Sirmaqabe raxmaankow Adigaa U Sahanee Waxba Maan Samaynine Gardaradu Ma Socotee Sareediyo Samir iyo Lugooyan Kala Saariwaayo Siday Noqonba Mooye Hadii Samadu Furantahay Suradaha Quraankiyo Saligan U Dirayaaye Inay Ka Sugaane Sidan Ahay U Sheega Nafda Lalama Soconkaroo Hadii Caashaq Saanyado Sifahana Lagaree Sahwiyo Saraadii Sakaaliyo Saac iyo Abaar Baan Kala Saariwaayo Sanqadh Baa Igu O'ogane Hadii Samadu Durantahay Suradaha Quraankiyo Saligan U Dirayaaye Sidan Ahay U Sheega Hadii aan heesta Wax Ka khalday Isaxa iyo meeshan khalday ✍️✍️ Like tu waa wajib ❤️🤍💚🥀
@anisamaxamuud143
17 сағат бұрын
Waa sax❤
@khadiijaeeshiya9482
Жыл бұрын
Habboon Nuura waa Cod qurux badan tahay, laakiin heestan kuma soo bixin dhawr arrimoodba; ay ugu horreyso codkeeda oo dhuuban, deganaanshaha oo ku yar iyo gargariirka oo codkeeda ku badan. Kuma ay soo bixin heestan.
@niciimaxasan6325
Жыл бұрын
Aad iyo aad kuweedii oo kalay ka dhigtay heesti sahari ay sida dagan u qaadi jirtay
@BouhOmaros-u6v
Ай бұрын
Hajiib habon noura love
@mohamedibrahimabdi672
Жыл бұрын
Cod way leeday lkin heestu deganan Iyo qiiro ayaa ka maqan
Пікірлер: 40