Tukwila Station Pharmacy oo ay leeyihiin dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah xariga looga jaray. Duqa magaalada SeaTac Mohamed Egal, madax kala duwan iyo shacab weynaha Soomaaliyeed ayaa kasoo qaybgalay xarig jarkan taariikhiga ah.
- Күн бұрын
Guul Weyn: Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo farmashiyahoodii 2-aad ka furay gobolka Washington
- Рет қаралды 493
Пікірлер: 2