Wlh been ma aha nabsi ayaa haayo Dumarow nin waligiin family kaga ha uga go in
@haboonbeuty30k25
3 ай бұрын
Qof ilmihiisa ka tagay farxad uma taal runaa fcn wlhi waqtigaa ubadkada galisid ku qasaari maysid lkn nin biniadam shalay baratay jecel ha ka sugine adi is jeclow gabarey😮
@KadanAliIsa
3 ай бұрын
Asc aniga waxay ila tahay Gabadhani iyadaa qaldantay Ninkuna muurabin ee wuu ku danaysanaayay. Maxaa yeelay markay aragtay in aanu waxba siinayn may ku noqoto france teedii hadanu pass citizen ah haysan walba ha u yimaadee. Markaa dumaraw ama afeef hore yeesha ama adkaysi dambe.
Nin walahella lkm carur lamahelo illahow nin shala an bartay oo sharci isku ken kenay dartis ogaso tagin nin la an idhanto ilmaha waligod waxad galiso oo waqti ah kuma qasaraysid lkn qofkale wukugu xuman kara carurtada first priority haku ahadan ano gbr ah gursananina fahmi kara hooyonimo waxay tahay ilmihina korsado 😊nabsigoda la seg segi hadikale nolol nolol yan lu burburin qalad qalad laguma saxo carurteda tii katagto qofky ogtagta kajari haiska sugto
@Ifa-Aden34
3 ай бұрын
Waxa hayey waa nafsi Ilmaheeda malintey ka tanazushey ayey qaldaneyd noloshedana burburkeda bilowDey Nin bani aadam oo isna ilmihiisa so dayacey yaa aminaya Alle qalbigeda ha u dhayo isna xaqa haka soo saare iyada is dhigtey dumarka Qiimahooda ma yaqanan Wey isliidan aqlabkooda iyado wax kasta qadar io doonis eebe tahay hadana Lax walba meshay is dhigta lagu bireeya 😊
@Hidanhuda
3 ай бұрын
Sax waaye abaayo hada ani hal qalad galay kaaso aha nin naag 5udhashay sodayacay ayaan isku dhiibay asa ana 3inta liiga dhalay sixun liigalay ilaa hada wan kujira dhibkas marka dumarow raga dumarka sufuro intoda badan mafiicno midka laga dhintay aa roon ama midka qabo ama aana guursan inkasto ayaga dhan wada xumeyn hada badankod haisku aminina mugo aniga ilmaheyga ugamaso tagayi nin dardiis ilahey haiga haayo rafaadkas 😢
@umusafabeuty8358
3 ай бұрын
Iyada is dhigtay halkaas gabadhas
@FatumaDj
3 ай бұрын
abyo illshey ha ku celsho
@nimcodaimond4183
3 ай бұрын
Nasriin abayo biljamka faloogyo nogasoo duub
@ZaynabAxmed-yw4kk
3 ай бұрын
Walee carruurtay in aanan nin dartii utuurayn .malaha sifudud ayey dadka qaybtood udhaleen koomaan usoo galay .
@kayfqalif5214
3 ай бұрын
Abaayo qof fiyow ilama ahan hada waxay sheegtay nolosheda inay nin bis unooshahay sababtooah ilmahedi hore way soo tuurtay hadana wiilkey udhashay way katagtay marka madhihi karno waa ladulmiyay ayadaa nafteeda isdulmisay
@AishaAli-p5v
3 ай бұрын
Cunto iyado sameynaso sogelin jirte secamel live upsidedown sometimes its ok.
@Luulmaxaamad
3 ай бұрын
Qosol kasta labta kamasoo go in dadka marna leysku dagdaga marna lasoo oyna yahuuu
Пікірлер: 37