mahadsanid walaal horey ayaan u sheegay maanta ayey ugu dhowdahay Somaliweyn ilma adeerayaalow dhiiga Somaliyeedow dadnimo aan muujino qabyaalada iyo waxyaabaha macna darrada ah aan ka gudubno maanta Soomaliya aan doono madaxda Somaliyeedna waxaan aad ugu adkeynayaa iney tanaasul dhexdooda ka sameeyaan xataa hala doono AS waa wiilal Somaliyeed oo taladii ka xumaatay guul iyo Gobanimo Somaliya
@abduwahabahmedmahamed547
56 минут бұрын
Masha Allah guul Somaliweyn
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
ALLAHU AKBAR. Walaahi walaalayaal ilin farxadeed baa indhahayga ka socota intaan daawanayo barnaamijka, SOOMAAALIYA ha noolaato walaalayaal ❤❤❤❤❤❤
@CaliCabdalla-lx7pn
Сағат бұрын
Gul somaliyed
@najmomaxamed9156
Сағат бұрын
Alxmdulilaah guul alahayow guul
@fadumonurhassan91
Сағат бұрын
Abiy Axmed xisaab qaldan ayuu sameeyay, ma uu san fahmin cidda ay Soomaalidu tahay, wuxuu mooday inay sahlan tahay in Soomaalida dhulkooda la dhaco.💪🏽🇸🇴
@OmarYare-j5g
2 сағат бұрын
Guul guul somaliya❤❤
@CaliCabdalla-lx7pn
Сағат бұрын
❤Hanbalyo hargaysa kasodiraya gulsomaliwayn
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@KanadidMed
54 минут бұрын
Mashallah inchallah guulastay midinmo somalia
@hooyosom8904
Сағат бұрын
Masha Allaah
@axmadkey
Сағат бұрын
Waa runtaa wariye guul.
@MuslimoIsxaaq-x1f
Сағат бұрын
Guul somaaliya
@HuseinArabow
Сағат бұрын
Waa mahad San tahay bidhan❤
@KanadidMed
28 минут бұрын
Allahou ugargarro les soldats somaliens
@abuudeeq200
Сағат бұрын
Guul
@alimohamedahmed4813
21 минут бұрын
Maashallaah Guul iyo Gobanimo
@CALIYare-ky1rh
Сағат бұрын
Sxb waa khalad in aad ka hadasho hub ciidan oo digaaya waxaana haboon qofkasta oo ka arrimaha ciidanka in laga jaro faruuryaha
@sidimani
2 сағат бұрын
MASHA'ALLAH e calanka somaliya ku xiro wadnaha korkisa sida kan kenya e malina dhowa ku xirna.
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@abuudeeq200
Сағат бұрын
Soomaaliya wa u farxad
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@Shamuuri_official393
2 сағат бұрын
caawo muqdisho waa wado hub iyo gadiid cusub ayaa wada socdo insha allaah ithopia war aa gali doono shuubaa dhashee kufaarta
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abuudeeq200
2 сағат бұрын
Guul Soomaaliya...
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@leylaali5560
2 сағат бұрын
SOMALIYEY TOOSO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 TOOSO ISKUTIIRSD 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@abyanfaraxamaxamed7900
Сағат бұрын
Masar Iya Ka Keenayba Way Qaldanyahiin...Ethiopia Haday Rabto Dalkooda Hakala Dagaalameen.Somaliya Maya
@abyanfaraxamaxamed7900
Сағат бұрын
Somaliya Iyo Ethiopia Dagaal Ka Dhexeeyaa Ma Jirto .Waa Siyaasad Xumada Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Abiye Ahmed Ali
@ayooshu4526
2 сағат бұрын
Warqariya. Sirta.
@MuuseSheekhmaxamuud
45 минут бұрын
guul guul 😂😂
@mohamedkeinan5835
Сағат бұрын
Hubka An Arkayo Ma Ahan Hub casri Ah wa Hub laga guurey waxan leeyahay maxa inoo diidey Hubka Hormarsan ????x❤❤❤❤😂😂😢😢😮😅😊
@abuudeeq200
Сағат бұрын
Xabashi iyo daba dhilifkeeda caawa waa calaacalayaan
@Apdi_maalik
2 сағат бұрын
Guul all somali
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@KhadraAdan-x9b
32 минут бұрын
Hasheegin sirta ciidamada iyo hubkooda soomaali bay barteen
@warsamewaberi3792
Сағат бұрын
Diyaaraddo mahee waxaad tidaahdaa drones 😂
@abdinasir7998
Сағат бұрын
gul gul gul gul gul gul Somaliya ka naxaw nafta wa ilahow namide oo qulubta No nole si Aan cadawgen isga celino...
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@MedIbrahimidrissIbrahim
37 минут бұрын
Tolow oromadi cawa xaalkedu waside
@MaxamedXirsi-x6v
45 минут бұрын
See.laga.yeelaya.mwbutilan.wan.macalweeyn.
@Sarta100
Сағат бұрын
Hub altalary weeye sid RT5 iyo M30 iyo drons iyo kaaro iyo beebe. itoobiya waxaa loo sugaa 31 Disember hadii askari ugu dambkeya ka bixi waayo waa la duqayndoonaa cir iyo dhul dhamasn gobolada dalka waa la burburinaa maahee bal la daqay oo kalaa loogalaa inshaa allaah waayo waxay usocwaan waa gumsysi dhul iyo bad waa la halasgi doonaa orromada waalan ee yeeyda ah bashan.
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@ahmedmose5466
Сағат бұрын
Calanka fadlan dhanka bidix kuxiro
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@ahmedmose5466
Сағат бұрын
@@AbdulAli-ku9he mahad sanid Abdul ali
@harig-shillgroup6837
23 минут бұрын
WARYE: Fadlan walaal si gaar ah warkan ugu tabi ninka WAARE lagu magacaabo iyo dhigiisa LAFTA GORAYO! KKKKK
@mahmoudhersi4603
Сағат бұрын
Hubkaas Reerkee lagu weerarayaa? War hoy ha la is jiro, Xasan guduhuu yaqaannaaye, bannaanka waxba kama ogee!!!
Yaa sirta dowlada faafi ku yira adiga maxaa ka qaldan jooji faafinta sirta dowlada in badan ayan kuu sheegnay laakin waad naga dhega adeygtey war is xisaabi bro
@guledgled8695
2 сағат бұрын
Xasan sheekhow dalka xaalad deg dega ah ku soo rog.Dalku dagaal ayuu galay wax aad sugtaa yuu Jirin.kala dir barlamaan ku sheega.jawaasiista guryahooda ku weerar diyaaradaad haysataa
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
❤❤❤❤
@YusufCraxman-y1e
Сағат бұрын
Sxb hogaanka somalia ciilaya,,hogaamiyaha xasan munaafaq,waxu daneya jabkisa waxi ku dhacaya,,hada hubkaasi waxa qadanaya,waa hawiye waxayna ku dhibateynayaan qabilada somaliyeed,,sidi horey udhacdey,,marka qiira jabaan ayaad ku heysaa
@AbdulAli-ku9he
Сағат бұрын
War anaa Daarood , majeerteen ah , cuqdada iska saar.
@YusufCraxman-y1e
Сағат бұрын
@@AbdulAli-ku9he sxb cuqdad iguma jirto,qaniyo qaniyaa kaa fujisa,,xasan munaafaq iyo reerkiisa,,ifka waxay u nacebyihiin,,puntland,,ma aamineysa ragii muqdisho dawlada somalia geeyey ayaan kamid ahaa caskariban ahaa wan ku dhaawacmey,2005dhalin yaradii bosaaso Laga kaxeeyey ayaan kamid ahaa,,,Marka abaalki puntland naf iyo maal dul dhintey,,waxa loogu badalay,,in Nala tikooro,,oo misaajidka Laga habaaro
@aragsan5690
52 минут бұрын
Dagaal umabaahnin afar sano oo dagaala waakudaalnay hub maahee haru mar mayaqaanaan. .indheer garad keena Odayaasha ilmaha idil soomaali hurumar baa ladoonayaa..Hub waxbuu dilaa wax manooleeyo.
Пікірлер: 61