dhab ahaantii waa meesha ugu wanaagsan aan arkey ee soomali leedahay ee wax laga barto ani hada waxan kawadaa photoshop casharo tayo leh,fahansiin wanagsan ,nidaam iyo quiz intaba way leedahy. eebe ha ini sharfo bahda afoogy🌴🌴
Shukran ustaad insha Allah markaan video editing dhameeyo ayaan kuxijisin donaa.
@ĶÀÐÀŔ-q4l
24 күн бұрын
Pro xageese kabarataa vedio editing 😊
@GuuleedAhmed-vk1kz
23 күн бұрын
Inshallah waan idinku soo biirayaa bisha 9/2024
@Macalincamir
24 күн бұрын
Masha allah 🎉
@abshachannel2185
18 күн бұрын
🎉🎉🎉Masha Allah
@SuhaybAbdisalaam
24 күн бұрын
Ma sh allh
@Balcadbile
19 күн бұрын
Thanks
@MioMusicTube
21 күн бұрын
Macalinuu Sideen ku hilaa Program Ama cajalaha Application ka Adobe illustration
@LuulCigale
24 күн бұрын
M.a Allah waxaan dhihin karaa meesha ugu fiican ee online wax looga barta oo somali ah ani hada waxaan waxaan kooraska englishka M.a Kuwo kalana ina ku darsado aa ra jaynaa i.a
@AhmedTamaam101
24 күн бұрын
Mansha alllah
@yaxyefaaraxmaxamed6172
19 күн бұрын
Anaa bartay wax shaqo ah maheysaa
@sahramahmed1101
24 күн бұрын
Manshaah 💕
@Nolol_Toosan
24 күн бұрын
Ustad, Mid free noo soo geli horta
@MarwaanYare-cu6ok
24 күн бұрын
Ustaad cashir kamid ah Inoo soo galibe
@afoogy
24 күн бұрын
waxaa tijaabin karta casharadeena 3 beri hadii ku qancin wayaan khidmada wa ku celinaynaa insha'ALlah
@EX______SHALPEY
17 күн бұрын
Inteee laga helaaa marka ustaad hab oline ahaan miyaaa ustaadow walaahi waa ku dhibanahay ustaaad graphic desing dadkana wax ma fahansiyaaan dadka 🥺✌️
@afoogy
16 күн бұрын
Insha'Allah Waa ku caawinaynaa. Nagala soo xariir whatsapp numberkeena walal +252619898954
@Hiigsiganolosha9090
24 күн бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤
@Dhiirigaliyeec8cq
23 күн бұрын
Ustd keebaa qusiiya video editer
@afoogy
16 күн бұрын
waa kooras kale aa diyaarinay waxaa ka heli kartaa platformka. faahin dheeri nagla soo xariir whatsapp numberkeena walal +252619898954
@yaxyeyare3378
24 күн бұрын
Lacagta lagu dhiganayo waa meeqo ?
@asmaanaxariisbdn2105
24 күн бұрын
Bowe numberkiisa waks ee WhatsApp kala hadal asa ku sharxayo
Пікірлер: 33