Qaar kamid ah Guulaystayaasha Barnaamijka Suaalaha Diiniga ah Ramadaan 2024 & Gabiley
Hooyin badan ayaan maanta Afur wanaagsan siinay kadib markii ay garteen suaalo fudud oo diiniya oo aan waydiinay. Muhiimada barnaamijku waa kudhiirigalinta dadka inay bartaan diinteena macaan.
Негізгі бет Guulaystayaasha Barnaamijka Suaalaha Diiniga ah Ramadaan 2024 & Gabiley
Пікірлер