Hada lacagta denta ah an qadan rabay ma iska daya macnaha
@anuushmohamud4571
6 ай бұрын
Kula mid baan ahay abayo lkn ha iska daaynin ee goankaga ku tagnow waa guulesanesa dad badan oo shirkado waweyn leh baa deyn ku bilaway oo ku guulestay tan kle 7 bilod baa qoralkan kaso waregate ma bilawday isoo jawab❤
@filfilfilfil5392
3 жыл бұрын
shukran talo fiican
@fadumokayton
3 жыл бұрын
Mahadsanid wlle
@abdifatahajab2893
3 жыл бұрын
🍀
@riyanhassan6333
Жыл бұрын
Ok
@sameerayousef8047
2 жыл бұрын
Masha alah
@mohamedhussein4797
3 жыл бұрын
mahadsanid
@mustafedheelaye7624
3 жыл бұрын
Best brother
@Mataanahaubax
2 жыл бұрын
Masha allaah ustaad ajab alle Haku xifdiyo
@KhalidArab01
Жыл бұрын
Tlo
@drabduqaadir7260
2 жыл бұрын
Maxa u tiri haku bilawin ganacsigada deen welibo iyago jiran dad maalqaween noqdeen misna bilawgi ku bilaway deen Sida Disney & Mark zugerbach
@rushdaa1840
2 жыл бұрын
Qof walbo nasiib malaha ganacsigan inu shaqaynayo iyo in kale ma ogid beri hadad ku qasaarto deyntina laga rabo wa dhib
@drabduqaadir7260
2 жыл бұрын
@@rushdaa1840 wa runta sxb lkn ganacsi wa risk wana sababta u yahay wax laga cabsado ado qasaro ka baqayo xita lacagtada maku bilawesid markas
@mohamedaidarushersi8545
2 жыл бұрын
Waa run hadaanan haysan hanti fursadna aan ka helay Bank i maal galiya maxaa diidaya ? Tankale dadku wax mawada haysto
@zeynabahmed8432
Жыл бұрын
Wuuba Iga naxshay aniga aya hada qadan rabay lacag deen ah allow ha igu fashilin
Пікірлер: 26