Subxaana Laah, reerka markuu cusub yahay 2 sano in la caawiyo daah cusub rug wax uun hadiyad cunto Soomaali loo geeyo just support this new young family. Sixir bey ku waasheen wax is jecel hadey arkaan. 😢😢😢
@sharifanoor3367
Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن عالية شريف اختي الحبيبة (قل الحق ولو كان مرا)
Masha allaah marba marka kadambeyso labis qurux so xerataa nooloow walaasheey
@sahrasalaad7931
2 жыл бұрын
Qaar caruurtiiba rigay baan akhaana subxaan alaah
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
2 жыл бұрын
Masha Allah Sodoh fiican baad noqon dontaa Caaliya
@salmacadey7548
2 жыл бұрын
Mashallah caliyay guul ban ku rajayn
@ummuayan8227
2 жыл бұрын
MASHALAH MASHALAH caliya quruxeey wadhonahaay
@xalimoqaadiriyacabdi5409
2 жыл бұрын
Shariifo dar Allaah Ayaan kuu jecelahay
@Bureeqo121
2 жыл бұрын
Walashey Caaliya shariif waxad tahay shactaro miiran masha’allah videos kaaga aad ban u jeclahay Ilaahey haku xafido
@umuqaali8031
2 жыл бұрын
Maasha allah xabiibti caaliya cuud kkkkk waxaa tahay gabar cajiiba ah sodohyada waad la heshay xaqa allah tuso qaarkood meela mamnuuc ah ayey dhexda dalaq ka dhahaan
@kadijaali4753
2 жыл бұрын
MashaAllah caliya qisoyinka jeclahay .
@hamdagelle1596
2 жыл бұрын
Asc caaliya shirfa wahay aad ayaan ku jecalay shekad iyo faraxad alle ha ku siyadiyo
@sharifanoor3367
Жыл бұрын
Ascww Wiil iyo gabar wixii ka guursado Noloshoda Ayaa loo dayaa Waa loo duceeya Waa la caawiya ciyaalka Waa loo Aqliyeya lama qaso Reerka lama dumiyo Ee Waa la,dhisaa
@asad20108
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk I love ur sheko u r good story teller
Caliya shariif Mansha allah waan kuwataa From hargeysa
@miskinah2036
2 жыл бұрын
Caadi ma aha 😂 meelaha aan sheekada idinkaga keeno🤣🤣🤣🤣Caaliya👍🏼
@Caaliyasharif
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdisheikh8042
2 жыл бұрын
Asc Adeer Caaliya waa ku salaamayaa waxaad mooddaa in aad Aniga iga hadleyso laakin muhiimaddu waa wada noolaanshahooda
@leilamohamed9758
2 жыл бұрын
Waa runtaa caaliyo mhdsanig
@nasromaxamed5281
2 жыл бұрын
Mashaalah Mashaalah horo usoco abayo
@alidahirsaid5590
Жыл бұрын
Walaaley ka hadal guurka in uu ka imaado ama radiyo raga.plaese
@umubushra5391
2 жыл бұрын
Sodoh yaasha soomaalida qaati baa lagataaganyahay
@CeeblaCuud
2 жыл бұрын
Hi Caaliya. You are welcome. I love your stories.
@Caaliyasharif
2 жыл бұрын
Thanks Ceebla xbbti🥰🥰
@sacdiyomursal156
2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo 😍😍👍
@user-mk1gp2cw7o
2 жыл бұрын
Laakiin hooyadiisana inuu ilaawo maahan oo gabdhaha qaar wiilka familkeedey u badisaa inuu u adeego waa in labada hooyo lasimaa wiilkana hooyada xaq aykuleedahay madhaqangaalaa haduu arooso waarid shaqo laguma lahan waa in aan ilmaha barnaa wiil iyo gabarba in labada waarid lagoyn hooyo waayeela oo yurub jogto halkii wiil ay dhashay can she leave him alone I don't think
@samiraige4360
2 жыл бұрын
Iyadu inay soo barto wax ayay ahayd. Midkale waxa fiican waalidka soomaliyeed inay bartaan inay iyagu shaqaystaan oo isku filnaadaan caruurtaan ay moodayaan inay iyagu leeyihiin waa khalad. Waalidka gaboobay oon waxba qabsan Karin hala hayo oo waxkasta haloo qabto lkn dumarkan leh inankaygii baa layga qaaday waa 50 jiro ama dhowr iyo afarta jiro inanka la caafimaad iyo xoogba ah. May iyagu shaqaystaan intay ilmahooda ku waalanayaan?
@aminaabdi1166
2 жыл бұрын
Ma hubtaa
@hudaahmed4163
2 жыл бұрын
Gul iyo cafimad ku war
@abdillahiolad7190
2 жыл бұрын
caaliya waa gaari sheeka badan sheekadeeda waan kahelaa
@Faraxzan1234
2 жыл бұрын
Mncha Allah haboy Sheekooyinkaga wn jeclahay runtii ee adi horta wiil ma kuu jooga.😅😅😅
Caliya sister qiso dhab ah ban haya xage kala so xirira please
@sadiamohamed15
Жыл бұрын
Asagoo 25 jir inuu 3 reer furo oo midba hal canug ka dhalo. Guri la dumiyaa waa sida Kacbada qof dumiyey oo kale. Dhaqankeena xuduud ma lahan wax kasto isku walaaq kkkkkkkk waalidka inuu waano siiyo reerka dusha xaala guud Salaama Aleikum ma dhaqmeeysaan? Haa ducaan idiin hibeeyey reerkiina dhaqda sheydaanka ka xersi xirta salaada tukada xuduuda Alle sameeya bes.
@salmacadey7548
2 жыл бұрын
Sheeko cajiiba✍
@KhalifHussein-kc2sx
Жыл бұрын
❤️💗💓💖
@amalahmed7254
2 жыл бұрын
Maashaa alla waa sax
@shukriabdi2953
2 жыл бұрын
Masha allah 👑 ❤
@farahcasowe6346
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruqiiyacawiil9116
Жыл бұрын
As wrwb
@Tasniim1
2 жыл бұрын
Welcome back Caaliya walaashey Qaali.
@ubahar4344
2 жыл бұрын
Coucou alia modo
@rahmaosman6479
2 жыл бұрын
Oui caliya comment va tu kkkkk mad ficanetahey walashey
@istarlinilyasmashaallah3441
2 жыл бұрын
amini yaa allah allah allah
@ruuxdaacadaooyaabay
2 жыл бұрын
Walley iso qabo talaan ku waydiinayaaye
@ekramabdirahman3746
2 жыл бұрын
Haday reerkooda dhaqanayaan ay u fiican yihiin. Waa in guryahooda loo amaan siiya ilmaha
@tonyausten2168
2 жыл бұрын
Habo i missed you :)
@jamamohamoud2665
2 жыл бұрын
Qisooyinka qurbaha cajiib
@caaliyocawil5283
2 жыл бұрын
Mahadsanid Xbbti Waxad Noso Galiya Dhirigalinta / nafta isku kalsonida/. Calamdaha Kal soni dara / Sida Kal sonida Lo dhiso / Sida noqdo Qof Horumar nafed gara Waxas iyo wax kabadan ka Sugeyna Xbbti wana ka hela hadalkaga
@Caaliyasharif
2 жыл бұрын
Thanks xbbti inshallah 🙏 😘
@istarlinilyasmashaallah3441
2 жыл бұрын
masha allah thank you 🙏
@ummuisra6721
2 жыл бұрын
Dumar lacag caruurta ka qaadaana waa jiraan
@jiijocadey1425
2 жыл бұрын
Kk
@ummuisra6721
2 жыл бұрын
Inay xanuun ku noqoto may ahayn maxaa caruurta loo daba gelayaa aniga gabadh baa layga guursday afaarahoodana ma galo waxaan wanaag ahayn muxuu tarayaa qoya burburay
@khadijahassan7130
2 жыл бұрын
Waa iga qoslisay 🤣🤣🤣, dadka noloshooda haloo daayo
@kasimhaji1950
3 ай бұрын
As
@cannavaromoumin9786
2 жыл бұрын
Khay ban ku rajenay
@sahrasalaad7931
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@mohamedabdullahi6418
Жыл бұрын
Caaliyo ma laguna qabaa micnaha waxaan tahay gabadhihii biqolka halaad laga bixin jiray
@hodanegeh8956
2 жыл бұрын
Walaahi waa Dhabi, horas loo yiri: Nin Tagoogtiisu Lamaanaatey Taladii Lamaanaatey. Hooyooninka wiilasha dhaloow taageer marka wiilkaagu reeryeesho.
@maxamedxuseen4516
2 жыл бұрын
Very good waa maahmaah qaaliya reeraha cusub ee caruurteena hala daayo waalidku wanaag iyo waxtar haku saacido
@dahirmahamud8767
2 жыл бұрын
Caaliya anaga reer Germany hadaanahay nimco kurniinaa naagta ugu sokaysa hooyadeed Eyl bey joogta iyo guriceel intee nagu arkayaan
@dhool9781
2 жыл бұрын
Dahir lol sodoh qeylin eysa Germany ma Joogta dheh,,
Lafna kama rabo anigu waxaan taganahay ilahaw isku dhag oo is fahmsii runtii sodahahu waa in ay ilmaha markey guri u dhisaan ay faraha isaga qaadan runtii anigu ilmaheyga waxaan ku waniya gurigiina iyo gofka aad nolosha la wadaagtaan is dar yeela oo is fahma ilahey awlada hanoo xafido
@ummuisra6721
2 жыл бұрын
Way khaldan tahay dhib ma leh hadduu soddohdii caawiyo war caruurta ha dhaafto
@cannavaromoumin9786
2 жыл бұрын
🥰
@saasaamaal2089
2 жыл бұрын
How many kids you have Calyia
@sahraadammohamed4869
2 жыл бұрын
Wxan la yabay magacaan say wlhi Say wlhi hdii afsomali loo fasiro waa walahi dheh Wlahi dheh qof walbo oo is dhaho qofkan wa kaftan wuxu ku shegayo ama waa been ayaa adeegsada wlhi dheh Run isheg marka magac walba iskama qaadaneynee magac kale haloo raadiyo what is wlhi dheh or say wlhi 😇
@AbdulganiNur-ie9wt
Жыл бұрын
Say wallahi micno ma sameeynayo ,wxa laga wada Caruurtan somali garamayan hal eray ayey ka garanayan wa say wLlHi
@fathimamohammedxusen5839
2 жыл бұрын
INTA LAKALA FOGYAHAY LAKALA FIYOW YAHAY Caaliya wa runta freedom qofka wa number 1 Somali ma ogala ine reeraha walaaqan jecel yihiin ISDHAXYAACA MAAMUL REERAHA WAXA JECEL WIILASHA HOOYADOD GABADHA HOOYADED WE XISHONESA WENA KA CARARAN REERKA SODOHDA BURBURISEY ERAYGA ISKA DHOWRAN LAKIN DHIBAATO WA WIILKA HOOYADISA FARAHA KALA BAXENIN RERKA
@axmedsiciid7050
2 жыл бұрын
Caaliyo ma qardho baad jogta mise ka timi
@Caaliyasharif
2 жыл бұрын
Waan soo noqday wallo
@farhionur6221
2 жыл бұрын
Asc caaliya abaayo fahiimo markaad la hadleeysay waxaad ku sheegtay carab salax mana ah oo waa naag yusuf darood ah nagah carab salax saas isum bahdilaan, soo weydii reer qardhoodka waxaay yihiin carab salax🙏
@ahmedfoorahmedfoor2186
2 жыл бұрын
Wll please numberkaga isodir wan kahelay waxad tahy qof wanagsan
@halimayusuf4989
2 жыл бұрын
hooyada gabadha dhashay xaq umalaha inay wiilka isbaaro u dhigato oo reerkiisii ayka jarto hadii hooyo wax loo qaban waa inuu hooyadi usoo qabto waxay ubaahan tahay hooyadu way soo korisay hada inaa tiraahid hooyahid banaanka ka marto oo ha udayso sodohda waa khalad diiniyan & akhalaaqiyanba
Пікірлер: 120