын
wcs
@cabdicadow1472
2 жыл бұрын
Maxey doqonimadaaan ?
@zarahmohammed573
Ай бұрын
😂😂😂😂
@hamsecade8998
2 жыл бұрын
WOOW kiradisa meqa walalo ad ayan uxisenayaye
@propertyshowsomalia
2 жыл бұрын
For Sale not rent 🙏🏿
@umamiinmuqtar811
2 жыл бұрын
walal dadka kiradana maad ufaaideeysaan fadlan dadbdan baa ubaahan
Пікірлер: 19