Sagaa xor u ah zhp .no qabyaalad .lkn xisbiga waddani calankkiba badlye maxaa lagu taageri 😢😢😢
@abdiqadirjahorosman820
6 күн бұрын
Diyaar baan unay cidkastoo nala tartameyza hadaanu xisbiga waddani iyo ehelkiisa waanan ku kalsooney inaan heli doono idam Alle @@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@SaciidSaid33
6 күн бұрын
Islaan uu cayey lagu Ma soo dhaweenqyee munaafaqad garxajis ayaa lagu soo dhaweenayaa
@KhadarCabdiCiise-f3t
6 күн бұрын
Awal power ...
@prosl11
6 күн бұрын
Royal family power super subeer Awal
@ahmedyuusuf2168
5 күн бұрын
Guuul guuul boqor osman aw maxmuuud buurmadow Waa geesi Aar bari Hayadu waa darbi isaaq
@moegreenback6854
6 күн бұрын
Sidii 1991 oo ay HJ C/Tuur doorteen bay 2024 Cabdiraxmaan kale u codaynayaan waa sanad colaad reer bari’na arke Muse
@SakariyeSiciid-df9zs
6 күн бұрын
Masha’Allah, Allah barakeeyo Boqor Cismaan Buurmadow. Allah ha ku waafajiyo inaad taageerto Musharaxa wadanka ka sari kara meesha aan maanta taaganhy. Wadani iyo Ciro Ayaan rajaynayaa in HJ Taageerto. I approve this massage anigoo HJ ah.
@B055SNM
6 күн бұрын
mar alla markay u baahdaan codkiisa ayay u yeedhaan, shan sano ayay cayda ku waadaan.
@MawliidIimaan-xz8nz
6 күн бұрын
Mansha allah safarkii boqor buurmadaw 4 afar habeenba xafada jigjigayar soo dhawayntiisa ayan dhaliyarada xafada jigjiga yar usoo jeeden boqorka guude beesha isaaq oo muujiyay jacaylkay u qabeen bulshawaynta reer hargaysa soo guryo noqoshadoodiisa hanbalyanu leenahay guul iyo gobanimo somaliland
@abiiboladjama1659
6 күн бұрын
Boqorku waa sfcn ayuu Hadley Wlee xladan badan wa Ka sheekaeyey mshaa Allah taarikh ayuu kahdlay
@CAWO-KULUL
6 күн бұрын
Ala Boqor Buur Madawoow ku jecliyaa inder Noolow gob tahaye
Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan C/Raxmaan . Suldaanka Guul Ee Habar Awal , Boqor Buur Madow Salaan Boqor iga Gudoon.
@ShadiaAhmed-g3m
6 күн бұрын
boqor waanu kuu qirnaa hadaanu beesha "subeer awal" aanu nahay. waanad istaahishaa. khar iyo wanaag baanu kugu tuhmaynaa inaadeer. midnimada ka shaqii. wa inaad codaysaa ood madaxwayne Muuse Biixi ugu shubtaa adiga iyo inta ku taagersan. si dalku u badbaado ,ictiraafkana aanu u helno.
@saaqaqawdhan
6 күн бұрын
Mawaxaad kawadaa si dalku ubaabo inta hartay caruurtar yar yar ee askarta ahna bahalku uga dhargo ithoobiyana u qaadato badaha?
@ShadiaAhmed-g3m
6 күн бұрын
layskumachiro ee June baanu nahay.xabashida dalkaaga maanta ilaa madaarka qabsatay malasocotaa horta? anagu dantayada baanu ka shaqaynaa ee idinku tiina ka shaqeeya. qadaad wayn meel baas baad madaxa la gashaa! kildhi baad madaxa kula chirtaan ciriiriya!.
@Jumu-rb5bi
6 күн бұрын
Looking forward to seeing further developments at work togetherness guul qarannimo wins momentum WA Bilahi Tawfiiq.
@IbraahimCawil-qe6bu
6 күн бұрын
Arab iyo ayuub iyo habarjeclo iyo habar awal dalka males inta garxajis ka maqanyey khaayimiin garxajis uheshiiyey
@gacanlibaax-q3w
6 күн бұрын
WAAR NINKANI WALEE ISAAQ DHALADA MAAHA WAA JAREER ISKA DHAL BAQAL WALEE MAANTA AYAANAY TIINA NOQON WAXYARAAN SUGNO
@idiriscabdale2706
6 күн бұрын
Waqtigan boqorka vartaa haysa haduu dhaho kulmiye raaca h.jecloy. Waa bilaa mabda ee ogaada ninkuu shalay lahaa waa maqajaan. Bal raaca hana dhaho
@arahmanhuseinkahin8033
6 күн бұрын
Astaaq Furlaah Furaha Janada Allaah Haya
@MubarikJamac-d7q
6 күн бұрын
Ka data farawax nuuur ciiidaGalaaaa xanaqaaayeeee
@MohamedAli-rd7rn
6 күн бұрын
The second most powerful king in Africa. Midnimo waa fiican tahay Wax hala ka qorto Nidaam dhexe oo Midnimo waarta leh .
@mohamednur1696
6 күн бұрын
MAQAJAAN MAQAJAAN MAQAJAAN MAQAJAAN
@IbraahimCawil-qe6bu
6 күн бұрын
Furaha Canada alaa haya ee habarjeclo ma hayso
@gacanlibaax-q3w
6 күн бұрын
HALOO DIYAAR GAROOBO DAGAAL UMULA DOOXA
@mohamedmuse3892
6 күн бұрын
Furaha janada ma beenmadow baa haya
@Mahmed-td2bk
6 күн бұрын
M.muuse ayaa hore u yidhi furaha nabada anagaa heyna wixii ina qabsadey waala ogaa furaha janada allah ayaa ka toobad keen hadalkaa jahilnimada ah wax laga hadlo iyo wax kale ayaa kala jira is hubso h.jeclo waa dad balaadhan dad nin iyo laba kaxeyn karaan maaha h.jeclo iyo kulmiye halkey kala marayaan caruurta ayaa og xaqiiqada waxad heli markad burco gaadho
@cabdiwahaabmaxamed2699
6 күн бұрын
suldan mawlid ayan salamaya
@Ahmedcismaan-y1i
6 күн бұрын
Wallee waa libaax.linaad dhalay
@gacanlibaax-q3w
6 күн бұрын
WALEE MAANTAANAY TAADA NOQON MAQAJAAN ASALA
@IbraahimCawil-qe6bu
6 күн бұрын
Habarjeclo iyo habar awal ayaa malaa difaacaya car waa taase xabad aan garxajis ku jirin rida
@sahradhoolchannel8657
6 күн бұрын
Adeer horaan kuu raacay oo meel baas i geysay io kulmiye walay naga tahy
AWAL WAA AYAANLEH MAASHA ALLAH BEELWEYNTA HABARJECLO WAY IDIN BARBAR TAAGANTAHAY
@saaqaqawdhan
6 күн бұрын
Waanu ku faraxsanahay hadaad tolkiin subeer awal is garab taagtaan hadaan nahay anagu beelwaynta garxajis, no hard feelings
@Zu.Al1001
6 күн бұрын
Suldan waxaan kaa codsanayaa in Madax dhaqameed aad ku booriso in ayna ku Milmay siyaasada in ay ku Ekaadaan Dhaqanka,gaar ahaan kuwa mar kastaba la soo Taagan Baraha bulshada kuwaas ayaa Kow ka ah Kala Qeybinta bulshada Qaranka
@markcaa2942
6 күн бұрын
Absolutely well said they should be out of politics Maxad dhaqameedku hakahadhaan arimaha dowladaha
@user-sr86ui3xsuhsw
6 күн бұрын
CISMAANOW reerkii soomali la odhan jirey waa kaaga dhamaatey 😂
Dalka jeegaani waxba uma hayso waayo dadkii ayey kala qaybiyeen inta jeegan leedin wax ma bedeli karaan isaaq idinkaa kala eryey iyo inta kale ee dalka waxku leh
@cabdixakiinibraahin-zy6jc
6 күн бұрын
gacmo furan iyo qalbi furan wlky hj
@arahmanhuseinkahin8033
6 күн бұрын
Noo jeegan
@KhadraXuseen-b4b
6 күн бұрын
Wews
@ashaadenosman2645
6 күн бұрын
Odaygan caloosha qaadi la yaa wax way diin
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
6 күн бұрын
Furaha naart soo qaata
@Sasqwwgvtgg
6 күн бұрын
Manta habr jeclo waa inaye kala dort garxajisna iyo awl been beenti waye dhamataye xogagi bariska awl laa so yaacaye en iyo garab dhaba garxajis habar jeclo hadhaw haa odhinina garxajis ayaa nagu dawadaye
@SuugaanSafaari
6 күн бұрын
Yoonis tuugoow Lagu tilmaan
@ahmedhassan-kt4ir
6 күн бұрын
odaygu colaadbuu ku baaaqay 😂😂😂
@KadirAli-qt8yl
6 күн бұрын
Boqor buurmadow walle waa oday isaaq gobanimo furaha janada noogu dhiib wadani Alla mahad le
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 yusra harti waamaxay?
@hiigsimedia1892
6 күн бұрын
Madax dhaqameedkii la yaqaanay waakaaa bal nimankaa aanu walaalaha nahay h awal siyaasadi bari bi i waaa waa ragaan lahaa waa noo ilbax
@khadarmaxamed9425
6 күн бұрын
boqor ciisman wa niinraged aftahana
@faaraxwarfaa4037
6 күн бұрын
Banooni la afuufay.⚽
@muhadbarre1821
3 күн бұрын
الملك اسود أود أن انصح لك أن اسالك ريك المغفر والعفوي لانه ماىة الصوماليين وغيرت رؤيتك ورءيتك مرارا وتكرارا لعل لكي تحصل الشهرة والاحترام والتقدير ولعل المال. وتفرقت بين الصوماليين ووضعت بينهم الفتنة والأنانية والعصبية والقبلية وتسخير..
@ashaadenosman2645
6 күн бұрын
Caydii garaad ka Ayaad ku so gashay
@user-un1ws9tz1t
6 күн бұрын
Walee ninkaa baan la gaadhin
@Ahmed-s6v5h
6 күн бұрын
Jeegaanti soo nooleeee
@Jumu-rb5bi
6 күн бұрын
ASC warku WA cad yahay Boqor buur madaw@com yeah ❤😂🎉😢😮😮😅😊 👍▶️👍 WA Bilahi Tawfiiq.
Muuse Bixii Waa Xariif sii uu Habarjeclo uu Cod uga Helo ayuu Buurmadow u Yeedhay
@Sasqwwgvtgg
6 күн бұрын
Habr jeclo manta hadhaye garxajis kaa lexadto awl dabka halaa galo hadhuw garxajis waye nagu dawadaye yaan laadhin awl briski Yara iyo been beenti ayu kaga bixi
@Burco.
6 күн бұрын
@@Sasqwwgvtgg ???
@cabdilaahicali1333
6 күн бұрын
Miyaadan wadani dhisani
@ayaanlecabdiraxman3568
6 күн бұрын
Waa biidhi qaate boqornna maha waa laba afle mar sidan labadiinuba waxaad xasdaysaan c/raxmaan ciro kursiga uun baad u diidantihiin garxajis garxajis ama cir ha galo ama dhul waa kaasi waa laga shubtay
@Adnan-bc1vk
6 күн бұрын
HADANU NAHAY GARXAJIS WALAAHI IN AANAY NOQONEYN XAGAYAGA MID AANU AQBALNO WAX AAN AHAYN IN CIRO LOO DHAARIYO XILKA MADAXWEYNENIMO HADDI KALE DHUL AANU LEENAHAY AANAY KA JIRI DOONIN WAX LA YIDHAAHDO SOMALILAND
Пікірлер: 122