Inta aan dunida ku noolnahay waxaa jiri kara waxyaabo badan oo ina murjiya, sababta oo ah nolosha ayaa ku dhisan waqti murugo ah iyo waqti farxad ahba.Marka aad faraxsan tahay xasuuso rabbigii ku siiyay faraxadda, marka aad murugaysan tahayne xasuuso markale Allihii kaa farxin jiray markii aad murugaysnayd in uu haddane kaa farxin karo mar labaad iyo mar seddexaadba.
- Күн бұрын
HA MURUGOON !!.
- Рет қаралды 316
Пікірлер: 3