Best fanaan aan ka danbeeyo faysal muniir fankiisa quruxda badan codkiisa muuqaaladiisa habaysan erayada uu soo xusho marka laga tago hadana ninkani wuxuu fanaaniinta age kiisa ah kaga tagay gaar ahaan kuwa deegaanka heesaha qaraamiga ah ayuu sideeda uqaadaa oo ku raaxaystaa bal hebelkaa xariir iyo hebelkaa seeraar waxan oo kale car hasoo qaadaan kabta ninkan ma gashan karaan ciyaalku
@user-vn2qm2mu5c
8 ай бұрын
What a voice. 🎉❤
@iqramumin7574
8 ай бұрын
Heestan wiil wllky ah oo abwaan ahaa status kiisa so dhigtay waan ka helay waana soo raadiyey Hassan 😂❤️ waan ku slamay abwe maanty waa 18 November 2023 Mogadishu
@user-it2bq6ji5d
8 ай бұрын
M,a
@hamdiahmed2237
8 ай бұрын
Faysal waa fanaana aan aad u jeclahay waxaan jecl inaan arko maalin si aan saxiix uga qaato nasiib wanaag waan arkay Addis Ababa ayaan habeen ku arkay markana xagiisa u leexaday mase xaaskiisi ayaa la socotaya waxan ka baqay in ay wax kale ii fahanto waan kaleexad wadadii allow mar kale I tus aan saxiix ka qaate❤🎉
@ilyaasAbiibbashiir
8 ай бұрын
Ninkanu si marki loo arko waa esehlu salad anan isku masajid ku tukana
@user-ru4ts2ly2p
3 ай бұрын
Wad iga nasiibadan tahay mudo badan ayan rabay in aan arko lkn man arag😢
@samiraduus8963
8 ай бұрын
Axla cod wallahi maashallah fanaan heestaan sida aad uu qaaday waa la dhacay thanks u
Пікірлер: 241