ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏🙏🕋❤ mustafa cagjaarwaa ruuntisa somaligalbeed waa Darawiish ayage kagoda waxey raban Guul ayanidin leeyahay from SSC KH❤🎉 salute Eedo Allaha kuxafido Insha Allah GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
WAA YAAB OROMADII WELIGEED GUMEYSIGA KU NOOLEYD AYAA RABTA MAANTA INEY GUMEYSTAAN SOOMAALIDA. WAR SOOMAALIYEY SHARAF KU NOOLAADA HAYEELINA GUNINIMO.
@AdanIdow-sy4hv
19 күн бұрын
Somali wa somali
@ridwanleli-w3e
16 күн бұрын
Guuul
@AadanCumar-mw1sj
19 күн бұрын
Aniga marwalba waan oga inuu Mustafa uusan aheyn hayiin itobiya
@ShabanHussein-c2p
19 күн бұрын
Guuuulll
@samsamtesoro5703
18 күн бұрын
Horta madaxne dhan aduunka majiro especially africa lkn Mustafe waa nin wax bartay marnaba dadkayaga sidii loo layn joray uma laynayo nabada waa inta aanku taageeray gulayso Ina abti marna madaxwenahayga❤
@bazeera5520
19 күн бұрын
❤❤❤❤
@abdikadirhaji6852
19 күн бұрын
Lakin Maadama Deeganka Somali Galbeed Ay Yihiin Sow Walaalaheena Sow Ma Aha oo Hadii lafara Geliyo oo Qowmiyadahan Canfar iyo Oromo Soo Weeraran Cidna Fasax ka Qaadan Meyno Cagtaa Marineynaa Oromo iyo Canfar ❤❤❤❤
@jamahussein6860
18 күн бұрын
Darwiish:soo daa war dhab ah oo runn ah, warkana iiwadd,
@OsmanAbdi-s2y
19 күн бұрын
💚💙❤️💙💙💙💙💙💙💙🥰🥰🥰
@shaafimaxamed576
19 күн бұрын
Waa Fikir sax ah
@MaxamudCabdi-s6l
18 күн бұрын
𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐞 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐧𝐢𝐧 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐚𝐲𝐚𝐝 𝐭𝐚𝐡𝐲 𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚𝐥𝐨
@neimakawsar9623
19 күн бұрын
Guuul somali wayin meel walaba jogoto somali wa ina la iska celiya oromoda uurta badane
@MaxamudCabdi-s6l
18 күн бұрын
𝐎𝐤 𝐦𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐞 𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚𝐥𝐨 𝐬𝐚𝐰 𝐦𝐚𝐡𝐚
@DirirMohamed-v6o
19 күн бұрын
Uu jilisahey bro
@ayaanlecabdiraxman3568
18 күн бұрын
Waa qalad in oromo jijiga lagu soo hadal qaado jijiga waa adaamada ama naazareeda oromoda markaasi haddii oromo lagu yidhaahdo soomaali baa lasiin siday oromo noqon lahayd maha dadka in lakiyico oromo waa oromo soomaali waa soomaali joojiya yaan shucuubta la kicinin killilku waa kii soomaalida jijiga waa dhul ayay leedahay
@farahmfarah4480
19 күн бұрын
Madaxweyne Mustafa somali degaanka cudud ciidan sameyso
@caadawemaxamud3244
19 күн бұрын
Ok musafe cajar hanolato mataxwin musafe hajiro
@adowkiyana6983
19 күн бұрын
Geesi geesi dhaley ( faidaa cazamta,Fata wakal,calallaahi Tala rabbibaa,kufilan,,oromku,hadhaco
@Shafici-td8sg
19 күн бұрын
itoobiya soo wallha mahan
@CaliCabdalla-lx7pn
19 күн бұрын
Gul madaxwyne MusTafE hadalkahore siyayayuah
@mohamudahmed5353
18 күн бұрын
Adiga ayaamunaafaq Ah
@ashahassan8878
19 күн бұрын
Illahayow midnimo waafaji war is raaca oo itoopia ka go,a waa baqtiyeysaaye maantey idinku dhawdahaye yaan oromo idin gumeysan ama amxaaro iyo tigree idinku soo laaban maanta yaa talo idiinku dhawdajaye tashada oo soomaali qurunley haku dsyanina yaan qabiil laydiin kala qaybin ceel ninkii kasoo Casey yaa laweydiiyasye gumeysi waa taqaaniine war tashada oo midooba oo itoopia kala dhaqaaqdaye dhulkiina goosta oromada soo qulquleysana albaabka kuxira oo soomaalina kabadbaadsha
@mohamudahmed5353
18 күн бұрын
Beenaale. MD Hassan sh guul iyo gobanimo
@farahmfarah4480
19 күн бұрын
Madaxweyne Mustafa wax somali damiin leh somali kaaga jiraa somali Ethiopia ciidan iyo hub ku sameysa inaad somali ka difaacaysa waayo orormada somali dabada ka riixaysa
@farahmfarah4480
19 күн бұрын
Munaafaqiinta somalidegaanka ka buuxda oo qabiil naceyb ka buuxo iska ilaali ee ilmada yaxaaska daadinaya
@samsamtesoro5703
18 күн бұрын
I bleave Mustafe kolaba dadkiisa lagu layn maayo lkn ogaada waa mamul oo wa la xukumaa wari mayside war hakaa hadho madaxwenae kasta wuxuu falo isagay taariikh da u gali
Пікірлер: 71