Sheekhow ma nooga soo hadli kartaa wax qabadkii madaxdii Iiraan ee xaq darada lagu diley... Alle ha u naxariisto dhamaantood, cadowgii Islaakuna wuu farxay muslimiintii dhabta aheydne aad bey uga naxeene.
Allahuma Sali wasalim wabaarik calaa Nabiyuna Mohammad
@mlkcali5058
Ай бұрын
الله صلي عاي محمد و ال محمد
@cismaanguure927
Ай бұрын
Shiicigaan Salliga nabiga scw ma raacinayo wa asxaabihii ,
@user-vp7mr7oj7v
Ай бұрын
Yaa xuseen xuseen yaa xuseen shiicadu ahlu baytku waa dabinka keliya ee ku dhuuntan
@Mohamed120Sharif
Ай бұрын
❤❤ scw waalihi dahiriin❤scw .ilove imaamiya ❤
@user-vr3qt6we1j
Ай бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد وعجل فرجهم الشريف والعن أعداءهم
@fouzianuura2327
Ай бұрын
Diin siyaasadeysan bey noo keeneen, kuwii cilmaga yeeshey oo rabey iney khaladaadkaas diinta ka saxaana wax la dily iyo wax dil ugu xukuman hda bey ka dhigeen, inta la gaaleysiiyey😮. Waa Nasiib darro weyn runtii😮
@hassanalikessani1726
Ай бұрын
اللهم صل على محمد و ال محمد
@boqorkaduurka7804
Ай бұрын
نحن نحب آل سيدنا محمد اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Halka aad u socotid jacayl nabi iyo ehelkiisa ma ahanee waa in aad saxaabadii aad awalba nacaladi jirteen aad dadka u hoosaasiso laakiin dhagartaada waa la fahan sanyahay
@user-sz6pt5rz9k
Ай бұрын
S c w
@sayidyaasiin7600
Ай бұрын
WAAR WALAAHI WAAD KHALDAN TAHAY KANI WAA MAANGAAB SHIICO SOO KHARASH GARAYSAYE SOBOBTOO AH WAABA LAGA FADILAY IBNU AADANKA N.N.K.H MAXAMED (SCW) IYO EHELKIISIIBUU LASIMAYAA !!!!!! MACID NABI MAXAMED LALASIMI KARO JIRTO MAYA MAYAAAA HALA ISKA QABTO KAN WAA VIRIS
@ZakAli9904
Ай бұрын
Sheedaan in aad tahay bal fiiri oo hadda ma saxaabada in lagu daro baad diideesaa. Shartaada umadda soomaaliyeed Allaha dhaafiyo inkaar hele..
@user-vp7mr7oj7v
Ай бұрын
Hadalkaaga waxa laga dhadhansanayaa inaad nacayb badan u hayso asxaabtii nebiga
@amalabdisamed4367
28 күн бұрын
Daa dadka cilmiga alle u dooray oo carabkaaga ilaasho
@faydefay2591
Ай бұрын
سبحان الله العظيم
@mustafaabdi6101
Ай бұрын
Inad saliga nabiga scw dadka ka saxdo sw kama horeyso inaad Muslim noqoto marka hore jabarti😅
Waxaan ka yaabanahy ninkan caqiidada shicada faafinaya waxaan ognahay shicadu in ay abibakar lacndan caaishana ay caayaan waxaan ku waydinaa ra'yigaaga bal cadee maku raacsantay shicada waxaa ay qabaan
@sayidyaasiin7600
Ай бұрын
WAAR WALAAHI KANI WAA MAANGAAB SHIICO SOO KHARASH GARAYSAYE SOBOBTOO AH WAABA LAGA FADILAY IBNU AADANKA N.N.K.H MAXAMED (SCW) IYO EHELKIISIIBUU LASIMAYAA !!!!!! MACID NABI MAXAMED LALASIMI KARO JIRTO MAYA MAYAAAA HALA ISKA QABTO KAN WAA VIRIS
@macalimDhahar
Ай бұрын
Kan meesha uu usocdo wa saxaabadda ka digtoonaada iiraan baa xoogaa soosiisay uu ku badashay diintiisii. Dilaal diiimeed
@sayidyaasiin7600
Ай бұрын
WAAR WALAAHI KANI WAA MAANGAAB SHIICO SOO KHARASH GARAYSAYE SOBOBTOO AH WAABA LAGA FADILAY IBNU AADANKA N.N.K.H MAXAMED (SCW) IYO EHELKIISIIBUU LASIMAYAA !!!!!! MACID NABI MAXAMED LALASIMI KARO JIRTO MAYA MAYAAAA HALA ISKA QABTO KAN WAA VIRIS
@MmiMmi-ih7hh
Ай бұрын
Iska aamus niyow adigu waji tukadoo salaad dhulka lasarayba ma lihide saligan ehelku la socdo waa sheeko shiice adeerow iska ashahaado ehlu beyt alle agtisa lgama qoree camalkaga hgaajiso un
@sayidyaasiin7600
Ай бұрын
WAAR WALAAHI KANI WAA MAANGAAB SHIICO SOO KHARASH GARAYSAYE SOBOBTOO AH WAABA LAGA FADILAY IBNU AADANKA N.N.K.H MAXAMED (SCW) IYO EHELKIISIIBUU LASIMAYAA !!!!!! MACID NABI MAXAMED LALASIMI KARO JIRTO MAYA MAYAAAA HALA ISKA QABTO KAN WAA VIRIS
@Mahmed-td2bk
Ай бұрын
Saliga ka dheer iyo ka gaaban labaduba wey banaan yihiin shiico xun ayaad car ka sheekee abubakar iyo cumar iyo cusmaan hadaanad diidaneyn allah haka raali ahaado dhamantood anigu waxan aminsanahey oo suniyiintuna amin sanyihiin in abubakar ugu fadli badan yahay saxaabadii yaa noo sheegay nabi muxamed scw scw scw
Пікірлер: 38